Home » 4:49 am
Entries posted on “August, 2015”
The 19-year-old Chelsea striker Feruz Islam has said he wants to play for Somali soccer national team, ocean stars. Feruz who previously turned down invitations to join up with Under-19 squads of Scotlanddeclared a desire to play for Somalia, the nation he fled aged just 10 before becoming a teenage sensation at Celtic FC. Chelsea […]
Posted in Sports | Read More »
Addis Ababa:Aug,25,2015(SDN/QJ)-Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Ethiopia, ayaa Roobab xoog leh iyo daadad ka dhashay waxa ay khasaare kala duwan gaadhsiiyeen dadkii halkaasi deggenaa, waxana sii kordhaysa Tirada dhimashada dadka gaadhay. Wargeyska todobaadlaha ah ee Addis Admas ayaa cadadkiisii ugu danbeeyey ku xusay in ugu yaraan 14 qof ay ku naf waayeen masiibooyinka ka dhasha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Laughing and chattering teenagers walk past Somali Specialist, a nondescript hair salon in a nondescript neighbourhood in Islamabad. Their raucous cackle earns them a glaring look from an elderly man walking by. This is ‘Somalistan’ or ‘Somali Street’ in the federal capital’s G-10 sector. The street’s unofficial name has an exotic ring to it. In […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Aug,25,2015(SDN/QJ)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo iyo wafti uu hoggaaminayo, ayaa la filayaa inay maalinta berry ah safar kooban ugu baxaan Gobolka Awdal, waxana Magaalada Borama laga dareemayaa Socdaalka Madaxweynaha. Inta badan saraakiisha ammaanka dalka ayaa ilaa iyo shalay kusii qulqulayey magaalada Borama, waxana xubnaha halkaas gaadhay ugu culus taliska sare ee ciidamada RRU-da iyo waliba […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Naima Mohamed remembers watching in March as about 100 mostly Somali students, tired of feeling harassed over their race and religion, walked out of St. Cloud Technical High School. “It was just a lot of pent-up frustration,” said Mohamed, 14, who’ll be a sophomore at Tech High when school returns next week. “People kept how […]
Posted in Uncategorized | Read More »
The United States government should officially recognize the independence of Somaliland, a moderate Muslim democracy in the Horn of Africa. Such an argument may seem counterintuitive at a time when tensions are rising in the region. But I submit that it is precisely because of those rising tensions that it is time for the Bush […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi:Aug,25,2015(SDN/QJ)-Maxkamadda Sare ee Waddanka Kenya, ayaa soo afjartay kiis socday muddo toban sano ah, kaas oo u dhexeeyey Dawladda Dalkaas iyo ururrada Macallimiinta, waxana lagu muransanaa mushahar kordhin macallimiintu dalbanayeen. Maxkamadda, ayaa go’aamisay in la kordhiyo mushaharka macallilmiinta inta u dhaxaysa boqolkii konton ilaa lixdan(50-60%), waxana arrintaas si weyn usoo dhaweeyey Macallimiinta oo tilmaamay inay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Ottawa Aug 25,2015(SDN/QJ)-Sheekh Saciid Cali Axmed oo aalaba halkan inooga soo jeediya barnaamijyo diini ah ayaa waxa uu manta inoo bilaabayaa barnaamij taxane ah oo ku saabsan tarbiyada Caruurta. “Dhawr iyo labaatankii sano ee ina soo dhaafay marna waxa aan ahaa arday barta culuumta tikoolajiyada marna waa aan ku xoogsanayay. Sidoo kale mudadaas waxa aan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi:Aug,25,2015(SDN/QJ)-Marxuum Cismaan Cilmi Caddaawe oo ay xagga Hooyo walaalo ka ahaayeen Madaxweyne Xasan Sheekh, ayaa xalay ku geeriyooday magaalada Nairobi ee Dalka Kenya. Marxuumka, ayaa muddo dheer ku xanuunsanaayay Magaalada Nairobi, iyadoo ugu dambeyna uu Axadii ugu geeriyooday xanuuno kala duwan oo isbiirsaday. Cismaan Cilmi Cadaawe oo ugu weynaa qoyska Madaxweynaha, ayaa waxa uu saamayn […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Abstract The rise of China has incontrovertibly been one of the utmost News of the world for the last decade, or the twenty first century. The extraordinary economic growth of China in terms of manufacturing and exporting goods and services is what made some international economic researchers and political analysts to predict when China will […]
Posted in Uncategorized | Read More »