Home » 3:00 am Entries posted on “July, 2015”

“Dadka Aqoonta u leh Diintu waa inay Xilalka Xafiisyada Dawlada qabtaan” Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland

Hargaysa 03.July 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland Md. Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa ku baaqay in dadka aqoonta u leh diinta islaamka xilal ka qabtaan xafiisyada dawladda iyo goobaha lagaga shaqeeyo danaha caamka ah. Garyaqaan Aadan oo hadal ka jeediyey xaflad loo sameeyey arday tartan qur’aanka ah uga socday Masaajidka Cali-mataan ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasaaradaha Arrimaha Bulshada iyo Diinta & Aw-Qaafta oo ka hadlay Mashruuc Wacyi-gelin ah oo Dhiirigelinaya Hab-dhaqan liddi ku ah Diinta Islaamka

Hargeysa, 03.July 2015 (SDN/QJ)- Wasaaradda Diinta iyo Aw-qaafta Somaliland iyo Culimada magaalada Hargeysa qaarkood, ayaa si adag uga hadlay Mashruuc ay si wada-jir ah u fulinayaan hay’adaha Caalamiga ah ee dalka ku sugan qaarkood iyo Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha bulshda, kaas oo dhiirigelinaya sidii looga hortagi lahaa sidii looga hortagi lahaa Guurka Xilliga hore ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Siyaasiyiin ka Mid ah Madasha Wada Tashiga oo Wasaarada Arrimaha Dibada ee Uk Dacwad u Gudbiyay DAAWO

London 03.July 2015 (SDN/QJ)- Xubno Siyaasiyiin ah oo ka Tirsan Madasha Wada tashiga iyo Toosinta Qaranka oo ku sugan dalka Ingiriiska ayaa Sheegay inay Dacwad u Gudbiyeen Wasaarada Arrimaha Dibada ee Uk taas oo ka dhan ah Madax ka tirsan dawlada Somaliland oo haysta dhalashada dalka Ingiriiska. London SDN/QJ contact@qurbejoog.com

Posted in Uncategorized | Read More »

Deegaanka Guumays Dhimashada Sadex nin oo fal aano qabiil ah loo dilay iyo dhaawac ka dhashay

Guumays 03.July 2015 (SDN/QJ)- Saddex nin ayaa ku nafwaayey gudaha magaalada Guumays kaddib markii xilligii Afurada ee xalay rag hubaysan oo ka soo jeeda degaanka Guumays ay rasaas la beegsadeen  dhawr nin oo ka soo jeeda degaanka Oog oo sida la sheegay socoto ku galay halkaas. Raga rasaasta lala beegsaday ayaa la sheegay inay Sadex […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Mid ka Mid ah Maalqabeenada Qoyska Boqortooyada Sucuudiga oo 32 Bilyan oo dollar Sadaqo u bixinaya

Riyad 03.July 2015 (SDN/QJ)- Maalqabeen oo ka tirsan qoyska Boqortooyada dalka Sucuudiga, ayaa ballanqaaday inuu hanti dhan $32 bilyan oo dollar u bixinayo sadaqo ahaan. Ninkan oo la yidhaa Amiir Al-waleed Bin Talal, ahna bilyaneer hanti badan haysta, ayaa sheegay in lacagta qaadhaanka ah ee uu bixinayo ugu talogalay in lagu maalgeliyo mashaariic kor loogu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Booliska Masar oo toogasho ku dilay 123 xubnood oo Ikhwaanul Muslimiin ka tirsan iyo xaaladda ammaan ee dalkaas oo faraha ka sii baxaysa

Qahira 03.July 2015 (SDN/QJ)- Ururka Ikhwaanul Muslimiin ee waddanka Masar, ayaa taageerayaashiisa ugu baaqay inay sameeyaan kacdoon lagaga soo horjeedo dawladda millatari ee dalkaas, kadib markii ciidanka boolisku toogasho ku dileen 13 xubnood oo ka mid ah ururkaas. Qoraal ka soo baxay masuuliyiinta sare ee Ikhwaanul Muslimiin, ayaa lagu sheegay inay qaadi doonaan tallaabooyin khatar […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Kooxda Mayalka adag ee Daacish oo Fariin Hanjabaad Xambaarsan u diray Ururka Xamaas ee Falastiniyiinta

Gaza 03.July 2015 (SDN/QJ)- Kooxda Khaliifada Islaamka ee loo yaqaano ISIS ayaa markii u horeysay fariin hanjabaad ah u dirtey Ururka Xamaas ee ka taliya marinka Gaza iyo qeybo kale oo kamid ah Falastiin. Dagaalyahano ka tirsan ISIS ayaa fariin muuqaal ah ay iska soo duubeen ugu hanjabeen Xamaas, isla markaana wacad ku marey in […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hooyo uu Ku Dhacay Xanuun Lafaha Jidhka Burburinaya Daawo

Hooyo Soomaaliyeed oo ku nool magaalada Burco ee Gobolka Togdheer, ayaa in muddo ah waxay u jiiftay xanuun ay sheegtay in uu hayay 4sano, Cudurkaas oo ah mid burburinaya lafaha uu ku dhisan yahay Jidhku waxaana isku soo laabmaya Hilibka jidhka kadib markii ay ka dhamaadeen lafaha isu haya jidhka ibnu aadanka

Posted in Uncategorized | Read More »

“Haddii uu Siilaanyo xal doonayo sadex xal ayaa u banaan,Sharciga Ha Maro, Xalna Ha Keeno” Xildhibaan Maxamed Muuse Gacan

Hargeysa 03.July 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan Maxamed Muuse Obsiiye(Gacan) oo ka mid ah mudaneyaasha aqalka Golaha Guutida Somaliland, ayaa ka hadlay muranka siyaasadeed ee muddooyinkii danbe ka dhashay heshiiskii ay Xisbiyada iyo Xukuumaddu ka gaadheen khilaafkii ka dhashay muddo kordhintii Guurtida, waxaana uu sheegay in xalka arrintaasi uu horyaalo Madaxweynaha Somaliland Md.Axmed Siilaanyo isaga oo sida […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Haddii uu Siilaanyo xal doonayo sadex xal ayaa u banaan,Sharciga Ha Maro, Xalna Ha Keeno” Xildhibaan Maxamed Muuse Gacan

Hargeysa 03.July 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan Maxamed Muuse Obsiiye(Gacan) oo ka mid ah mudaneyaasha aqalka Golaha Guutida Somaliland, ayaa ka hadlay muranka siyaasadeed ee muddooyinkii danbe ka dhashay heshiiskii ay Xisbiyada iyo Xukuumaddu ka gaadheen khilaafkii ka dhashay muddo kordhintii Guurtida, waxaana uu sheegay in xalka arrintaasi uu horyaalo Madaxweynaha Somaliland Md.Axmed Siilaanyo isaga oo sida […]

Posted in Uncategorized | Read More »