Home » 12:56 pm
Entries posted on “July, 2015”
Laascaanood 27.July 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo weftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayey eesocdaalka ku marayey Gobolada Bari ee Dalka ayaa maanta gaadhay xarunta Gobolka Sool ee Laascaanood, halkaas oo uu dhagax dhig iyo kormeer ku sameeyey mashaariic Gobolkaasi laga fulinayo, isla markaana Madaxweynuhu waxa uu booqday fadhiisimada jiidda hore ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Laascaanood,27july,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo wefti ballaadhan oo xukuumaddiisa ka tirsan ayaa gaadhay magaalo madaxda gobolka sool ee laascaanood ayaa dadweynaha magaaladaasi waxay usoo dhaweeyeen si weyn waxaana ay dadweynaha kula shireen madaxweynaha iyo weftigiisu huteelada waaweyn eek u yaala magaalada laascaanood. Madaxweyne siilaanyo ayaa dadweynaha u sheegay in ay usoo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
ADDIS ABABA, Ethiopia-When a young Ethiopian journalist, Simegnish Mengesha, got the chance to meet with President Obama in May, a comment from a high-ranking American official was on her mind. On a visit to Ethiopia two weeks earlier, Wendy R. Sherman, the under secretary of state for political affairs, had said she expected the country’sMay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,27july,2015(QJ/SDN)-Deegaanka dabada-cadaada oo ah duleedka koonfur bari ee magaalada Hargeysa ayaa waxa habeen hore soo weerartay koox waraabayaal ah iyagoo halkaasi qudha kaga jaray ku dhawaad kontomeeyo xoolo adhi u badan, waxaana wararka aanu degaanka ka helayno ay sheegayaan in reer xoolo dhaqato ah ay soo weerareen waraabayashu ka dibna ay halkaasi ka dareersadeen xoolo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:Jully,27,2015(SDN/QJ)-Warar dheeri ah, ayaa kasoo baxaya cidda ku waxyeeloowday weerarkii shalay kooxda Al-shabaab ku qaadeen Hutel Jazira ee Magaalada Muqdisho, waxana la sheegayaa inay diblomaasiyiinta shisheeye halkaas ku waxyeeloobeen. Dadka ku dhintay Weerakii Hotelka Jaziira ayaa la sheegay in uu ku jiro Diplomaasi Shiiniis ah oo ka shaqeenayay Safaarada Dowlada Shiinaha ay ku leedahay Dalka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,27july,2015(QJ/SDN)-Dolwadda hoose ee Hargeysa ayaa saaka bilowday olole ay u banaynayso waddooyinka xidhan ee magaalda Hargeysa gaar ahaan faras magaalaha, waxaana saaka subaxnimadii hore dowladda hoose ee Hargeysa Cagta marisay goobo ganacsi oo aad u tiro baan. Waxaana la arkaayay ciidamada ammaanka Hargeya oo ammaan aad u usaagaya. Wakhti hadda laga joogo dhowr bilood ayay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,27july,2015(QJ/SDN)-Iyadoo maanta lagu waday in jaamacadda Hargeysa uu ka furmo imtixaanka ardayda freshka iyo seniorada ee jaamacadda Hargeysa, ayaa waxa jaamacadda weerar kusoo qaaday koox dhalinyaro ah oo budhadh iyo dhagaxaan ku hubaysan waxaana ay halkaasi ka geesteen khasaare isugu jira baabuur ay jajabiyeen iyo in ay waraaqii imtixaanka jarjareen, intaasi ka dib ciidanka nabadgelyada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Adis Ababa July 27,2015(SDN/QJ)-Madaxweynaha dalka Mareykanka Barak Xuseen Obama ayaa booqasho ku maraya magaalada Adis Ababa halkaa oo uu kula kulmi doono madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle. Obama Ayaan Jabuuti ku darin dalalka uu booqanayo sababo la xiriira nidaamka dawladeed ee dalkaa ka jira oo aan ku saleysneyn Dimuqraadiyad iyo ku tumasho xuquuqda aadanaha. Mareykanka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hareysa July 27,2015(SDN/QJ) Xukumadda Somaliland ayaa adkaysay socdaalka islamarkaana hubinaysa dadka soo galaya iyo dadka ka baxaya dalka. Arrintan ayaa ka dambeysay dalabyo uga yimid wadamada jaarka ah maadaama Madaxweyne Obama dalka Ethiopia imanayo galinka dambe ee axadda. “Runtii waxa jira labada dal ee aynu jaarka nahay mar walba dareenkooda sare way na soo gaadhsiiyaan, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa July 27,2015(SDN/QJ)- Guddoomiyaha Xisbiga WADANI ayaa ka hadlay masuuliyiintii muddooyinkii u dembeeyey iska casilayay xisbigiisa kuwaas oo uu ku tilmaamay in xukuumaddu ka dambayso. Cabdiraxmaan Cirro oo shalay war uu siiyey warbaahinta kaga jawaabayayay eedihii madaxweynuhu u soo jeediyey ayaa uu kaga jawaabay su;aalo ku dhereran istiqaaladaha loo soo gudbiyey, oo ay ka mid […]
Posted in Uncategorized | Read More »