Home » 5:47 am
Entries posted on “August, 2015”
Hargeysa:Aug,28,2015(SDN/QJ)-Taliyaha Ciidamada Booliska Somaliland, ayaa faahfaahin ka Bixiyey khasaare nafeed oo ka dhashay iska hor imaadyo maalintii shalay ciidamada Booliska iyo tiro Booliska ka tirsan ku dhex maray dhul ku yaalla Xaafadda Masalaha ee Koonfurta Magaalada Hargeysa. Taliye Fadal oo shalay fiidkii shir jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa, ayaa sheegay in laba askari ku dhaawacmeen rasaas […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Gaalkacyo Aug 28,2015(SDN/QJ)-Sh.C/samad Xoday oo kamida Culimada Dalka UK kana mid ahaa Culimadii Dacwada usoo dhabar adaygtay ee Acmaasha Dacwigaa ka waday Gobolka Mudug ayaa waxaa uu soo booqday Machadka Al-Faaruuq ee Daraasaatka Islaamka iyo Luqada Carabiga Xaruntiisa Magaalada Gaalkacyo. Shiikhu waxaa uu soo dhawayn kala kulmay Bahda Machadka isagoo la kulmay Maamulka Machadka Macalimiinta iyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Xukuumadan ku meelgaadhka ah ee Suubiska ah ee waqtigeedii uu dhamaaday 27/7/2015. Waxay caado ka dhigatay in ay hantida maguuraanka ah ee ummadda ay sida ay doonto ka yeesho oo ay ku wareejiso kuna naaxiso shirkado gaar ah iyo Shaqsiyaad gaar ah oo ku mammay libqinta iyo laba liska agabkii iyo ilihii dhaqaalaha ee wadanka.. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Ku: Duqa Caasimadda Hargeisa Og: Xoghayaha Degmada Og: Wasiirka Arrimaha Gudaha HORDHAC Somaliland waxa ay hirgelisay maamul daadejin ay qayb muhiim ka ahayd in dadweynuhu soo doortaan goleyaal deegaan oo u adeegga ummadda. Halkii dawladda dhexe ay jaangoyn lahayd baahida jirta iyo sida wax looga qabanyo, ayaa la filayay in golayaasha deegaanku noqdaan kuwo aad […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Aug 28,2015(SDN/QJ)- Wasiir ku xigeenka cusub ee wasaaradda qorsheynta qaranka iyo isu duwida hay’adaha Caalamiga ah Muj. Cabdiraxmaan Yuusuf Ismaaciil Oo Cabdiwadad loo yaqaanno ayaa jawaab ka bixiyey warar ka dhan ah mawqifkiisa oo lagu xidhiidhiyey mid lid ku ah mabaadii’da qarannimada Somaliland. Wasiir ku xigeenka qorsheynta oo toddobaadkan uu madaxweyne Siilaanyo xilka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
ST. CLOUD, Minn. (AP) — St. Cloud Technical High School has been scrambling to address criticism from some Somali students who say they’ve been harassed over their race and religion. The school district has hired 11 new staffers, all but one of whom speaks Somali, to fill the recently created communications support specialist positions in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Police in Somalia’s northern state of Puntland are investigating the brutal slaying of a Minnesota teen last May. Ammar Abdihamid Abdirahman, 17, was killed at a boarding school in the Somali town of Qardho six months after he left Minnesota. Somali media reports and Abdirahman’s family attorney say a group that included the school’s principal […]
Posted in Uncategorized | Read More »
The Somali capital, Mogadishu, is hosting an international book fair, the first such event in the city in more than two decades. Authors, playwrites, poets, artists and musician have travelled from across the world to attend the three-day event that was also guested by the Somali President Hassan Sheikh Mohamud. “We are holding this fair […]
Posted in Uncategorized | Read More »
MOGADISHU (Reuters) – Islamist al Shabaab militants killed at least seven people including a regional official and local police commander in an attack on a government convoy in southern Somalia on Wednesday, officials and the group said. Al Shabaab attacked the convoy between Garbaharey and Baladhawo towns in the Gedo region, near the Kenyan border. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London 27.Aug 2015 (SDN/QJ)- “Dowladda Somaliland oo uu hoggaaminayo madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, waxa sii waddaa jawaabaha culus ee ay ka bixinaysay dhaliilihi loo jeedin jiray sannadkii 2014. Waxa sii socda xidhista suxufiyiinta. Waxa jira khilaaf ka dhex-aloosan xisbiga Nabadda, midnimada iyo horumarka (Kulmiye). Xisbiyada mucaaradka ah ee Waddani iyo Xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka […]
Posted in Uncategorized | Read More »