Home » 12:37 pm
Entries posted on “August, 2015”
Gacantadar,24Aug,2015(QJ/SDN)-Wararka naga soo gaadhaya gobolka Sool gaar ahaan deegaanka gacan dar ayaa sheegaya in 22kii bishan ku dhawaad 25beerood dab la qabadsiiyay, beerahan oo isugu jira beero daaqsimeed iyo kuwo laga beero noocyada kal duwan ee dalagyada. Waxaana wararku sheegayaan in maleeshiyo beeleed ay ka danbeeyeen arrintani. Dadka deegaanka gacandar oo shabakadda Qurbejoog.com khadka telefoonka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Rome,24Aug,2015(QJ/SDN)-Wararka naga soo gaadhaya Dalka Talaayniga,ayaa sheegaya in Xeebaha Dalkaasi ay si weyn ugu soo qul-qulayaan Dad Muhaajiriin Afrikaan u badan,kuwaas oo soo beegsanaya Qaaradda Yurub. Ciidamadda Badda ee Dalka Talyaaniga ayaa sheegay in Maalmihii ugu danbeeyay soo bad-baadiyeen Muhaajiriin tiro badan,kuwaas oo badda dhex sabaynayay. Sida laga soo xigtay Saarkiisha Samata-bixinta ee Dalka Talyaaniga […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho,Aug,2015(QJ/SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa u magacaabay Ergeyga Gaarka ee Soomaaliya u Qaabilsan Horumarinta Xaquuqda Carruurta iyo tahriibayaasha, Maryan Yaasiin Xaaji Yuusuf Taariikhdu markay ahayd 20-kii bishan Ogoosto 2015-ka. Magacaabista oo ka dhacday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Somalia, ayaa waxaa Goob-joog ka ahaa Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ay ka mid […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Kismaayo,24Aug,2015(QJ/SDN)-Amar kasoo baxay wasaaradda warfaafinta Jubbaland ayaa lagu mamnuucay in Telefishinka Universal uu ka howlgalo gobollada Jubooyinka, iyadoo amarkani uu si toos ah uga soo baxay wasaraadda warfaafinta Jubbaland. Tv-ga Universal ayuu maamulku ku eedeeyay in uu baahiyay warar been abuur ah, waxaana amarkani shaqada looga joojinayo telefishinka uu yahay mid kasoo baxay qeybta warfaafinta […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Laascaanood,24Aug,2015(QJ/SDN)-Waxaa shalay gelinkii hore dab uu qabsaday goob waxbarasho oo ku taallada Xaafada Ex-Kaantarool , ee dhinaca waqooyi Bari ee magaalada Laascaanood, Dabkan oo ka dhashay Taraq(Kibriid)la qabadsiiyay Laambada mid ka mida qolalka ay degen yihiin ardayda wax ka barta College-kani. Iskuulkaan oo ah Meel lagu xareeyo caruurta Si loo baro Diinta iyo Akhlaaqda Suuban […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Gaarisa Aug 24,2015(SDN/QJ)-Ciidamada amaanka ee magaalada Gaarisa ee Woqooyiga dalka Kenya ayaa sheegay in ay fashiliyeen weerar ay damacsanayeen kooxo xag jira oo ka amar qaata Al Shabaab. Asaarada arimaha amniga ee Kenya ayaa war ay arinkan ka soo saartay ku xaqiijisay in ay fashiliyeen weerarka. “Ciidamada amaanku waxa ay Gariisa ku qabteen laba ruux […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho Aug 24,2015(SDN/QJ)-Shirkad laga leeyahay dalka Turkiga ayaa gacanta loogeliyay maamulka Dekedda magaalada Muqdisho. Xaflada maamul wareejinta Dekedda ayaa waxa ku sugnaa wasiirka Dekkeddaha Soomaaliya Cabdiraxmaan Macalim, madax ka socotay shirkada Albayrak iyo saraakiil ka socota Safaarada Turkiga. “Dawlada Soomaaliya waxa ay si rasmi ah gacanta ugu gelineysaa maamulka Dekedda Muqdisho shirkada Albayrak, waxaan rajeyneynaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
A signing ceremony was held for the transfer of operations of Mogadishu International Port, located in Somali’s capital Mogadishu, to Turkey’s Albayrak Group, which was attended by Somali Ports Minister Abdurrahman Muallim and Deputy Minister Cemal Buru, representatives from the Albayrak Group and officials from the Turkish Embassy in Mogadishu. Delivering a speech at the […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Tehran:Aug,24,2015(SDN/QJ)-Dawladda Dalka Ingriiska, ayaa maalintii shalay dib u furtay Safaaraddii ay ku lahayd Magaalada Tehran ee Dalka Iran, kadib Muddo afar sano ah oo ay xidhnayd. Dadweyne cadheysan, ayaa bishii November ee sanadkii 2011-ka xoog ku galay Dhismaha Safaaradda Britain, xilli ay markaa taagneyd xiisad Iran kala dhaxeysay Wadamada Reer Galbeedka. Xoghayaha Arrimaha Dibadda Britain, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Kismayo:Aug,24,2015(SDN/QJ)-Sida lagu sheegay war kooban oo xafiiska warfaafinta Jubba Land kasoo baxay, waxa Gebi ahaanba la mamnuucay inuu Telefishanka Universal ka hawlgalo Deegaanada uu maamulkaasi ka arrimiyo. Wasiirka Warfaafinta Maamulka Jubba Land Md Cabdi Nuur Cali Aadan, ayaa ku eedeyay Telefishinka in uu sameeyay warbixino aanu maamulku Jeceleysan isagoo ku dhaliilay in uu nabadgelyo darro […]
Posted in Uncategorized | Read More »