Home » 3:00 am
Entries posted on “July, 2015”
Hargaysa 02.July 2015 (SDN/QJ)- Agaasimaha guud ee Wasaarada Ciyaaraha Somaliland ayaa shalay magaalada Hargeysa ka furay kulan hawleed ku saabsan sidoo loo dhamays-tiri lahaa qabyo qoraalka dastuurka kubada Cagta jamhuuriyada Somaliland. Kulan hawleedkan oo lagu qabtay hoolka ururka dhalinyarada ee SONYO oo socon doona mudo laba cisho ah, ayaa xidhiidhka kubada cagta Somalilladn waxa uu halkaasi ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 02.July 2015 (SDN/QJ)- Tababar ku saabsan kor u qaadida maamulka iyo maareynta shaqaalaha Wasaaradaha iyo Hay’adaha dawladda ee hawlaha mashaariicda ay fuliyaan laga taageero Sanduuqa Horumarinta Somaliland ee SDF, ayaa la soo gabagabeeyey. Xaflad loo sameeyey xidhitaanka tababarkaasi oo lagu qabtay huteelka Ambassador ee magaalada Hargeysa maanta, waxa ka qaybgalay Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Boorama 02.July 2015 (SDN/QJ)-Guddoomiye xigeenka 1-aad ee xisbiga Waddani, ayaa sheegay in xukumaddu si joogta ah xadhig ugula kacdo dad qurbaha ka soo laabtay Gaar ahaan kuwa u dhashay Gobolka Awdal oo aan wax dambi ah lahayn, kuwaasi oo marka muddo jeelka lagu hayo dib loo soo daayo. Mudane Seed, oo saxaafadda kula hadlay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Berbera 02.July 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Waddani ee Gobolka Saaxil Oo Kahadlay Macdar Uu Leeyahay inanka uu Madaxwaynahu sodoga Uyahay Oo Haatan Dhismahiisu Kasocdo Xayndaabka Dekeda Berbera.
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 02.July 2015 (SDN/QJ)- Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Yuusuf Cismaan Garas ayaa Xalay si rasmi ah u furey tartanka Bisha Ramadaan Ee Kubadda Kolayga (Basket Ball) oo loogu magac daray Alle ha u naxariiste Xoghayihii hore ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Marxuum Maxamed-rashiid Muxumed Faarax oo shil gaadhi ku geeriyooday Bishii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi 02.July 2015 (SDN/QJ)- Xoghayaha Arrimaha Dibadda Kenya, Aamina Maxamed, waxay u sheegtay Baarlamaanka Kenya in ay Dowladda Soomaaliya ka heshay ballanqaad muujineya in ay Soomaaliya diyaar u tahay in ay la soo noqoto dacwadda ka dhanka ah Kenya ee ku saabsan muranka soohdinta badda, si khilaafka looga dhammeeyo dhexdhexaadin ka baxsan maxakamadda qaramada midoobay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Bismilaah mahad oo dhan alle ayaa iska leh waxaan salaamaya dhaaman umadda soomaliyeed meel kastay joogan marka xigta waxan sigaar ahaaned usalaamaya intii magacayga iyo muuqayga garanaysa. Xaaji aaden af-qallooc oo si weyn ula dardaarmaya dhallinyarada, mar uu abwaan ku u-hogol tusaaley nayay iney yihiin yihiin waalid kii iyo madax dii berri, sidaa darteed waxaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 02.July 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan Cali Xasan Maxamed (Marreexaan) oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa gaadhi noociisu yahay Surf cusub ku wareejiyey maamulka degmada Qorilugud oo ka tirsan Gobolka Buuhoodle . Xaflad kooban oo wareejinta gaadhigan oo ah kii lixaad ee xildhibaanku ugu deeqo degaannada Gobolka Togdheer oo laga soo doortay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Burco, 02.July 2015 (SDN/QJ)- Dad weynaha ku dhaqan magaalo madaxda labaad ee Somaliland, ayaa mudaharaad ka hordhigay xarunta dawladda hoose ee degmada Burco, isla markaana waxay sheegeen inay ka cabanayaan waraaqo Maayarka iyo xildhibaanada Degmadaasi iska soo dababa saarayaan oo lagaga qadaayo goobo istaan iyo dhul ah oo sharciyadiisa haystaan.
Posted in Uncategorized | Read More »
Washinton 02.July 2015 (SDN/QJ)- Waddamada Maraykanka iyo Cuba ayaa ku heshiiyey inay safaraadahoodii dib uga furtaan caasimadaha Washington DC iyo Havana. Madaxweynayaasha dalalkaasi ee Barack Obama iyo Raul Castro ayaa bishii December ku dhawaaqay inay dib u soo ceshedaan xidhiidhkoodii diblamaasiyada. Waaxda Arrimaha Dibedda ee Maraykanka waxaa looga baahanyahay in ay laba isbuuc oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »