Home » 2:16 pm
Entries posted on “February, 2016”
While Somaliland supports the Somali New Deal process and welcomes engagement by the international community, regretfully Somaliland will not be able to participate in the High Level Partnership Forum in Istanbul for the same reasons that our Government was not able to participate in the previous Fora in Brussels and Copenhagen. Somaliland and Somalia find […]
Posted in news in English | Read More »
Barnaamijkan Baadisooc waxa uu qoraaga Maxamed Baashe Xaaji Xasan Oo Daadihiyaa uu ku sooq aataa halkudhigyada iyo halqabsiyada magaalooyinka Soomaalida iyo walia deegaanada kala duwan ee ay ku uuman yihiin.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa lixdii sannadood ee uu talada hayay wuxuu caan ku noqday inuu magacaabo guddiyo uu u diro hawlo kala duwan oo qaranku leeyahay, waxaana muddadaas xadka ka baxay guddiyada uu madaxweynuhu magacaabo, oo la kowsaday tan iyo dhismihii golihiisa wasiirada. Waa arrin iska caadi ah in guddiyo farsamo loo magacaabo hadba […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Istanbuul — Waxaa goor-dhow ka furmay Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga shir looga hadlayo Arrimaha Somalia, sida Doorashooyinka Sannadkan la filayo inay ka dhacaan Soomaaliya. Shirkan ayaa waxaa ka qayb-galaya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud, Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, Madaxda Maamul-goboleedyada ka jira Somalia marka laga reebo Madaxweynaha Puntland C/weli Gaas oo shirkaan ku casuunnaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Sida aynu wada ognahay Somaliland waxaa ka jirta abaar aad u ba”an taas oo ka jirta dhamaan deegaanada Somaliland barri,waqooyi,koonfur iyo galbeed. haddaba waxaa ka jira abaar deeganada hawadka Somaliland sida:-baligubadle,salaxley iyo dhamaan tuulooyinka ku teedsan xadka koonfureed ee aynu la wadaagno dawlada itoobiya. Deeganadani waxay Somaliland kala simanyihiin abaarta dalka ka jirta waxay warbaahintu […]
Posted in Features | Read More »
Marka hore waxan ku bilaabayaa magaca illaahay ii suurto galiyey inaan maqaalkan qaro sidaynu ogsoonahay ilaahay isagaa abuuray aadamaha rag iyo dumarba midkastaana wuxu siiyey xaq iyo xaquuq aasaasi ah oo ay leeyihiin sanada han ugu danbeyey waxa soo baxayey walaacyo lagasoo warinayo dumarka ku dhaqan dunida muslimka ayna sheegayaan reer galbeedku in dumarka aan […]
Posted in Features | Read More »
Hargaysa 23. February 2016 (SDN/QJ):- Wasiiradda Wasaaraddaha Warfaafinta Iyo Madaxtooyadda ayaa ka qayb galay Xaflad ku saabsanayda Dhiirigelinta Maalinta Afka hooyo taas oo lagu qabtay Xarunta Dhaqanka ee Magaaladda Hargaysa. Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta Somaliland Md. Cismaan Cabdilaahi Saxardiid (Cadaani) oo munaasibadaasi lagu qabtay xarunta dhaqanka ee Hargeysa ka hadlay ayaa sheegay in ka […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 23. February 2016 (SDN/QJ):-Madaxweynihii hore ee Xukuumaddii UDUB ee Somaliland Md Daahir Rayaale Kaahin, ayaa ka hadlay Heeka qabyaaladdu taagneyd xiligii taladda dalka hayey iyo maanta oo uu xukunka hayo Madaxweynaha haatan ee Md Axmed Maxamed (Siillaanyo), waxaanu tilmaamay in wakhtigiisii Qabyaaladu aheyn mid sare loo qaado sida maanta Somaliland ay ka taagan tahay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 23. February 2016 (SDN/QJ):- Gudiga Joogtada ah ee Golaha Guurtiga Somaliland ayaa warbixin ku saabsan xaalada Dalka ka dhegaystay Wasiirka wasaaradda arimaha Gudaha Md Cali Maxamed Warancadde.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Gebiley 23. February 2016 (SDN/QJ):- Xubno ka Tirsan Golaha Wasiiradda ayaa ka qayb galay Xaflad ay Xilka Kula Kala wareegayeen Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Gebilay Iyo Gudoomiyihii hore ee Gobolkaas oo loo bedelay Gobolka Sool.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »