Home » 12:01 am Entries posted on “August, 2015”

Ciidamada Amaanka oo Wali Hargeysa Ka Sii Ugaadhsanaaya Dadka Itoobiyaanka Ah

Hargeysa,23Aug,2015(QJ/SDN)-Ciidamada booliska ayaa maalmihii ugu danbeeyay la arkaayay iyaga oo qabqabnaaya dadka Oramada ah ee ku nool magaaladda Hargyesa, kuwaas oo badankoodu isugu jira dawarsato iyo kuwo shaqaysta. woodyinka Hargeysa ayaa lagu arkaay ciidamado qabqabanaaya qaar ka mid ah dadkaas oo u dhashay Itoobiya se sharci daro ku jooga Somaliland, inkasta oo wali ciidamada socdaalku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha Somaliya oo sheegay in la adkayn doono ammaanka xeryaha lagu tababaro Ciidamada

Muqdisho,23Aug,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii maanta lagu qaadey xarun ay Ciidamada Xoogga Dalka iyo Ciidamada Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ku lahaayen Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose.   Madaxweynaha, ayaa sheegay in weerarkaasi uu qayb ka yahay falalka ay argagixisada ku doonayaan inay ku wiiqaan horumarka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Kuxigeenka hogaamiyaha Daacish oo la sheegay in la dilay

Washington,23Aug,2015(QJ/SDN)-Mareykanka ayaa waxa uu sheegayaa in la dilay ku xigeenka hogaamiyaha Daacish, kaas oo ku dhintay howlgal ka dhacay Ciraaq. War-qoraal ah oo ka soo baxay Aqalka Cad ayaa lagu sheegay in Fadhil Axmed Al-Xayali uu ku dhintay howlgal ay militariga Mareykanka ku qaadeen ciraaq. Ciidamadan ayaa duqeeyay kolonyo gaadiid ah oo ku safrayay meel […]

Posted in Uncategorized | Read More »

AMISOM oo sheegtay in Saraakiil ciidankooda ka tirsan ay waxyeello kasoo gaartay Qaraxii Kismaayo

Kismaayo,23Aug,2015(QJ/SDN)-Waxaa soo kordhaya khasaaraha ka dhashay Weerar Is-miidaamin ahaa oo maanta xooga ka tirsan Al-shabaab ku Qaadeen Jaamacadda Kismaayo oo Tabbabar lagu siinayay ciidamo ka tirsan kuwa xoogga dalka Somalia.   Qoraal kooban oo  lasoo dhigay Barta Twitter-ka AMISOM ayaa lagu Sheegay inay weerarkaas Waxyeello ka soo gaartay Qaartay ka mid ah Saraakiishooda. Sidoo kale, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Maansada ‘’DALANBAABI’’ Hal-abuur Xamse Maxamed Nuur

Ummadyahay dikhaysani Waxad tihiin dad meelkale Durmaan looga tumayoo Hadalkaba duxdiisiyo Dufankiis ma dhugataan   Ummadyahay dullaysani Dabarkiyo mareegtaaad Isku soo dabaysaan Weligiin ma daysaan Did u dhaca na haystiyo Guul darrada ma eegtaan Daranyada na haysiyo Dalanbaabi socoshada Daymo kuma astaysaan Doqoniimo awgeed Weydinkaa is dooxee Is dalooshay beerkee Sambabkuna dillaacii Dibaddiina wadhaneen Wax […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Al-shabaab oo sheegatay Mas’uuliyadda Qaraxii Ismiidaamin ahaa ee ka dhacay Isgoyska Hoteel Jubba

Muqdisho,22Aug,2015(QJ/SDN)-Ugu yaraan shan qof oo shacab ah ayaa ku dhintay tiro kalena way ku dhaawacmeen, kaddib Qarax ismiidaamin ahaa oo Isgoyska Hoteel JUBBA ee Muqdisho ka dhacay maqribnimadii caawa, iyadoo Weerarkan oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qaraxa lagu Qarxiyay maqaahi ay dad badan oo Rayid ahi ku sugnaayeen.   Mas’uuliyiin ka tirsan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

FAAHFAAHIN: Weerarkii Is-miidaaminta ahaa ee Maanta ka Dhacay Xero ku Taalla Kismaayo

Kismaayo,22Aug,2015(QJ/SDN)-Ugu yaraan 14 qof oo isugu Jira Askar iyo Xoogag Al-shabaab ka tirsan ayaa ku geeriyooday Weerar Is-miidaamin ah oo Maanta lala beegsaday Xero uu tababbar uga socday Ciidammo ka tirsan kuwa Dowladda Soomaaliya oo ku taalla dulleedka magaalada Kismaayo, iyadoo ay ku dhaawacmeen 30 ruux oo kale. Weerarkan ayaa wuxuu ka dhacay Jaamacadda Kismaayo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

10 killed as suicide bomber hits military camp in southern Somalia

MOGADISHU, Somalia –  Somali security officials say a suicide bomber has attacked a military camp in the southern port city of Kismayo, killing at least 10 soldiers. Somali police official Ahmed Ali said the bomber on Saturday rammed his vehicle into the gates of a former university campus that is now a military camp where […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Djibouti boots US from military base, gives it to China: report

Saturday, August 22, 2015— China is about to take over a military base from the United States in the small East African nation of Djibouti, according to the website of China’s nationalistic tabloid the Global Times. Djibouti reportedly ordered the US to vacate the Obock military base so that it can be turned over the […]

Posted in Uncategorized | Read More »

14 killed as suicide car bomber targets military camp

Saturday, August 22, 2015–A suicide car bomber has targeted a military training camp in southern port city of Kismayo Saturday, killing at least 14 soldiers and wounded many others, officials said. The bomber, a former Al-Shabab defector who was integrated into local Jubbaland forces has driven the car laden with explosives into the Kismayo University […]

Posted in Uncategorized | Read More »