Home » 5:50 am Entries posted on “August, 2015”

Uganda AU soldiers charged over Somali wedding attack

Three Ugandan soldiers have been charged over the killing last month of a group of civilians in Somalia, an African Union (AU) official has said. Maman Sidikou, the head of the AU in Somalia, apologised to the families of the seven people killed in the attack. The AU had previously denied that the incident took […]

Posted in Uncategorized | Read More »

At Least 13 Dead in Al Shabaab Attack on Somali Hotel

Mogadishu. The Somali militant Islamist group al Shabaab attacked a Mogadishu hotel on Sunday, driving a car packed with explosives through the hotel gate and killing at least 13 people, a first responder and the rebel group said. A Reuters witness said blood and pieces of flesh were spattered around the site of the blast […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Have we learned amid culture clash?

Back in March, about 70 Technical High School students, most Somali, walked out of classes to protest how they were being treated. Two days later it happened again. Now, more than five months later and on the cusp of a new school year, it’s worth looking at the good and bad impacts of those protests. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO Sawirada Shirkii uu Soo Qaban Qaabiyey Safiirka wareega ee Somaliland Amb Kaysar Cabdilahi Mohamed oo kadhacay BRISTOL UK

Bristol Aug 23,2015(SDN/QJ)-Waxaa  maanta  lagu qabtay  magaalada  Bristol UK munaasibad  aad  u  balaadhan  oo Looga  hadlayey   Arimaha  Xagjirnimada  laxidhiidha     iyo   dhalinyarada ku soo Badanaysa  ee  ku  biiraya  Colaadaha   ka Aloosan   wadamada   Suuriya,  Ciraaq,  hadaba    shirkan  oo ay  kaso qaybgaleen  masuuliyiin  sarsare  oo  kasocda   dawlada  UK. Culimada  Diinta iyo Saraakiil  ka socday madaxda  booliska  iyo dhamaan  Laamaha   Amaanka  ee  ingiriiska, dawlada  hoose ee  magaalada  Bristol  iyo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Cukusow idinku ka dabbaasha oo Saleebaan Gaal-na haka tegina anagu doorasho doon uun baanu nahay xilkayagana waanu garanaynaaye….”Cali Gurey

Hargeysa:Aug,23,2015(SDN/QJ)-Guddoomiye-ku-xigeenka Saddexaad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali-gurey), ayaa ka jawaabay hadal maalintii shalay kasoo yeedhay wasiirka Warfaafinta Mudane Cukuse oo nuxurkiisu ahaa inay axsaabta mucaaridka ahi xukuumadda ku taageerto sidii dalka doorasho looga qaban lahaa. Mujaahid Cali Gurey oo qoraal uu arrimahaas kaga jawaabayo soo dhigay Bartiisa Face-book-ga, ayaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Magaca Sarkaal Caan ahaa Oo Maamulka Jubba Toogasho Dishay, kadib Markii Looga Shakiyey Fududaynta Weerar Lagu Xasuuqay Tiro Katirsanayd Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Kismayo:Aug,23,2015(SDN/QJ)-Ciidamada Maamulka Jubbaland, ayaa Habeennimadii xalay toogasho ku dilay Sarkaal Ciidankooda katirsanaa oo lagu tuhmay inuu fududeeyey Weerar xarakada Al-shabaab ku Laysay maalintii shalay tiro badan oo ciidamada Xoogga Dalka kamid ahayd. Ninka la toogtay, ayaa lagu magacaabi jiray Cali Sankuus, waxaana si weyn looga yaqaanaa Xarunta Gobolka Jubbada Hoose Ee Magaalada Kismaayo. Sarkaalkaasi waxa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Orodyahan Mo Farah Oo Markale Ku Guulaystay Billad Dahab Ah Xilli Eedo Dhinaca Isticmaalka Daroogada ah Loo Jeedinayo

Beijing:Aug,23,2015(SDN/QJ)-Orodyahan Moi Farah oo haysta dhalashada waddanka Uk, balse u  ah wiil kasoo jeeda Somaliland, ayaa ku guulaystay biladii ugu horaysay oo dahab ah oo Britain ay ka hesho orodka ciyaaraha adduunka 10,000m ee ka socda magaalada Beijing ee dalka Shiinaha. Mo, ayaa wariyayaasha u sheegay inaanay sahlanayn in lagu ordo qorax aad u kulul, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Waxaan cod dheer ugu sheegay in ay dhiirradaan oo ay nala dhammaystiraan himilada Qaranka Somaliland oo ah mid aan indhaha laga qarsan Karin…”Wasiir Xirsi

Hargeysa:Aug,23,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Md Xirsi Cali Xaaji Xasan oo haatan ku sugan Magaalada Addis Ababa Ee Dalka Ethiopia, ayaa tilmaamay inuu xubno kamid ah Hoggaamiyayaasha Reer Afrika u bandhigay sida ay xaqiiqada Taalla Somaliland indhaha uga qarsadeen. Wasiir Xirsi oo gelinkii dambe ee Maalintii shalay ka soo laabtay Safar ay isaga iyo Wasiirka arrimaha dibedda […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliya oo Ka Hadashay Wadahadaladii u Dhaxeeyay Somaliland Halka Ay Ku Danbeeyeen

Muqdisho,23Aug,2015(QJS/DN)-Wasiirkii hore Wasaaradda Garsoorka & Dastuurka Soomaaliya Md. Faarax Cabdiqaadir Maxamed oo ka mid ah masuuliyiinta xukuumadda Muqdisho ugu awood badan ayaa sheegay in aanay jirin wada hadalo u dhaxeeyey Somaliland iyo Soomaaliya oo is taagay balse ay jiraan oo kali ah kuwii muuqday ee Turkiga oo hakad galay balse labada dhinac si weyn isugu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Shan iyo Toban Xildhibaan Oo Soo Saaray Baaq Ay Walaac Kaga Muujiyeen Hantida Qaranka

Hargeysa,23Aug,2015(QJ/SDN)-Shan iyo toban xildhibaan oo ka tirsan golaha wakiilada Somaliland ayaa soo saaray baaq ay walaac kaga muujiyeen sida xukuumaddu ay u adeegsato hantida ma guurtada ah ee shacbiga, kaas oo ay u xilsaarnayd ilaalinteeda.  WARKAAS OO FAAHFAAHSAN HALKAN KA DAAWO:

Posted in Uncategorized | Read More »