Home » 6:23 am Entries posted on “July, 2015”

Wasiir Hore Uga Tirsanaan Jirey Xukuumadda Oo Faro Ciddiyahood Kaga Fagakaday Gacanta Ciidanka Qaranka Oo Fadhiisimo Cusub Ka Samaystay Magaalada Widhwidh

Widhwidh:Jully,02,2015(SDN/QJ)-Wararka Naga soo gaadhaya Deegaanka Widhwidh ee Gobolka Buuhoodle, ayaa sheegaya in ciidamada qaranka somaliland ay Gudaha u galeen Magaalada, iyadoo fadhiisimo dhawr ah ka samaystay Koonayaasha Magaalada. Wararku waxa ay intaas ku darayaan in ciidamadu halkaas ku tageen Rabitaanka shacabka Reer Widhwidh, iyadoo Odayaasha iyo waxgaradka Deegaanadaasi codsadeen in ciidamadu halkaas gaadhaan, isla-markaana kala […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Mudane Katirsan Baarlamaanka Somalia Oo Borama Lagu Xidhay

Borama:Jully,02,2015(SDN/QJ)-Wararka nasoo gaadhaya, ayaa sheegaya in mudane katirsan Baarlamaanka Somalia lagu xidhay Gudaha magaalada Borama, kadib markii la ogaaday inuu Halkaas dhuumasho ku joogo. Wararku waxa ay intaas ku darayaan inuu xildhibaankaasi isla deegaanka Borama kasoo jeedo, isla-markaana oo muddo halkaas ku sugnaa. Xildhibaanka la xidhay ayaa magaciisa lagu soo koobay Axmed Xasan, waxaana xadhigiisa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Kenya: Askari Madaxa Iska Toogtay Iyo Nuxurka Warqad Uu Qoray Kahor Intii Aanu Is Dilin

Nairobi:Jully,02,2015(SDN/QJ)-Sarkaal katirsanaa Ciidamada Booliska dalka Kenya, ayaa laba habeen ka hor qudha iska jaray, markii ay is af-dhaafeen haweenay ay isku cimdanaayeen, iyadoo dilkaasina ka dhacay   xaafada Embakasi ee magaalada Nairobi.   Askarigan ayaa kahor inta aanu is dilin ku dhaqaaqay dhacdo dad badan argagax ku riday, kadib markii uu weerar ku qaaday guriga ay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Akhri Magacyada Hoggaan Cusub Oo ay DDS. Ethiopia Yeealan Doonto Shanta Sano ee Soo Socota

Jig-jiga:Jully,02,2015(SDN/QJ)-Kadib markii ay dhawaan Gebi ahaanba shacabka Reer Ethiopia u dareereen Doorashooyinkii dalkooda ka dhacay, ayaa xisbiga haya Talada Ismaamulka Ethiopia uu doortay hoggaankii Dawladda Halkaas ka talin doonta Muddada shanta sano ee soo socota.  Wararka ka imaanaya Magaalada Jigjiga ayaa sheegaya in shir ay isugu yimaadeen Xubnaha Golaha dhexe, ay ku doorteen  hoggaanka xukumada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Al-Shabab Attacks Expose AMISOM Weaknesses

Since 2011, the African Union force in Somalia, AMISOM, has delivered blow after blow to Islamist militant group Al-Shabab, pushing the group out of nearly every major town and city it controlled. On June 26, al-Shabab delivered some payback. In a coordinated attack, al-Shabab units from three regions converged on an AMISOM base in the […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Joint AU- UN mission urges delay in deployment of UN forces in Somalia

The Joint African Union and United Nations Mission has decided that conditions are not yet met for the deployment of a UN peacekeeping operation in Somalia. The decision was announced in Addis Ababa on Tuesday at the 15th meeting of the Military Operations Coordination Committee which is established by the African Union to facilitate the […]

Posted in Uncategorized | Read More »

TAXANE: Maxaad kala socotaa Awoodaha Tafiirta Cumar Geele ee Jabuuti (Qeybtii 5aad)

Paris June 26, 2015(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa waxa la dhashay sadex inan iyo laba hablood oo hoyadood ka soo jeedo beesha Samaroon. Madaxweynaha walaaladii waxa ka mid ah Sacad Cumar Geellle oo ka mid ahaa ciidamada xooga ee dalka Jabuuti, Yuusuf Cumar Geelle oo u shaqeeya urur Goboleedka IGAD, iyo Idiris Cumar Geelle […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Waxaanu leenahay Dubai ba hadduu safiir degay maxaa duunyo loo dadaal galay” Boobe Yuusuf Ducaale DAAWO

Hargaysa 02.July 2015 (SDN/QJ)- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa ka hadlay hanjabaadii uu xisbiyada mucaaridka u diray wasiirka arimaha gudaha Somaliland Md Cali Maxamed Warancade. Xoghaya warfaafinta xisbiga Waddani Boobe Yuusuf Ducaale oo warbaahinta gudaha u waramay ayaa ka hadlay shir ay doraad madaxtooyada ku qabteen hoggaanka xisbiga Kulmiye iyo Madaxwayne ku xigeenka Somaliland […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Gudoomiyaha Madasha Wada-tashiga Mujaahid Xasan Guure oo ka Sheekeeyay Heerka ay Gaadhsiisan tahay Saaxiibtinimada Isaga Iyo Wasiirka Madaxtooyada DAAWO

Hargeysa 02.July 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Siyaasiyiinta la baxay Madashada Wada-tashiga iyo Toosinta Qaranka Somaliland Xasan Guure Jaamac, ayaa sheegay inay Saaxiibbo fiican yihiin isaga iyo Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan. Xasan Guure waxa uu ka warramay ujeedooyinka loo aasaasay Madasha Wada-tashiga iyo toosinta Qaranka ee ay ku midaysan yihiin Siyaasiyiin reer Somaliland ah, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiiro ka socda Xukuumada oo Sharaxaad ka bixiyay Halka Uu Marayo Mashruuca Biyo Balaadhinta Magaaladda Burco DAAWO

Burco 02.July 2015 (SDN/QJ)- Kulan balaadhan oo lagaga wada hadlayo biyo balaadhinta Burco oo ay ka qayb galeen Wasiirro Maamulka gobolka Togdheer iyo degmada Burco masuuliyiinta wakaalada Biyaha ayaa lagu qabtay xarunta gobolka Togdheer ee Burco.   Wasiirrada Qorshaynta Qaranka Dr Sacad Cali Shire,Wasiirul dawlaha Maaliyadda  Cismaan Cabdilaahi  Saxardiid(Caddaani) Wasiirul dawlaha  Wasiirul dawlaha khayraadka Biyaha […]

Posted in Uncategorized | Read More »