Home » 3:02 pm
Entries posted on “August, 2015”
Kismaayo,22Aug,2015(QJ/SDN)-Wararka naga soo gaadhaya Magaaladda Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubbaland,ayaa sheegaya in Saaka Barqadii uu halkaasi ka dhacay qarax is-miidaamin ah,kaas oo lala eegtay Xarun Lagu Tababaro Ciidanka Xoogga oo loogu talo-galay in ay Hawl-galaan Guud ahaanba Dalka Somaliya,isla markaasna ay Hawla nabadda gala wareegaan Ciidanka AMISOM. Ugu yaraan 10 Qof oo u badan Ciidamo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Riyadh,22Aug,2015(QJ/SDN)- Waxaa caasimadda dalka Sucuudiga ee Riyaad ka dhacay shir si heersare ah loo agaasimay oo ay ka soo qayb galeen waxgarad ka kala yimid goboladda Sucuudiga: Riyaad, Jiddah, iyo gobalka bariga (Dammam, Dahran, Khobar). Shirkani waxa uu ku xidhiidhsanaa oo raad raac u ahaa shirkii beel waynta Garxajis ee ka dhacay Hutel Ambassador ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Aug,22,2015(SDN/QJ)-Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Xasan Indho-indho, ayaa noqday siyaasigii ugu dambeeyey ee kusoo biira Loollanka siyaasadeed ee dhexyaalla Siyaasiiyiinta kasoo jeeda Bariga Somaliland, waxana uu si cad ula saftay Garabka uu hoggaamiyo Wasiirka Caafimaadka Mudane Xaglo-toosiye. Mudane Indho-indho oo maanta saxaafadda la Hadlayey, ayaa si adag u eedeeyey Siyaasi cali Khaliif Galaydh, waxana uu taageero u […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Aug,22,2015(SDN/QJ)-Muwaadin Aadan Mooge Xirsi oo ah Mulkiilaha dhul ku yaalla Xaafadda Masallaha ee magaalada Hargeysa oo dhawaan dil ka dhacay, ayaa deedafeeyey inuu duulaan ku yahay hanti uu leeyahay ganacsade cumar Caydiid oo ay isku beel yihiin, waxana uu sheegay inaanay maankiisa ku jirin inuu ku duullo hanti aanu lahayn. Muwaadin Aadan Mooge oo maalintii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
LondonAug 22,2015(SDN/QJ) Safiirka somaliland ee arimaha xajka Axmed Aadan Dagaal (Axmed Safiina) ayaa la filayaa inuu ka qayb galo shir caalamiya oo ka dhacaya wadankan Uk casimadiisa london Amb Ahmed ayaa Waxa uu Ku soo Adan yahay 24 /08/2015 isniitata 4:pm galabtii waxana gudiga soo dhawaynta ay ugu baqayaa shacabka Somailand inay ka soo qaybgalaan soo dhawaynta . Amb Ahmed […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Aug,22,2015(SDN/QJ)-Danjire Xuseen Cali Ducaale(cawil) oo ahaa wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Xukuumaddii Madaxweyne Rayaale, ayaa ka Hadlay Go’aankii Maxkamadda Sare kasoo saartay Murankii siyaasadeed ee dalka ka aloosnaa iyo musharraxnimada Xisbiga Kulmiye oo guuxeedu dalka ka baxayo. Danjire Cawil, oo isagoo jooga magaalada Nayroobi ee dalka Kenya xalay u waramay Wargeyska Geeska Afrika, wuxuu ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Waxaan maanta qormadaydan tooshka ku qabanayaa suugaanta iyo qeybaha maansada, runtii waa mawduuc aad ugu muhiim ah qofkastoo afka soomaaliga ku hadla kala barashada suugaanta, maansada, iyo noocyadood kala duwan waanna aas-aas ka afka-soomaaliga. Soomaaligu wuxuu kamid yahey luuqadaha adduun ka ugu adag barashadiisa iyo ku hadal kiisaba. Waana luuqad hodan ah dhinac kastaba, muddo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) supports the protests stages the media community in Bosaso on Thursday against ongoing threats and intimidations against the journalists by the governor of Bari region, Puntland State of Somalia and calls respect to media freedoms. NUSOJ is concerned about the threats and the intimidations coming from the regional […]
Posted in Uncategorized | Read More »
I. HORDHAC Golaha Shacabka iyo Xukuumadda Federaalku waxay si rasmi ah u soo saareen 28kii Luulyo 2015 go’aan ah in Higsiga 2016 fashilmay maadaama aysan dhameystirmin howlihii iyo hay’adihii lagama maarmaanka u ahaa doorashooyin ka dhaca dalka. Higsiga 2016 oo ahaa in dalka nidaam federaala, xisbiyo iyo doorasho hal qof iyo hal cod ah la […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Seoul Aug 22,2015(SDN/QJ)-Dalalka labada Kuuriya ee Konfur iyo Woqooyiga ayaa manta ay dhici kartaa in dagaal lagu hoobto uu ka dhex qarxo. Labada Kuuriya ooh ore dhawr jeer u dagaalamay ayaa laga yaabaa in haatn hadii uu dagaal dhex maro in ay isu adeegsadaan hubkaNuclearka. Xiisada haatan labada dal u dhexeysa ayaa ka bilaabatay kolkii […]
Posted in Uncategorized | Read More »