Home » 12:10 pm Entries posted on “February, 2016”

Stratex arranges funding for Djibouti drill programme

Christopher Hall, Stratex’s chairman said the investment highlights the quality of the Djibouti targets, even in this depressed market. Stratex International‘s (LON:STI) joint venture in Djibouti, Thani Stratex, has arranged US$1.25mln of funding for a first drill programme in the African country. NurtureEx will provide the cash through a non-repayable and interest-free convertible loan. Thani […]

Posted in news in English | Read More »

DHAGEYSO: ‘’Xassan Sheekh: Ku Dhawaad 200 Ayaa Kenya Looga Dilay Dagaalkii Ceel-cadde’’

London — Iyadoo illaa iyo hadda aysan Xarakada Al-Shabaab ka hadal tirada rasmiga ah ee ciidamada Kenya laga dilay iyo maxaabiista laga qabsaday, sidoo kalana dowladda Kenya ka gaabsatay arrintaas ayuu Xassan Sheekh shaaca ka qaaday in laga dilay Kenyaatiga askar kor u dhaafeysa 180. Isagoo Turkiga kula hadlayay mid kamid ah idaacadaha la iska […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

War Deg Deg Ah: Hoobiyaal goordhaweyd lagu garaacay Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya

Muqdisho — Waxaa goordhaweyd tiro hoobiyaal ah lagu garaacay Degmada Wardhiigley gaar ahaan agagaarka xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya. Ku dhawaad shan hoobiye ayaa lagu garaacay Degmada Wardhiigley gaar ahaan goobo ku dhaw dhaw xarunta Madaxtooyada Soomaaliya, lamana oga ilaa hada goobaha ay ku dhaceen hoobiyaasha iyo khasaaraha ay geesteen. Dadka ku dhaqan xaafadaha ku dhaw […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Daawo: Qaar Kamida Deegaanada Bariga Somaliland Oo Ay Ka Curteen Raxmaadka Eebe Xilli Abaaro Ka Jiraan Gobolada Iyo Degmooyinka Dalka

Hargeysa – iyadoo ay  mudooyinkii u danbeeyeyba abaaro baahsani ka jiraan gobolada iyo degmooyinka dalka Somaliland  ayaa waxa qaar kamida deegaanada bariga   somaliland ka curtay roobab lagu diirsaday. Raxmaadka eebe ayaa sidoo kalena waxa la sheegay inuu saacado badan ka da’yay magaalada ceerigaabo ee xarunta gobolka sanaag, taas oo ay aad ugu diirsadeen bulshada […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Daawo: Xasan Sheekh Oo Ka Hadlay Ka Maqnaanshihii Shirka Turkiga Ee Dawladda Somaliland Iyo Maamul-goboleedka Puntland

London – Wareysi shirkii Turkiga kadib lala yeeshay Madaxweynaha dawladda Federaalka ee Somaliya Mudane Xasan Sheekh, ayaa lagu weydiiyey ka maaqnaanshiiyihii shirka ee dawladda Somaliland iyo Maamul-goboleedka Somaliyeed ee Puntland. Wareysi madaxwayne Xasan Sheekh oo dhameystiran ka daawo halkan hoose  

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Weriye Cabdiqaadir Maxamed Ciid( Bay) Oo Saaka Ku Geeriyooday Cusbataalka Weyn Ee Magaalada Hargeisa

Hargaysa — Weriye Cabdiqaadir Maxamed Ciid Bay Oo Ka Mid ahaa Wariyasha Ruucadaaga Ee Somaliland Isla Markaana Ka Hawl Gali Jiray Shabakada Hadhwanaagnews  Ayaa Saaka Ku Geeriyooday Cusbataalka Weyn Ee Magaalada Hargeisa. Alla haw naxariistee waxa saaka abaaro 4:30 subaxnimo magaalada hargeysa ku geeriyooday marxun Wariye Cabdiqaadir Maxamed Ciid (Bay)oo ahaa foollaadka hore ee saxaafada […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Chairman of Diaspora Agency Meets Somaliland community in Belgium

Brussels—The Chairman of Somaliland Diaspora Agency (SLDA), Mr. Abdi Abdillahi Hersi has met with Somaliland diaspora community in Brussels, Belguim. Somaliland representative to Belguim has called on the community to unite for the interest of their nation. Chairman of Somaliland Diaspora Agency has urged the strong connection of all diaspora community in Belgium. He called […]

Posted in news in English,wareysiyo | Read More »

Somalia: Kenya and Israel to Cooperate in the Fight Against Al-Shabaab

President Uhuru Kenyatta will on Monday travel to Israel for a three-day State visit, reports said on Monday. During his visit, he will meet Israel’s president, Prime Minister Benjamin Netanyahu and senior government officials. He will also attend a forum on the economy, and visit key showcase projects, including industry and agriculture. Kenya has benefited […]

Posted in news in English | Read More »

Akhriso:- War-murtiyeed laga soo Saaray Shirkii SOMALIA loogu Qabtay Magaalada ISTANBUUL ee Turkiga

Istanbuul — Waxaa lagu soo Gunaanaday Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga shir looga hadlayay arrimaha Somalia oo socday laba casho, kaasoo laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban 31-qodob. Qodobbada lagu xusnaa War-murtiyeedka Shirkaan laga soo saaray Waxaa ka mid ahaa; In shirkaan ay ka Qayb-galeen Wufuud ka kala socday 54 waddan iyo 11 hay’adood oo […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

1200 Oo Qoys Oo Ay Abaaruhu Saameeyeen Kuna Dhaqan Deegaanada Duleedka Hargeysa Iyo Gabiley Ayaa La Gaadhsiiyey Deeq Raashin Ah

Hargeysa – Deeq raashin ah oo isku jira bariis. Daqiiq iyo saliid ayaa la gaadhsiiyay 1200 oo qoys oo dan yar ah isla markaana ah dadkii ay abaaruhu saameeyeen kuna nool duleedka magaalada hargeysa iyo degaano hoos yimaada gobolka gabiley. Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka deek

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »