Home » 10:49 pm Entries posted on “July, 2015”

Gudoomiyaha Awdal Oo Laamaha Ammaanka Ku Canaantay Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo Ay Ku Qabteen Boorame, Kana Soo Degay madaarka Hargeysa

Boorama 02.July 2015 (SDN/QJ)-Guddoomiyaha Gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax) ayaa wasaaradda Arrimaha gudaha iyo waaxda Socdaalka ee Hargeysa ku canaantay xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo Hargeysa ka soo degay isla markkaana todobaad ku sugnaa caasimadda  oo habeen hore ciidanka booliska Boorame qabteen ka dib markii uu socdaal  isla habeen hore ku tegay Boorame. Waxaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Shirkiii golaha Wasiirada ayaa maanta looga hadlay sidii loo diyaarin lahaa goob lagu dajiyo Conteenerada oo ka baxsan Dekedda

Muqdisho, 02,  July, 2015…Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay  kulankoodii caadiga ahaa, ayaa waxaa kulanka qaybtiisa hore shir guddoominayey Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdi Rashiid Cali Sharmarke, iyadoo qaybtii danbana uu shir gudoominayey  Ra’iisul Wasaare ku xigeenka mudane Maxmed Cumar Carte, waxaana  kulanka looga hadlay  balaarinta habsami u socoka Dekeda weyn ee Muqdisho, Imtixaanaadkii la qaaday […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Nine killed in Kenyan border region by Somali clan militia: official

MANDERA, Kenya, July 2 (Xinhua) — A clan militia from Somalia on Wednesday crossed into Kenya and clashed with local herdsmen, leaving nine people killed and six others injured, an official has said. The militia allegedly from Marhani clan entered Kenya’s northeastern county of Mandera and reportedly attacked herdsmen of Murule community, said Northeastern Regional […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Sidee ku dooranaysaa takhasuskaaga

Warqad furan oo ku socota dhamaan ardayda galaysa jaamacadaha Ma doonaysaa in aad doorato takhasuskaaga ugu fican ama midka kugu haboon? Side u dooran karta mid ku raali galiya? Maqaalkani wax uu ka caawin doona ama ku sahlaya in  aad takhasus fiican doorato adiga oo maraya hab cilmiyaysan Doorashada takhasuska jaamcadeed maaha mid sahlan mana […]

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO: Su’aalo iyo Jawaabo ku saabsan bisha ramadaan” Sh. Maxamed Cumar Dirir

Hargeysa, (QJ/SDN)-DAAWO: Su’aalo iyo Jawaabo ku saabsan bisha ramadaan” Sh. Maxamed Cumar Dirir… Xafidahullaah.   HALKAN KA DAAWO:-

Posted in Uncategorized | Read More »

Xarakada Alshabaab Oo Soo Bandhigtay Hub Iyo Saanad Millatari Oo Ay Ka Qabsadeen Ciidamada AMISOM- DAAWO SAWIRADA:

Leego: 2july,2015(QJ/SDN)-Xarakada AlShabaab ayaa baahisay sawirada weerarkii xooganaa ee Jimcihii la soo dhaafay Alshaab ku qaadeen saldhigga ciidamada AMISOM ee degmada Leego kaas oo lagu dilay in ka badan 70 Askari oo AMISOM ah, hadaba sawiradan ay shabaabku faafiyeen ayaa waxa ka muuqday hub iyo saanad millatari. halkan ka daawo sawiro dhameystiran

Posted in Uncategorized | Read More »

Jumciyada Cibaadurraxmaan oo soo gabagabaysay Tartanka qur’aanka kariimka Degmada Maxamed Mooge ee Magaalada Hargeysa.

Hargeysa: 2july,2015(QJ/SDN)- Midowga madaarista qur’aanka kariimka degmada Maxamed Mooge ee magaalada Hargeysa ayaa maanta soo gagagabeeyay tartanka qur’aanka kariimka ee madaarista degmadaasi. Munaasibad ballaadhan oo lagu qabtay machadka degmada maxamed mooge ayaa lagu soo gababeeyay tartankaasi, waxaana kasoo qaybgalay marti sharaf aad u tiro badan oo isugu jirta cuqaal, waxgarad, ganacsato iyo macaliinta degmada maxamed […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Nuxurka Dagaal Gacan-ka-hadal ah Oo Dhexmaray Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada iyo Xildhibaan Xasan Cawaale

Hargeysa:Jully,02,2015(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaadhay madaxtooyada somaliland, waxa dagaal gacan-ka-hadal ahi goor dhaweyd ka dhex qarxay Taliyaha Ciidamada ilaalada madaxtooyada Gaashaanle sare Axmed Cali Maygaag iyo Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo katirsan Mudanayaasha Aqalka wakiillada. Gacan-ka-hadalkan oo markii dambe dagaal isku beddelay, ayaa yimi markii xildhibaanka laga hor istaagay inuu hore u galo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

(DAAWO) Masiibadii Ku Habsatey Xulka England Iyo Xulka USA Ma Ka Aarsandoonaa Xulka Japan(Fifa Women World Cup 2015) By Jaahuur.

Canada-July-02-2015 (SDN/QJ) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku eegeynaa koobka kubadda cagta ee aduunka (Women World Cup) oo ciyaartii kama dambeysta aheyd u soo baxeen xulka USA iyo xulka Japan. Haddaba Japan oo difaacaneysa koobkan ayaa haddana xulka USA isu diyaarinayaa inuu ka aarguto,taas oo wali maskaxdooda ka guuxeyso guuldaradii ka qabsatey sannadkii 2011 markii xulka […]

Posted in Sports | Read More »

Keyse Gurayoow Kuma Ayaad Maantana Dalka Ka Mabnuuci Doontaa?

Igama aha qormadani shakhsi weerar iyo dhaleecayn midnaba oo keyse waaba mid ka  mida asxaabtayda, waxaanse suganti ah taariikhda iyadaana sargoysa sooyaalka  aadamigu suntado. Magacawga wasiir ku xigeenka wasaaradda arimaha dibada loo dhiibay xalay uun Mr  Keyse Gurey ayaa noqday mid kaydka xusuustayda dib u celiyay muddo haatan laga  joogo ku sinaan lix sano, xiligaas […]

Posted in Uncategorized | Read More »