Home » 8:49 pm
Entries posted on “August, 2015”
Xuddun,19Aug,2015(QJ/SDN)-Garaad Saleebaan Garaad Max’ed Garaad Maxamuud oo ka mid ah Garaadada Gobollada Sool iyo Sanaag ayaa galinkii dambe ee shalay si weyn loogu soo dhaweeyay Degmada Xuddun oo Qiyaastii 83-km dhinaca Waqooyi kaga aadan Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool. Dulleedaka Dagmada Xuddun ayaa dadwayne badan kaga Hortageen Garaadka; iyadoo soo dhawaynta kaddib Garaad loo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho,19Aug,2015(QJ/SDN)-War-saxaafadeed ay wadajir u soo saareen Qaramada Midoobay, Hawl-galka Ururka Midowga Afrika ee Somalia (AMISOM), Urur-goboleedka IGAD, Midowga Yurub (EU), Maraykanka iyo Britain ayaa waxay ku muujiyeen inay ka Walaacsan yihiin Mooshinka lagu doonayo in xilka looga qaado Madaxweyne, Xasan Sh. Maxamuud, iyagoo Mooshinka ku tilmaamay inuu Carqaladeynayo Horumarka Somalia ay ku gaadhayso yoolalkeeda Nabadda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Buuhoodle,19Aug,2015(QJ/SDN)-Iyadoo habeenkii xalay ahaa wararka qaar ay sheegayeen in magaalada Buuhoodle uu ka dhacay dagaal u dhaxeeya ilaalada wasiir xaglo-toosiye iyo ciidamo deegaanka ah ayaa mar aanu la xidhiidhnay deegaanadaasi dad jooga waxay noo xaqiijiyeen in habahyaraatee wax iska hor imaad ah aanu halkaasi ka dhicin oo magaaladu tahay mid degan oo gacanta ugu jirta […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Dear reader, in part one and part two, I have illustrated and defined the archeological data and references of the phobia, intolerance, irrational hatred, and misconception of the Somalis towards the Gabooye community. In this last chapter three, I have nothing new to say, with the exception of requesting from all of you, to think […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Cadaado,19Aug,2015(QJ/SDN)-Kulan ay Xildhibaannada Baarlamaanka Galmudug isugu yimaadeen xalay ayaa waxay muddada uu soo magacaabayo Golaha Wasiirradiisa ugu kordhiyeen Madaxweynaha Maamlulka Galmudug, C/kariin Xuseen Guuleed. C/kariin Guuleed oo hortagay xildhibaannada ayaa ka dalbaday inay waqti ugu daraan muddada magacaabidda Wasiirrada Maamulka, maadaama waqtigii loogu talo-galay ay ku ekayd shalay oo Talaado ahayd. Xildhibaannada Baarlamaanka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Baladweyne,19Aug,2015(QJ/SDN)-Afar maalmood ayay sii dhaaftay xilligii lagu ballan-sanaa in lagu Dhawaaqo Guddiga Farsamada Maamul u Sameynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe oo sidda ku cad jad-walka geedi Socodka Dhismaha Maamulka labada gobol Qorshuhu ahaa in la magacaabo 15-ka bishan oo ku Beegnayd Sabtigii hore. Dib u dhaca ku yimid Magacaabida guddiga farsamada ayaa la […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Wajeer,19Aug,2015(QJ/SDN)-Mas’uuliyiinta Gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegay in cudurka daacuun caloolaha lagu arkay magaalada Wajeer ee Woqooyi Bari Kenya iyo degaannada ku xeeran Illaa iyo haatan, waxaa la xaqiijiyey in cudurkaasi diley 6 qof, in ka badan 132 ruux oo kalena lagu dawaynayo cisbitaallada magaalada Wajeer. Xog-hayaha joogtada ah ee wasaarada cafimaadka iyo faya dhawrka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,19Aug,2015(QJ/SDN)-Wasaaradda Duulista iyo Hawada Somaliland ayaa maanta Wasaarada Macdanta iyo Tamarta ku wareejisay 302KG oo dhagaxaan macdan ah, kuwaasi oo ay gacanta ku dhigeen qaybaha amaanka ee madaarka Caalamiga ah e Cigaal. Dhagxaantan macdanta ah ayaa waxa maanta la wadeegay Agaasimaha Waaxda Macdanta ee Wasaaradda Macdanta Somaliland Eng. Ibaahim Shire Maxamed, waxana ku wareejiyey maamulaha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,19Aug,2015(QJ/SDN)-Daawo: Maamulaha Madaarka Hargaysa Oo Ka Hadlay Macdano Ay Ku Qabteen Dad Madaarka Ka Dhoofayay
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,19Aug,2015(QJ/SDN)-Weli waxa socda loollan aan dhamaad lahayn iyo hirdan siyaasadeed oo isku mashquuliyay xisbiga Kulmiye iyo xukuumaddiisa, kaasoo la saadaalinayo in dhamaadkiisu beegsan doono dabayaaqada 2016, waqtigaas oo ku beegan dhawr bilood ka hor xilliga dhamaadka mudda kordhinta loo sameeyay Madaxweynaha iyo Madaxweyne xigeenka oo ku eg April.2017. Siday tibaaxeen xoggo uu wargeyska Ogaal ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »