Home » 4:28 am
Entries posted on “August, 2015”
Luanda:Aug,24,2015(SDN/QJ)-Wali waxa Dalka Angola ka socda tallaabo ay Ciidamada Booliska Dalkaasi ku beeganayaan Soomaalida Dalkooda joogta, waxana xabsiga la dhigay tiradii ugu badnayd ee Soomaali ah. Maxamed Deeq Dhiblaawe oo ah afhayeenka jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Angola oo la hadlayay warbaahinta ayaa faahfaahin ka bixiyay dhallinyarada Soomaalida ah ee ay qabteen Booliska dalkaasi, wuxuuna sheegay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London:Aug,24,2015(SDN/QJ)-Jaaliyadda Dalka Uk ee Beelaha IsmacIil(Ciidagale), ayaa soo saartay War-murtiyeed ay kaga hadlayaan sidii ay uga qaybqaadan lahaayeen Mashruuca Waddada Cad, waxana ay Guddida Waddadaas gacanta ku haysa ugu baaqeen inay garabkooda taagan yihiin. War-murtiyeedka ay Jaaliyaddaasi Soo Saartay oo Nuqul Kamid ahi soo gaadhay Xafiiska Wararka ee Qurbejoog.com, ayaa u dhignaa sidatan: Bismillaahi Arramanirraxeem. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Addis-ababa,23Aug,2015(QJ/SDN)-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylic oo ay weheliyaan wasiirka Arrimaha dibada Maxamed Biixi Yoonis, safiirka somaliland ee itoobiya Maxamuud Aadan Jaamac, agaasimaha guud ee wasaarada warfaafinta Maxamed Cilmi Aadan xogyaha gaarka ah ee madaxweyne ku xigeen Cabdirashiid ayaa la kulmay madaxweyninihii hore koonfur Africa Thabo Mbeki ahna Gudoomiyaha gudiga sare […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London 24Agust15(SDN)Tageerayasha Xisbiga Ucid ee Uk oo Xaflad Casho sharaf ku maamusay Musharaxa Madaxwayne ku xigeenka Xisbiga ucid Cabdirashid Xasan Mataan xafldan oo toosa uga socota Huteelka Safari ee galbeedka London .Xafladan oo ay soo abaabuleen Garabka haweenka UCID laantiisa UK ayaa waxa ka qoo qayb galay dhamaan lamaha Xisbiga Ucid oo hormeed ka yihiin Gudoomiyaha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,23Aufg,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxaned Siilaanyo ayaa xafiiskiisa ku qaabiley wafti ka socday dalka kuwait oo uu hogaaminaayey madaxa hay”adda samofalka kuwait fan oo uu hogaaminaayey Sacad Al Cuyabi oo madax u ah in ka badan afartan dawladood. mudadii kulankaasi socday waxa lagu lafa guray sidii door wax ku ool ah ay hay”adani […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,23Aug,2015(J/SDN)-Munaasabada Qalinjabinta oo ka dhacaysay dhismaha midawga Africa ee Addis Ababa ayaan Masuuliyintii ka socday Midawga Africa u jeediyey fariin gudbinaysa dareenkayga iyo dareenka shacabkayaga Somaliland aniga oo kala hadlay sida midawga Afrika indhaha uuga laabteen in ay qiraan qaranimada qaan-gaadhka ah ee Somaliland waxaanan u sheegay in shacabka Somaliland beerka ka ogsoon yihiin cid […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,23Aug,2015(QJ/SDN)-Suldaanka guud ee Beelaha Somaliland oo goor danbe oo xalay ah u waramay Warbaahinta,ayaa meesha ka saaray Guddi-Ku-Meel gaadh ahayd oo loo magaacaabay Horumarinta Beelaha Ciiddagle iyo qaban-qaabinta Shir-weyne ay Beeshu iskugu imanayo,taas oo lagu Cumaamadaty Deegaanka Haleeya ee Duleedka Magaaladda Hargaysa.waxa kale oo uu Suldaanka raali-galin siiyay Maayarka Hargaysa oo ay Guddidaasi ku eedeeyeen […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Aug,23,2015(SDN/QJ)-Labada Guddoomiye-ku-xigeen ee Golaha Wakiillada Somaliland Baashe Maxamed Faarax iyo Cali Yuusuf, ayaa maanta ku dhawaaqay inay gebi ahaanba Ajandaha Golahaas ka saareen Qoddob muran badan dhaliyey oo ay hore uga biyo diideen mudanayaasha Golahaas kaga jira Gobollada Galbeedka Somaliland. Shir jaraa’id oo Labadan Guddoomiye iyo xubnaha Golaha Galbeedka dalka kaga jiraa maanta ku qabteen […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garissa:Aug,23,2015(SDN/QJ)-Laba Haween ah oo la sheegay inay kasoo kala jeedaan Dalalka Kenya iyo Tanzania oo doonayey inay ku biiraan Xarakada Al-shabaab, ayaa waxa Gacanta ku dhigay Ciidamada ammaanka waddanka Kenya xilli ay isku dayayeen inay ka Gudbaan Xuduudda Somalia. Ms Fatuma Bariki Makame, oo 28 Jir ah, iyo Ms Swabra Abdallah, oo 23 Jir ah […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Roma,23Aug,2015(QJ/SDN)-Ciidamada ilaalada xeebaha ee dalka Taliyaaniga waxa ay sheegayaan inay ka shaqeynayaa samata bixinta in kabadan 2200 oo qof oo ka gudbaya badda Mediterranean ka. Dadkan tahriibayaasha ah ee ka safray dalka Libya waxa ay saran yihiin in kabadan 20 doomo yaryar oo ah nooca la buufiyo. Laba doon oo alwaax ka sameysay ayaa sidoo […]
Posted in Uncategorized | Read More »