Home » 8:10 pm Entries posted on “February, 2016”

Xaflad Lagu Soo Bandhigayay Murashaxnimada Eng C/Risaaq Cismaan Faarax Oo Hargaysa Lagu Qabtay + Sawiro

Hargaysa – Waxaa Magaalada Hargaysa ka dhacday  xaflad Lagu shaacinayo Murashaxnimada Eng C/risaaq Cismaan Faarax (Ina Caana-Diiq) oo ka sharaxan Xisbiga Waddani isla markaana u  tartamayaa Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland  . Xafladdan lagu shaacinayay Murashaxnimada Eng C/risaaq  oo ka dhacday Shiraaqle Hotel ayaa waxaa ka soo qeyb galay  Madax Dhaqameed kala duwan oo ay ka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiir Xaglo Toosiye Oo Fariin Digniintii Ugu Adkayd Ah U Diray Cali Khaliif Galaydh

Hargeysa — Wasiirka wasaarada caafiimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo toosiye oo mudooyinkii u danbeeyeyba ku sugnaa magaalada buuhoodle ayaa waxa maanta farini digniin ah u diray dagaal ooge Cali Khaliif Galaydh kuna baaqay inuu ka waantoobi maatada uu laynayo waxaana uu yidhi. “Dad baa fahmay nabadu waxay tahay, dad baa jira doonaya nabad […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiirka Cusub Ee Warfaafinta Somaliland Oo Furay Kulan Lagag Tashanayo Tayaynta Saxaafada Somaliland Iyo Xaqiijinta Madaxbanaanideeda

Hargeysa – Wasiirka wasaaradda warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta JSL Md Cismaan Cabdilaahi saxardiid (Caddaani) ayaa maanta furay kulan ay soo qabanqaabiyeen Ururka suxufiyiinta Somaliland SOLJA oo ku saabsan tayaynta Saxaafadda S/Land iyo Xaqiijinta Madaxbanaanideeda. Halkan hoose ka daawo muuqalka oo dhamaystiran

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wefi Ka Socday Rugta Ganacsiga Iyo Ganacstada Somaliland Oo Ka Dareeray Shirka Turkiga Ka Socda

Hargeysa — Wefti ka socday dalka Jamhuuriyadda Somaliland oo uu hoggaaminayay guddoomiye-xigeenka rugta ganacsiga Somaliland Md. Jamaal Caydiid Ibraahim oo ka tirsan ganacsatada Somaliland, ayaa diiday inay ka qayb galaan shirka loogu magac daray shirka Heerka Sare ee Soomaaliya iyo beesha caalamka ee bahwadaagta la ah, kaas oo ku qabsoomay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. […]

Posted in Sports,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dawladda Zambia Oo Ogolaaday In Basaborka Somaliland Lagu Galo Dalkooda

Lusaka -Dalka Zambia ayaa ka mid noqday wadamada Afrikaanka ah ee si buuxda u aqoonsaday Baasaboorka Jamhuuriyadda Somaliland, waxaanu wadankaasi toddobaadkan shaaciyay in lagu tagi karo dalkaas Basaboorka Somaliland. Barta Internetka ee waaxda socdaalka dalkaas ayaa markaad cadayso inaad sidato Basaborka Somaliland waxa laguugu sheegayaa in qofka haysta Baasaboorka Somaliland ee doonaya inuu u safro dalka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Doodda Dawladda Somaliland Ee Shirka Turkiga Ka Socda

Hargeysa — Xukuumadda Somaliland, ayaa Shalay Waxay ka hadashay shirkii ganacsiga Soomaaliya uga furmay dalka Turkiga, isla markaana sheegtay in shirkaasi aanu khuseyn Somaliland, balse uu u gaar yahay Soomaaliya. Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibadda Somalia, Axmed Aadan Ismaaciil (Axmed Kayse) ayaa warbaahinta u sheegay in shirkaasi aanay ka qaybgalin, isla markaana uu gaar u […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Muhaajiriin Somali U Badan Oo Buux Dhaafiyay Xeebaha Liibiya

Libya — Iyadoo Qaxooti badan ku xayiran yihiin Xuduudaha qaar ka mid ah dalalka Europe, ayaa waxaa  jirta ku-dhawaad 200,000 oo Muhaajiriin ah oo qorsheynaya inay doonyo kaga tahriibaan Xeebaha Libya ee Badda Mediterranean Sea, si ay u gaadhaan Xeebaha Talyaaniga. Wargeyska ka soo baxa dalka Jarmalka ee lagu magacaabo Welt am Sonntag ayaa soo weriyey inay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dowladda Turkiga oo Shaaciyay inay Xoojinayso Ganacsiga kala dhexeeya Soomaaliya SAWIRRO

Turkiga — Xukuumadda Turkiga ayaa Shaacisay inay Xoojin doonto xiriirka ganacsi ee kala dhexeeya Soomaaliya, sidoo kalena ay sare u qaadi doonto maal-gashiga ay ku sameynayso Somalia. Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan ayaa isagana dhankiisa xusay in dhawaan ay Muqdisho ka furi doonaan Isbitaal loogu adeegayo dhallaanka iyo Hooyooyinka gudaha Somalia ku Nool. Ra’iisul Wasaare […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiir Caddaani oo La Wareegay Xilkii Wasaaradda Warfaafinta Sheegayna inuu Xisbiyada Mucaaridka Soo dhawaynayo+ Khudbadii Wasiir Cukuse DAAWO

Hargaysa 23. February 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Cusub ee wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyoi wacyigelinta JSL Md Cismaan Cabdilaahi saxardiid (Caddaani) ayaa maanta si rasmi ah xilkii wasaaradaasi ugala wareegay wasiirkii hore ee wasaaradda Md Cabdilaahi maxamed Daahir Cukuse ahna wasiirka wasaaradda xanaanada Xoolaha. Munaasabadda xil wareejinta oo ka dhacday hoolka wacyigelinta ee wasaaradaasi ayna ka soo […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Tilmaamaha Togan iyo Talaabooyinka Lagu Xasuusan Doono Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Warfaafinta C.laahi Cukuse Mudadii uu Hogaaminta Wasaaradaasi hayay.

Shaqsi kasta oo loo magacaabo xil masuuliyadna qarana loo dhiibo waxa uu ku talaabsadaa in uu dajiyo qorshayaal uu hadba u arko in uu ku horumariyo goobta majaraheeda uu qabtey isagoo kala horeeysiinyay sida uu mudnaanta ugu kalo arko muddo hada laga joogo ku dhawaad sadex sanadood ayaa ahay markii madaxweynaha somaliland Axmed Maxamed Maxamuud […]

Posted in Features | Read More »