Home » 3:35 pm
Entries posted on “August, 2015”
Hargaysa 27.Aug 2015 (SDN/QJ)- Awoodo qarsoon ayaa ku hirdamaya qabashada shirka golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE, kaas oo la filayay inuu qabsoomo bisha September ee sannadkan oo ay maalmo koobani inaga xigaan. Shirkan golaha dhexe ee KULMIYE oo qodobada ugu muhiimsan ee lagu dooran doono ay ka mid yihiin murashaxa madaxweyne iyo xigeen ee xisbiga […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 27.Aug 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay aragtidiisa ku waajahan Xeerka Saami-qaybisaga iyo Doorashada Golaha Wakiilada, waxaanu sheegay in xeerkani uu muran badan ka dhaliyey Golihii Wakiilada ee hore, isla markaana ay Saddexdii Xisbi ee UDUB,UCID iyo Kulmiye ay murankaas soo af jareen, waxaanu tilmaamay inay khalad […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 27.Aug 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha xisbiga tallada haya ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, ayaa ku taliyay in ALLE SWT laga baryo in khilaaf dhexmara culimadda dalka uu yaraado, waxaanu tilmaamay in khilaafkaasi marka uu yaraado dalku gaadhayo horumar iyo isku duubni.
Posted in Uncategorized | Read More »
Caddaado 27.Aug 2015 (SDN/QJ)- Maamulka Galmudug iyo Ahlusuna Wal-jameeca , ayaa maanta heshiis awood qaybsi ah ku kala saxeexday magaalada Cadaado ee xarunta ku meelgaadha ah ah ee Maamul goboleedka Galmudug. Heshiiskan ayaa dhigaya sidii Ahlusuna uu uga mid noqon laheyd Maamulka Galmudug, waxaana heshiiskan uu suura gelinayaa in Ahlusuna ay xubno ku yeelato Baarlamaanka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 27.Aug 2015 (SDN/QJ)- Agaasimaha guud ee Wasaaradda duulista iyo hawada Somaliland Cumar Cabdilaahi Aadan (Cumar Sayid), ayaa jawaab ka bixiyay eedo shalay u jeediyay masuuliyadooda Xildhibaan Maxamed Maxamuud Yaasiin (Dheeg) oo ka tirsan Golaha Guurtida Somaliland.
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 27.Aug 2015 (SDN/QJ)- Wasiir ku xigeenkii hore ee Wasaaradda qorshaynta Somaliland oo dhawaan iska casilay xilkaasi Cabdikariim Axmed Mooge, ayaa sheegay in Madaxweyne Siilaanyo uu wehel u noqday dhibaatooyin aanu xusin, waxaanu tilmaamay in arrinintaasi uu damreemay wakhtigii uu ka mid ahaa golaha Wasiirrada. Cabdikariim Axmed Mooge waxa uu sidan ku sheegay munaasibad xalay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 27.Aug 2015 (SDN/QJ)- Guddiga Xisbiga waddani ee Gobolka Maroodi jeex, Garabada haweenka iyo Dhalinyarada iyo dhamaan taageerayaashu, waxay si kulul u canbaraynayaan Xadhiga sharci darrada ah ee lagula kacay Suldaan Cabdiraxiim Saxardiid Kaahin oo ciidanka Boolisku u taxaadeen xabsiga kuna xidhan Saldhiga Booliska ee Degmadda I. Kood Buur ee Caasimada Hargeysa. Suldaanka oo maalintii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Addis Ababa 27.Aug 2015 (SDN/QJ)- Shirkadda Diyaaradaha Ethiopian Airlines, ayaa noqotay shirkadda ugu macaashka badan shirkadaha diyaaradaha qaaradda Afrika, sida laga ogaaday dakhliga guud ee shirkaddu soo galay muddo sannad ah. Maamulka sare ee Ethiopian Airlines oo todobaadkii hore shaaciyey inay shirkaddu heshay macaash dhan $175 Milyan intii u dhaxaysay xilli-sannadeedkii 2014/2015, ayaa lagu ogaaday […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Washington 27.Aug 2015 (SDN/QJ)- Ninkii toogtay laba wariye oo ku guda jiray tabinta war, ayaa u geeriyooday dhaawac uu isku gaystay kadib markii uu dilka gaystay. Ninka ayaa u dhintay dhaawac ah toogasho uu isku sameeyay. Taliyaha booliska ee deegaanka ayaa sheegay in ninkaasi lagu tuhunsanaa weerarkaasi oo lagu magacaabi jiray Lester Flanagan uu gaadhigiisa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garowe:Aug,27,2015(SDN/QJ)-la-taliyihii hore ee madaxweyne siilaanyo ee dhinaca Doorashooyinka Md Axmed Cabdi Xaabsade, ayaa markii ugu horraysay ka Hadlay xaaladda maamulka uu isu dhiibay ee Puntland, waxana uu si weyn uga dayriyey Heerka uu maanta maamulkaasi marayo. Mudane Xaabsade oo ka Hadlayey shir lagu qabtay magaalada Garowe, ayaa sheegay inay daciiftay awooddii maamulka Puntland, isla-markaana ay […]
Posted in Uncategorized | Read More »