Saylac 01.July 2015 (SDN/QJ)- Badhasaabka Gobolka Salel Mr. Cabdirisaaq Waabari Rooble, ayaa sheegay in xalay ay dekadda Saylac soo gaadheen 14 qof oo qaxoonti ah oo ka soo cararay colaadaha ka oogan dalka Yeman. Badhasaabka Salel ayaa sheegay in dadkan qaxoontiga ah ee tabaalaysan ay dejiyeen isla markaana ay marti-gelinayaan. “Waxa caawa(xalay) xeebta Saylac soo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa, 01.July 2015 (SDN/QJ)- Inagoo Ku Guda Jirna Tobankii Dhexe ee Bisha Barakaysan ee Ramadaan Isla Markaana looga baahan yahay Qof kasta oo Muslim ahi inuu la Yimaado Camal raali Geliya Ilaahay ayaa Waxay Shabakada Qurbejoog halkan idiinku soo Gudbinaysaa Su’aalo iyo Jawaabo u Gaar ah Bishan .
Posted in Uncategorized | Read More »
Qaahira 01.July 2015 (SDN/QJ)- Xeer Ilaaliyihii Guud ee dalka Masar, Hisham Barakat, ayaa Isniin lagu dilay Qarax lala beegsaday kolonyo baabuur ah oo uu la socday badhtamaha magaalada Qaahira. Xeer ilaaliyihii Guud ee wadanka Masar Hisham Barakat ayaa qarax lala beegsaday isagoo maraya meel u dhaw kuliyad Boolis oo ku taala degmada Heliopolis ee magaalada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa, 01.July 2015 (SDN/QJ)- Wefti uu hogaaminayo wasiirka Beeraha Somaliland Maxamed Aw Daahir Ibraahim ayaa safar shaqo oo koremeer ah ku tagay horumarin iyo wax ka qabasho uu Mashruuca Sanduuqa horumarinta Somaliland ku sameeyey deegaano beeralay ah oo ka tirsan Gobolka Maroodijeex galbeedkiisa, iyada oo kormeerkan ay ku wehelinayeen masuuliyiin ka tirsan wasaaradda Beeraha iyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garoowe 01.July 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha dowladda Puntland ee Soomaaliya,Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa si cad u sheegay Puntland inaanay cidna magan uga ahayn dowladnimadeeda. Cabdiweli oo khudbad ka jeediyay xuska munaasabad lagu xusayo 1-da July oo ah xilligii ay xoroobeen gobollada koonfurta oo Lagu qabtay xarunta madaxtooyadda ayaa sheegay dowladiisa inanay dhagaha ka xidhan doonin […]
Posted in Uncategorized | Read More »