Home » 9:52 pm Entries posted on “August, 2015”

Madaxweyne Siilaanyo oo Magacaabay Gudida Siyaasadda Dib-u-habaynta Dhulka Oo 12 Wasiir Ka Kooban

Hargeysa,21Aug,2015(QJ/SDN)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa magacaabay gudida dib u habaynta siyaasada dhulka oo ka kooban 12, waxaanu ka codsaday in ay gudidani soo saaraan siyaasad dhulka dib loogu hago, waxaana warsaxaafadeedkaas oo dhamaystiran uu u dhignaa sidan WAR-SAXAAFADEED Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu JSL/M/MG/081/1-3495/082015 ku magacaabay guddida […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Feds mum on disappearances of young Somalis from the Twin Cities

Authorities in Minneapolis aren’t commenting on the recent disappearances of more young Somalis from the Twin Cities. Somali-American community leaders fear another group may have traveled to join a terrorist group. Congressman Keith Ellison, who represents Minneapolis, says his office hasn’t been able to confirm details about the trips. He says it’s difficult to identify […]

Posted in Uncategorized | Read More »

African Union admits Somali civilian wedding killings

NAIROBI: The African Union force in Somalia apologized Friday for the “tragic” killing of seven civilians at a wedding last month, an attack it previously denied, saying three soldiers had been charged. Witnesses in Somalia’s southern port town of Merka told AFP that troops from the 22,000-strong AU force in Somalia (AMISOM) had opened fire […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Germany Arrests Suspected Somali Pirate Applying for Asylum

Authorities in Germany say they have arrested a Somali man suspected of being among a group of pirates who seized a German freighter four years ago. The MV Susan K, operated by a German shipping firm, was hijacked off the coast of Oman in 2011. Pirates held the crew hostage for more than two months […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Midowga Afrika iyo AMISOM oo Raalli-galin ka bixiyay Shacabkii lagu laayay Marka

Nairobi,21Aug,2015(QJ/SDN)-Mas’uuliyiinta ugu Sarreeya Ciidamada AMISOM iyo Ergayga Midowga Afrika ee Somalia ayaa shir jaraa’id oo ay maanta ku Qabteen Nairobi waxay raalli-galin uga bixiyeen; falkii ciidamadoodu ay ku laayeen shacabka 31-dii July ee aynu soo dhaafnay, kasoo dhacay degmada Marka ee xarunta Gobalka Shabeellada Hoose. Shirka oo ay ka wada qeyb galeen ergayga Midowga Afrika […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Baashe Maxamed Faarax Waxaan leeyahay Buuhoodle Tallo Qaran Uma Baahnee Kursigaaga ayaa Tallo qaran u baahan”Wasiir Xaglatoosiye.

Hargeysa,21Aug,2015(QJ/SDN)-Wasiirka caafimaadka Somaliland Md Saleebaan Ciise Axmed Xaglatoosiye oo maalmihii ugu dambeeyay ku sugaan magaalada Buuhoodle ayaa ka warbixiyay socdaalkiisa Buuhoodle isagoo ka jawaabahay hadalo ka soo yeedhay guddoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka Somaliland. Wasiirka Caafimaadka Somaliland MD Xaglatoosiye waxa uu ugu horeyn ka hadlay socdaalkiisa magaalada Buuhoodle iyo waxyaabaha ugu waawayn ee uu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Iscasilaad Lama Filaan ah Oo Ra’isal Wasaarihii Dalka Giriiggu Ku Dhawaaqay

Atens:Aug,21,2015(SDN/QJ)-Alexis Tsipras oo ah Ra’isal wasaaraha Dalka Giriigga, ayaa si lama fillaan ah ugu dhawaaqay inuu xilkaasi iska casilay, ka dib khudbad uu xalay ka jeediyay Telefishinka Qaranka dalkaasi. Ra’iisal Wasaaraha, ayaa khudbadaasi ku sheegay in warqadda istiqaaladiisa uu u gudbinaayo Madaxweynaha, isla-markaana la qaban doono doorasho qof iyo codkii ah, sida uu sheegay. Ra’iisal […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Nuxurka Safar Uu Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Maanta Ugu Baxay Dhinaca Ethiopia

Hargeysa:Aug,21,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil(saylici), ayaa manta dalka ka amba baxay, waxana uu socdaal ku gaadhay dalka Ethiopia. Waftiga uu hogaaminayo madaxweyne ku xigeenka somaliland  ayaa waxa magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia kaga sii horeeya wasiirada arimaha dibada iyo madaxtooyada kuwaas oo halkaasi u jooga arimo la xidhiidha mashruuca Berbere Corridor oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Daawo Hanaanka Casriga Ee Loogu Diyaariyey Hargeisa Stadium Ciyaaraha Gobolada

Hargeysa,21Aug,2015(QJ/SDN)-Hargeisa Stadium oo garoonka heerka caalami ah ee ku yaala magaalada Hargeisa iyo guud ahaan Somaliland aya dhowaan lagu sameeyey casriyeyn si buuxda loogu sameyey guud ahaan garooonkaas , iyada oo lagu goglay dooga macmalka ah isla markaana loo dhameystirya dhammaan adeegyada casriga ah ee garoomadu ay leeyihiin . Hargeisa Stadium aya lagu wada inuu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ciidanka Booliska Oo Qaf Shicib Ku Toogtey Xaafada Daami Ee Magaalada Hargeysa

Hargeysa,21Aug,2015(QJ/SDN)-Mid Kamid ah Ciidamada Booliska ayaa la sheegay in Xaafada Daami tacshiirad uu ku furey Baabuur uu ku dhaawacmey Qof Shicib ah oo baabuurkaasi Watey. Ilaa iyo hada lama garanayo Sababta Askarigaasi u toogtey ninkaa Shicibka Xaafada kamid ahaa oo dhaawac culusi soo gaadhey tacshiirada Askarigu ku furey, waxaanay qaar kamid ah dadweynaha degan Xaafada […]

Posted in Uncategorized | Read More »