Home » 4:21 am
Entries posted on “July, 2015”
Hargeysa July 01,2015(SDN/QJ)-Waxaa maalintii axada bisha june aheyd 28kii 2015, ku kulmay hotel Ambassador Hargeysa haldoorka beelaha GARXAJIS oo ay ku jireen salaadiin, cuqaal, odayaal , siyaasiyiin , waxgarad, aqoonahan , ganacsato iyo dhalinyaro. Waxaa shirka lagu falanqeeyey xaaladda dalka , Ilaalinta midnimadda Iyo nabadgeliyadda bulshada Somaliland iyo madaxbanaanida iyo gooni isku taaga qaranimadda Somaliland. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 01.July 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa nidar ku marayay inaanay u dul qaadan doonin Xukuumada uu ka tirsan yahay Hadalada Mucaaridka ee saamaynta ku leh dalka. Hargeysa SDN/QJ contact@qurbejoog.com
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa, 01.July 2015 (SDN/QJ)- Ururka EU-da ee ay ku mideysan yihiin Waddamadda reer Galbeedka ee Reer Yurubka, ayaa wadda qorshe ay waddamadda ku yaala Bariga Qaaradda Afrika ee ay ka mid yihiin Somaliland,Jabuuti,Kenya, Ethoipia, Eritrea, South Sudan, Sudan, Uganda, Yemen iyo Somalia, inay ka hirgelin doonaan Mashruuc lagu tayeynaayo laguna tababaraayo Ciidmadda Hay’addaha Sirdoonka ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 01.July 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu Xalay Abaalmarino kala duwan gudoonsiiyey Ardaydii ku guulaysatay Tartanka Qur”aanka kariimka ah ee ka socday Masjidka Cali Mataan oo la soo gebegabeeyey. Tartankan ayaa noqonaaya kii saddexaad ee uu madaxweynuhu si xidhiidha u gudoonsiiyo Ardayda ku guulaysatay kaalmaha hore Baabuur iyo hadyado kala […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 01.July 2015 (SDN/QJ)- Wasiir ku xigeenka Amniga ee wasaaradda Arimaha gudaha ee JSL Md Cabdi daahir cammuud oo shir jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa ayaa ka hadlay arimo badan oo dhanka ammaanka ah gaar ahaan dembiilayaashii dilalka kala duwan ka gaystay gudaha caasimadda.
Posted in Uncategorized | Read More »
Laasacaanood 01.July 2015 (SDN/QJ)- Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inay wada hadal toos ah la galayaan dhammaadka bisha ramadaan kooxda Khaatumo ee ka dhisan bariga Somaliland. Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha wakiilada Baashe Maxamed Faarax oo warbaahinta kula hadlayay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa sheegay in kooxda Khaatumo ka aqbashay wada hadalkii,kaasi oo bilaabmi […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 01.July 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI iyo Golaha Wakiilada SomalilandCabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi(Cirro), ayaa ka hadlaymawqifka Xukumadda ee ah inaanay ka bixin heshiiskii saddexda xisbi iyo Xukumadda ee ahaa in doorashada la qabto December 2016-ka oo ay xukumadda iyo Kulmiye sheegeen inay heshiiskaas wali taabacsan yihiin. Guddoomiyaha oo saxaafadda la hadlay ayaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 01.July 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Saddexaad ee xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray), ayaa sheegay midnimadii Somaliland burbur ku dhawdahay, maadaama oo muddo xileedkii Guurtida, wakiiladda iyo Madaxtooyadu dhammaadeen, isla markaana ay noqotay ku fadhi sharci darro ah. Mujaahid Cali Guray wuxuu sidaa ku sheegay qoraal uu ku baahiyay bogga uu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 01.July 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan Maxamed Faaraxa Qabile oo ka mid ah Golaha Wakiilada Somaliland, kana tirsan XIsbiga Mucaaradka ee UCID, ayaa ka hadlay khilaafka cakiran ee ku saabsan muddo kordhinta ee u dhexeeya Xukuumadda, Guurtida iyo Xisbiyada Mucaaradka. Xildhibaan Maxamed Faaraxa Qabile oo Wargeyska Geeska Afrika ayaa yidhi “Marka aynu eegno Saddexda Xisbi, Xisbiga […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garowe 01.July 2015 (SDN/QJ)- Shirkadda African Energy ee ka diiwaan-gashan Dalka Canada, Sahmin Shidaalna ka wadday deegaanno ka tirsan Puntland, ayaa ku dhawaaqday inay isaga baxday deegaannadaas, iyadoo u sababeysay ka bixideeda Puntland arrimo amni iyo Khilaafka Sahminta macdanta ee u dhexeeya maamulka Puntland iyo Dowladda Dhexe ee Somalia. Mas’uuliyiinta shirkaddan oo xarunteedu tahay Vancouver […]
Posted in Uncategorized | Read More »