Home » 12:37 am
Entries posted on “July, 2015”
Xafiiska lagu kaydiyo xogta iyo qoraallada taariikhda ee ku yaal magaalada London ee loo yaqaan “Public Records Office” ayaa sannad kasta waxa lagu soo bandhigaa qoraalladii sirta ahaa ee la kaydiyey ee ka qarsoonaa ama dednaa indhaha bulshada muddo 30 sannadood ah. Bisha January ee sannad kasta waxa xafiiskaasi u tartama aqoonyahannada taariikhda raad-raaca iyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 02.July 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Arrimaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cali Maxamed Warancadde, ayaa sheegay in wanaag badan ka muuqdo dalka Somaliland, isagoo xusay in barashada diinta islaamka iyo xiftiga qur’aanka kariimka ah yihiin waxyaabaha ugu muhiimsan ee if iyo aakhiro lagu gaadho horumar. Md. Cali Maxamed Warancadde oo hadal ka jeediyey xaflad lagu xidhay tartan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Baraawe, 1july,2015 (QJ/SDN)-Wararka ka imanaya deegaanada gobolada shabeelada hoose ayaa sheegaya in Ciidamada AMISON ay ka baxeen labo degaan oo ka tirsan gobolka Sh/hoose saacado ka hor. Degaanada ay ka bexeen ayaa kala ah Buufow iyo Ababay,oo kala hoos taga magaalooyinka Marka iyo Baraawe. Degaanka Ababaay oo Baraawe kaga beegan dhanka Buulomareer ayaa la sheegayaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi1,july,2015(QJ/SDN)-Kenya and Somalia are seeking an out-of-court settlement over the long-running border dispute linked to lucrative oil and gas reserves in the Indian Ocean. Foreign Affairs secretary Amina Mohammed told Parliament that Somalia had agreed to pursue arbitration outside the United Nation’s highest court which was preparing to start hearing the suit. Somalia […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho, 1july,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Munaasabad si heer sare ah loo agaasimay xalay kaga qayb galay xarunta gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho. Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay munaasabadda ayaa hambalyo ku aaddan 55-guuradii kasoo wareegtay markii gobolada koonfureed ay qaateen xorriyadda u diray shacabka Soomaaliyeed, wuxuuna ummadda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Dhuusamareeb, 1july, 2015(QJ/SDN) Wararka naga soo gaadhaya gobolada dhexe ee dalka soomaaliya ayaa sheegaya in goordhaweyd halkaasi lagu doortay madaxweynaha Maamulka Gobalada dhexe ee ay Furtay maamulka Ahlusunna waljameeca. Shirkan ayaa mudo ka socday magaalada dhuusamareeb waxaana maanta ugu dambeyn noqotay in madaxweyne loo doorto sheekh Maxamed shaakir oo katirsan culumada ahlusunna Waljameeca. Maamulkan ayaa kasoo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:July,01,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne Siilaanyo, ayaa xil cusub u magacaabay siyaasi Axmed Aadan Ismaaciil(keyse) ooh ore Godob siyaasadeed oo adag uga galay madaxweynaha xilligii uu macaaridka ahaa. Axmed Aadan Ismaaciil(keyse)oo hore iskaga casilay xilka Xoghayaha arrimaha Dibadda ee xisbiga Ucid, ayuu madaxweyne Siilaanyo xalay u magacaabay inuu qabto xilka Wasiir-ku-xigeenka Arrimaha Dibada, halka uu Mawliid Maxamuud Ibraahin oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Jully,01,2015,(SDN/QJ)-tan iyo intii galabnimadii shalay qasriga madaxtooyada ay kasoo baxday Degreetada madaxweyne Siilaanyo ugu magacaabay Wiilka uu Soddoga u yahay ee Baashe Morgan Safiirka imaaraadka u fadhiyi doono somaliland, waxa soo baxayey guux iyo yaab badan oo shacabku arrintaas kaga falceliyeen. Xogo sababta magacaabista wiilka madaxtooyada la xididka ah loo la xidhiidha, ayaa sheegaya inay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Dubai July 01,2015(SDN/QJ)-Waxa dhawaan wareysi uu bixiyay Siyaasiga Rug cadaaga ah ee Ismaciil Buubaa uu ku shaaciyay mawqifkiisa ku soo guryo noqosho ee Somaliland Siyaasi Buubaa ayaa mudo aad u dheer dalkiisii Hooyo uga maqnaa mawqif uu ku diidanaa gooni isutaaga Somaliland oo uu haatan xal u arko.
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa July 01, 2015(SDN/QJ)-Waa Xalqadii shanaad ee barnaamijka Taxanaha xadiiska ramadaanta oo uu aalaaba inoo soo jeediyo walaalkeen Sh.Maxamed Cismaan Cayuun Xafidahullah. Barnaamijka ayaa waxa inoo soo saara Wariyahayaga magaalada Hargeysa Khaalid Foodhaadhi ee dhegeysi haboon. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Xadiis5.MP3″] HALKAN GUJJI SI AAD U DHEGEYSATO BARNAAMIJKA XADIISKA MAANTA
Posted in Uncategorized | Read More »