Home » 4:28 am
Entries posted on “July, 2015”
Xudur:Jully,27,2015(SDN/QJ)-Sarkaal sare oo katirsan Maleeshiyada Ururka Al-shabaab, gaar ahaan Gobollada Bay iyo bakool, ayaa gacanta ciidamda Dawladda Galay, sida uu warbaahinta u sheegay Taliye-ku xigeenka Ciidanka Xoga dalka ee Gobolka Baay. Sargaalkan ayaa la sheegay in uu kasoo baxsaday dagaalada ka soo cusboonaaday gobolada baay iyo bakool iyadoo ujeeddadiisu ahayd inuu dhiimasho ku galo Magaalada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Jully,27,2015(SDN/QJ)-Shan sano kahor maanta oo kale waxa Hoggaanka Dalka loo dhaariyey madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud(siilaanyo), waxana xukuumaddiisu maanta wixii ka dambeeya geli doontaa Muddo-kordhin 22-bilood ah, taas oo ay Golaha Guurtidu u sameeyeen inkastoo Mucaaridku aanu aqoonsan. Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo mucaaradad xooggan wajahaysa, ayaa ku guuldarraysatay inay dalka doorasho ka hirgeliso, iyadoo ilaa xilliganna […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London:Jully,27,2015(SDN/QJ)-War qoraal ah oo uu soo saaray Xafiiska horumarinta u qaabilsan barwaaqo sooranka Dalka Britain, ayaa lagu sheegay in xukuumadda Ingiriisku sii wadi doonto taageerada ay siiso dawladaha Somalia iyo Somaliland. Hadalkaasi ayaa soo baxay, kadib, markii uu Xoghayaha Iskaashiga Calaamiga, ahna Sii-hayaha Xoghayaha Arrimaha Dibedda Britain, Grant Shappes uu dhamaystay booqasho hawleed oo uu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Jully,27,2015(SDN/QJ)-Kadib Markii uu Madaxweyne Siilaanyo maalintii shalay soo saaray Degreeto uu ku dhamaystiray Tirada Garsoorayaasha Maxkamadda Sare oo laga dhigay 11-garsoore sida distoorku sheegay, ayaa Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed,waxa uu aragtidiisa ka dhiibtay sida uu u arko garsoorayaashaas cusub ee lasoo kordhiyey. Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Jully,27,2015(SDN/QJ)-Waxa shalay galabnimadii si rasmi ah usoo gebogeboobay shirweynihii labada xisbi ee Ucid iyo Waddani uga socday Hutel Dalxiis ee Magaalada Hargeysa, kaas oo ay hore u sheegeen inay xaaladda waddanka ku dersayaan. Inkasta oo aan si hufan loo faahfaahin qodobbada Shirka ka soo baxay, haddana Musharraxa jagada Madaxweyne Ku-xigeenka Xisbiga UCID Cabdirashiid Xasan Mataan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho July 27,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha degmada Warshiikh Axmed Xuseen Xassan (Shidka) ayaa ka hadlay colaad dhawaanahan ka jirtay Tuulooyinka Muungaab iyo Gummaroow oo ka tirsan degmadiisa, isaga oo ku baaqay in si deg deg ah loo dhammeeyo colaadda. Colaaddan ayaa waxa ay ka dhexeysaa Maliishiyaad u kala safan qaab beeleed, kuwaas oo wada ah dad kasoo jeeda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Ugu horayn waxaan u mahad celinayaa akhiristayaasha ku xidhan maqaaladan waxaanan leeyahay wax akhrisku waa muhiim waana barta aad ka kasban karto waxbarsho aan cidi ku barrin ama macalin la’aan ah Waxaynu ogsoonahay fikir kasta iyo waliba wax walba oo aynu qabanayno waxaa uu ka bilaabma maskadeena Haddaba maskaxdu waa maxay ? maskaxdu waa injiinka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Burco,26july,2015(QJ/SDN)- Daawo Madaxwaynaha Somaliland Sidii Galabta Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Burco Waxaana Soo dhawayntiisa Kaqaybqaatay Madaxda Heer Gobolka Iyo Heer Dagmo Iyo Bulshada Qaybaheeda Kala Duwan
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho,26july,2015(QJ/SDN)-Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar ismiidaamin ah oo galabta lagu qaaday Hotelka Jaziira oo kuyaala agagaarka Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, waxaana weerarkan ka dhashay qasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Weerarka Ismiidaaminta ah ayaa loo adeegsaday Gaari nuuca xamuulka qaado ah oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa iyo biro […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho,26july,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si kulul u Cambaareeyay Weerarkii Maanta ay Al-shabaab ku Qaadday Hoteel Jasiira oo ku yaalla Magaalada Muqdisho. Xasan Sheekh ayaa Sheegay in ujeeddada kooxaha Argagixisada ah ay tahay inay Hor-is-taagaan rabitaanka shacabka oo ah inay nabad iyo barwaaqo gaaraan, taasna aysan marna suuro-gal noqon doonin. “Waxaan u […]
Posted in Uncategorized | Read More »