Home » 6:28 pm
Entries posted on “February, 2016”
Hargaysa, 25 February 2016-(SDN/QJ):– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa tacsi u diray Bahda Saxaafada, Qoyskii, Qaraabadii, Eheladii, Asxaabtii iyo Shacbiga Somaliland ee uu ka baxay Marxuum Suxufi Cabdiqaadir Maxamed Ciid (Bay) oo ku geeriyooday maanta Magaalada Hargeysa. Dhambaalka tacsida ah ee Madaxweynaha oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay Qurbejoog.com Xafiiskeeda […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Ministerial High‐Level Partnership Forum Istanbul 23‐24 February 2016 As received from Villa Somalia 1. Representatives from 46 countries and 11 international organisations gathered in Istanbul on 23 and 24 February 2016 to participate in the third Ministerial High‐Level Partnership Forum (HLPF), hosted by H.E. Recep Tayyip Erdoğan, President of the Republic of Turkey and co‐chaired […]
Posted in news in English | Read More »
Istanbul 25. February 2016 (SDN/QJ): Waxaa lagu soo Gunaanaday Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga shir looga hadlayay arrimaha Somalia oo socday laba casho, kaasoo laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban 31-qodob. Qodobbada lagu xusnaa War-murtiyeedka Shirkaan laga soo saaray Waxaa ka mid ahaa; In shirkaan ay ka Qayb-galeen Wufuud ka kala socday 54 waddan iyo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 25.Feb 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid “Caddaani” oo uu Weheliyo Wasiirka Wasaaradda Xannaanadda Xoolaha Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse,Wasiirka Qorshaynta Qaranka Mudane Cali Salaan Jirde “Cali Shoonbe” Madax iyo Mas’uuliyiin ka socday Golayaasha qaranka iyo bah’da Saxaafadda ayaa maanta ka qayb galay aas loo sameeyay alle naxariistiisii Janno ha […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 25.Feb 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancadde Ayaa Maanta Si Rasmiya Ugu Wareejiyey Laba Gaadhi Oo Nooca Basaska Sodonlaha Ah Maayirka Magaalada Ceerigaabo Iyo Guddoomiyaha Jaamacada SANAAG UNIVERSITY. Labadan Bas Ee Uu MaAnta Wasiirku Ku Wareejiyey Maayirka Magaalada Ceerigaabo Iyo Guddoomiyaha Jaamacada Sanaag University Ayaa Ahaa Kuwo Hore Uu Wasiirka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 25.Feb 2016 (SDN/QJ):- Gudiga Arimaha Gudaha Difaaca iyo Nabadgelyada ee Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta sadexda xisbi Qaran u gudbiyey hawlgal ay gudidaasi ugu ambabaxayaan gobolada iyo Degmooyinka Dalka kuna soo ururinayaan xog ku saabsan saami qaybsiga gobolada ee xeerka golaha Wakiilada JSL.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 25.Feb 2016 (SDN/QJ)Subaxnimadii hore ee saaka waxa garoonka Diyaaradaha ee Egal International Airport wefti ka socda Imaaraadka Carabka ku soo dhaweeyey Ambassador Baashe Cawil Cumar oo ah Wakiilka Somaliland u fadhiya Dalka imaaraadka Carabta. Mudadii uu safiirku hayey xilka Safiirnimo ee imaaraadka carabta waxa uu si weyn uga dhex muuqday waxqabadka kala duwan ee […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Garowe — Roob doontan oo laga wada sameeyay inta badan magaalooyinka waa weyn ee Puntland ayaa ALLE looga baryay inuu umaddiisa ka dulqaado abaaraha iyo biyo la’aanta laga soo sheegayao dhulka reer guuraaga. Xubno ka tirsan dowladda, sida wasaradda Cadaalada, arrimaha gudaha, culimadda, isimo, mamulka gobalka kan degmada iyo shacab faro badan ayaa isigu soo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa – Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, wuxuu inta badan u baxaa safaro dibadda ah, waxaana safaradiisa ku weheliya wasiiro ka kooban xukuumadiisa, kuwaas oo mararka qaarkood dhan keliya ka raran, marka loo eego saami-qaybsiga beelaha Somaliland. Wakhtigii uu mucaaradka ahaa ee uu talada hayay Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin, wuxuu Madaxweyne Siilaanyo madaxweynahaas hore ku dhaliili […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa — Wasaaradda Duulista Somaliland ayaa sheegay in madaarka caalamiga ah ee Cigaal ay ka soo dagaan dadkii hore uga dagi jiray dalka Somaliya qaraxii diyaaradda Daallo garoonka Muqdisho loogu gaystay darteed. Agaasimaha wasaaradda Duulista iyo gaadiidka cirka Somaliland Md Cumar Cabdillaahi Aadan(Cumar-Sayid) oo u waramay wargayska dawlada ee Dawan ayaa sheegay in madaarka caalamiga ah […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »