Home » 12:17 pm Entries posted on “August, 2015”

Ra’iisul Wasaaraha Giriigga Oo Iscasilay

Athens,21Aug,2015(QJ/SDN)-Ra’iisul wasaaraha Giriigga, Alexis Tsipras, ayaa ku dhawaaqay inuu is casilay, doorashana la qaban doono. Mr Tsipras ayaa inuu xilka ka degay kaga dhawaaqay khudbad toos ah oo uu TV ka jeediyay.Waxa uu sheegay in marxaladdii dhibka badneyd ee wadahadallada Giriiga uu kula galay deenbixiyayaasha in hadda ay dhammaatay, waxa uuna tilmaamay in hadda dalka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Daawo Sawiradda: Af-hayeen Dhuxul,Weriyihii Madaxweyne Rayaale U Raacay Safar Uu Ceerigabo Ku Tegey 10-kii DEC 2002

Hargeysa,21Aug,2015,(QJ/SDN)-Saaxafadda ayaa heshay Sawiro muujinaya Af-hayeenka Madaxweyne Siilaanyo ee wakhtigan oo ahaa 2002-dii Madaxweynihii hore ee Daahir Rayaale Kaahin u raacay Safar uu ku tagay Gobolka Sanaag,gaar ahaana Magaaladda Ceerigaabo.   Inkasta oo ay Dadku barteen Wakhtigii ka shaqayn Jiray Idaacaddii KULMIYE ee Radio Horyaal,hadana Sawiradan,ayaa sheegaya inay wakhtigaas wadashayn dhawi ka dhaxaysay Xukumaddaas.

Posted in Uncategorized | Read More »

Wariye lagu Toogtay Dalka Koonfurta Suudaan, kaddib Hanjaabaadii Madaxweyne Salva Kiir

Jubba,21Aug,2015(QJ/SDN)-Kooxo hubeysan oo aan la aqoonsan ayaa toogasho ku Dilay Wariye. Kaddib markii uu Madaxweynaha dalkaas Salva Kiir uu ku Gooddiyay inuu beegsan doono Wariyeyaasha dalkiisa oo uu ku eedeeyay inay baahiyaan Warar dhan ah ka dalka. Wariyeyaal ay saaxiibbo ahaayeen wariyaha la dilay oo lagu magacaabo jiray, Peter Moi ayaa kusoo Ururay isbitaalka uu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Shirkadda SOMA OIL & GAS oo ka dhaadhicinaysa QM Heshiiskii ay la Gashay Soomaaliya

Muqdisho,21Aug,2015(QJ/SDN)-Shirkadda Soma Oil & Gas oo Dhawaan Heshiisyo la gashay Dowladda Somalia, gaar ahaan Wasaarada Macdanta iyo Kheyraadka ayaa dalbatay inay la kulanto QM si ay u cadeyso, isla markaana uga jawaabto edeymaha loosoo jeediyey oo muranka badan dhaliyey; taasoo ku saabsan heshiisyadeeda ay Somalia la gashay. Waxaa shirkadda SOMA OIL & GAS madax ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

How migrants are being raped, left for dead and ‘buried like dogs’ by people smugglers

Friday August 21, 2015–They have endured horrific violence and terrors which make the challenges of a desperate flight across the Mediterranean Sea look easy by comparison. Thousands of migrants fleeing persecution attempt the perilous journey each year, with many forced to trade their life savings in exchange for a place on inflatable boats used by […]

Posted in Uncategorized | Read More »

First Saudi women register to vote

Friday August 21, 2015— Safinaz Abu al-Shamat and Jamal al-Saadi made history last Sunday by becoming the first Saudi women to register to vote. For the first time in the kingdom’s history, women will be able to vote, register as candidates and run for office in the municipal elections to be held on December 12. These […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Al-Shabab mocks Somali govt over civilian killings by AU soldiers

Friday, August 21, 2015–The Al-Qaeda linked militant group in Somalia has scoffed at the Somali government for its silence towards civilians’ ‘massacre’ by Ethiopian-AU soldiers who killed civilians in Hiran region last week, calling it a ‘toothless pawn’. Last week, Ethiopian soldiers have shot dead at least six civilians in Halgan, a district in Hiiraan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Nin Jeex Jeexay Nuqul Kamid Ah Kitaabka Qur’aanka Kariimka ah, Kadibna Musqul Ku Tuuray Oo Rabshado Ka Dhasheen

Munich:Aug,21,2015(SDN/QJ)-Rabshado  waxyeello kala duwan  sababay, ayaa ka dhashay kadib markii nin soo galooti ahi uu xero qaxooti oo ku taalla dalka Jarmalka kudhex jeex jeexay Nuqul kamid ah Kitaabka Quraanka kariimka ah. Ilaa iyo haatan inta la ogyahay waxa halkaas ku dhaawacan tahay  17-qof, oo lix ka mid ah ay askar yihiin, kuwaas oo dhaawacyo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Magaca Nin Soomaaliyeed Oo Iska Soo Tuuray Dabaq Dheer Oo Ku Yaalla Dalka Malaysia

Kuala Lumpur:Au,21,2015(SDN/QJ)-Dabaq dheer oo ku yaalla Dalka Malaysia, ayaa waxa waxa iska soo tuuray Nin Soomaali ah oo arrimo caafimaadeed  halkaas loogu qaaday, kaas oo markii dambe geeriyooday. Geerida ninkan, ayaa ka dambeysay markii uu iska soo tuuray dabaqa 7-aad ee Dhismaha Villa Putra Condo. Waxaana meydkiisii arkay nin ka tirsan Ilaalada Villa Putra Condo. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Wasiir Xaglo-toosiye wasiirrada aan ugu jecelahay buu kamid yahay, waana wasiir haddii aanu Reer Burco nahay aanu ku Qanacsanahay.” Maayar Muraad

Burco:Aug,21,2015(SDN/QJ)-Maayarka Degmada Burco Maxamed Muraad, ayaa ka Hadlay Xurgufta dhextaalla siyaasiyiinta Gobollada Bariga Somaliland kasoo jeedda, waxana uu si weyn u taageeray Wasiirka Caafimaadka Mudane Xagla-toosiye oo kamid ah Siyaasiyiinta is eedaynaya. Mudane Muraad oo ka Arrimahaas ka Hadlayey, ayaa ku talax tegay Ammaanta Wasiir Xaglo-toosiye, waxana uu sheegay inuu yahay shakhhsi shaqadiisii kasoo baxay,“Wasiir […]

Posted in Uncategorized | Read More »