Home » 11:27 am Entries posted on “August, 2015”

Somalis investigate Minnesota-born teen’s death at boarding school

Somali police officials have launched an investigation into the brutal death of a Minneapolis-born boarding school student following mounting pressure from U.S. authorities. In an e-mail to the young man’s family, Sen. Amy Klobuchar’s office said that authorities in Puntland, a region of northern Somalia, had begun a probe into the death of 17-year-old Ammar […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Yuhuudda Oo Cod Dheer Kaga Digtay Halista Kooxda Al-shabaab

Televiv:Aug,26,2015(SDN/QJ)-Yuhuudda ayaa qarsan kari weyday cabsida ay ka qabto Kooxda Al-shabaab, waxana Madaxa waaxdeeda la Dagaallanka Argagixisadu uga digay muwaadiniintooda inay u safraan 27-dal oo ay Somalia kamid tahay. Isagoo Saxaafadda kula hadlayey magaalladda Televiv ayaa waxa uu sheegay in iyadoo ay dadka Yuhuudda foodda ku soo hayso Dabaaldegga Maalmaha ay ugu yeedhaan Maalmaha Ducadda […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Akhri Magaca Sarkaal Sirdoonka Somaliland Katirsanaa Oo Naftiisa Khaarajiyey

Hargeysa:Aug,26,2015(SDN/QJ)-Waxa Xalay Fiidkii hore Sabab aan la garanaynin Xarunta Ciidamada Sirdoonka Somaliland isku khaarajiyey Sarkaal  Katirsanaa Ciidamada Sirdoonka, kaas oo rasaas Oodda Iskaga Qaaday. Sarkaalkan Naftiisa toogtay, ayaa Magaciisa lagu sheegay    Maxamed Axmed Raaqib, waxana uu ahaa  Nin dhalinyaro ah oo da’diisa lagu qiyaasay 30-32 jir, isla-markaana muddo sanado ah kusoo jirey shaqada sirdoonka ah […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Akhri Tirada Dhallinyaro Magalooyinka Burco Iyo Hargeysa Kasoo Kala Jeeda Oo Saxaraha Libya Harraad Ugu Dhimatay Iyo Wiil Caan Ahaa Oo Kamid ah

Khartum:Aug,26,2015(SDN/QJ)-Warar ka nixiyey shacabka Reer Somaliland, ayaa kasoo baxaya Dhinaca Saxaraha Dalka Libya, kadib markii gaadhi ay saarnaayeen Ugu yaraan 25 Qof oo dhammaantood  kasoo jeeda Magaalooyinka Hargeysa Burco uu Saxarahaas kula jabay kadibna ay Harraad iyo Gaajo Halkaas ugu geeriyoodeen. Dadkan dhallinyarada ah  ayaa markii Baabuurbkii ay Saarnaayeen Jabay isku dayey inay Lugeeyaan, balse […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Garisa:Rag Walxaha Qarxa Diyaarinayey Iyo Hubkii Ay Siteen Oo Gacanta Lagu Dhigay

Garisa:Aug,26,2015(SDN/QJ)-Ciidamada Ammaanka ee Magaalada Garisa ee Waqooyi Bari Kenya, ayaa Maalintii Shalay lagu soo bandhigay Hub iyo Waxyaabo Kale oo Qarxa, waxana ay La sheegay in  Gacanta Lagu Hayo Raggii Hubkaas lagu soo qabtay, balse aan Warbaahinta Wali La Horkeenin. Madaxa Ammaanka Ee Gobolka Waqooyi Bari, Maxamed Saalax oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Garissa, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Jabuuti oo Beenisay Eeddii uu Taliyaha AMISOM ee Gobolka Hiiraan u jeediyay Ciidanka Itoobiya

Jabuuti,26Aug,2015(QJ/SDN)-Dowladda Jabuuti ayaa beenisay Hadal uu Dhawaan Warbaahinta Siiyay Taliyaha AMISOM ee Gobollada Dhexe ee Somalia, Col. C/raxmaan Cabdi Dhimbil oo ahaa in Ciidamada Itoobiya ee ka Howlgala Gobolka Hiiraan Qaarkood aysan ka mid ahayd Howlgalka AMISOM, Balse ay dano gaar ah ka leeyihiin Soomaaliya. Taliye Dhimbil oo Toddobaadkii hore kula hadlayay Warbaahinta Magaalada Baladweyne […]

Posted in Uncategorized | Read More »

8th Circuit upholds convictions, sentences of Minnesota women who raised funds for al-Shabab

MINNEAPOLIS (AP)Tuesday, August 25, 2015 — A federal appeals court upheld the convictions and prison sentences Tuesday for two Minnesota women found guilty of conspiring to funnel money to a terror group in Somalia despite claiming they were collecting funds for the poor.   Amina Farah Ali, 39, and Hawo Mohamed Hassan, 68, were convicted […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Askari Ka Tirsan Ciidanka Bileyska Somaliland Oo Isku Dhex Toogtay Xarunta CID’da.

Hargeysa,26Aug,2015(QJ/SDN)-Mid ka mid ah Askarta ilaalada ka ah xarunta CID’da ee magaalada Hargeysa ayaa xalay abaaro sideedii fiidnimo isku dhex toogtay gudaha xarunta, iyadoo xilligaas uu askarigu ka mid ahaa askarta gaadhka ku qornayd ee goobta ilaaladooda loo xil saaray, waxaana wararka qaar ay sheegayaan in askarigu isku buuqay oo dhanka maskaxda laga soo galay, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Natiijadii Cododkii Ay Heleen Baarlamaankii Somaliland Ee 1960-kii

Waxaa Soo Ururiyay Suxufi Qoraa Cali Cabdi Coomay Degmo-doorasho Magacyada Musharaxiinta Tirada Codadka   Dubuluq Cabdillaahi Xuseen. Rashiid Suldaan Cabdillaahi 2732 1102 Baanka Maxamed Biixi Shuuriye. Cabdillaahi Sh. Muuse 2488 0404 Sheekh Madar Yuusuf Ismaaciil Samater. C/lahi Gaax-nuug X. Cabdilahi 4108 1495 Gabilay Sheekh Barkhad Cawaale. Axmed Yuusuf Ducaale 4877 1564 Faraweyne Cali Muxumed X. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Mareeyaha Haamaha Shidaalka Oo Waxba Kama Jiraan Ku Sheegay In La wareejiyay Haamihii,Siyaasiyiintana Faray In Ay Hubsadaan.

Berbera,25Aug,2015(QJ/SDN)-Mareeyaha Haamaha Kaydka Shidaalka Berbera Sheikh Saleebaan Siciid ayaa sheegay inaanay waxba ka jirin wararka sheegaya in lawareejiyay haamihii Shidaalka Berbera kuwaas oo ku Sheegay Qaar aanay waxba ka jirin. Sheekh Saleebaan waxa uu cadeeyay inaan lala Soo xidhiidhin loona sheegin waxa cadayn ahna aanu hayn oo lagu farayo in Shirkado gaar ah lagu wareejiyay […]

Posted in Uncategorized | Read More »