Home » 8:09 am
Entries posted on “July, 2015”
Hargeysa:Jully,05,2015(SDN/QJ)-Xildhibaan Siciid Maxamed Cilmi oo katirsan Aqalka Golaha Wakiillada Somaliladn, ayaa jawaab adag ka Bixiyey dacwad la sheegay inay xubno madasha wada-tashiga iyo Toosinta qarnaka katirsani ka Gudbiyeen saraakiil sare oo katirsan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, waxana uu xubnahaas dacwadda u gudbiyey dalalka reer Galbeedka ku eedeeyey inay tallaabo halisteeda leh oo aanay dhaadayn ku dhiirradeen. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Sousse:July,5,2015(SDN/QJ)-Kadib markii toddobaadkii hore weerar ay ku nafwaayeen Afartameeyo qof oo Reer Galbeed u badan lagu qaaday dalka Tunisia, ayuu madaxweynaha Dalkaasi Bejji Caid Essibsi ku dhawaaqay inuu waddankiisa xaalad degdeg ah kusoo rogay. Tallaabadan ayaa loo arkaa mid dowladda Tunisia ku dooneyso inay wax kaga qabato ammaanka dalkaas, kadib weeraro argagixiso oo ka dhacay. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Guumays:Jully,05,2015(SDN/QJ)-Wararka ka imanaya deegaanka Guumays ee Gobolka Sool, ayaa sheegaya in koox dablay hubaysan ahayd oo dhawaan Halkaas saddex qof oo isku beel ah dil ugu geysatay haatan gacanta lagu soo dhigay. Warka qabashada Dablaydaas waxa shaaca ka qaaday Taliyaha Ciidamada Qaranka ee Aagga Laascaanood Md Mambaashe, waxana uu tilmaamay inay raggaas oo qabteen. Taliye […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Jully,05,2015:(SDN/QJ)-Musharraxa Jagada Madaxweyne-nimo ee Xisbiga Ucid Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen, ayaa ka Hadlay xaaladda Guud ee Dalka, waxana uu ka digay inay xukuumaddu hoggaanka kusii dhegsanaato xilligan qarka loo saaran yahay dhammaadka Muddo-xileedkeeda. Jamaal Cali Xuseen oo u warramay HCTV, ayaa carrabka ku adkeeyey in haddii ay yihiin axsaabta mucaaridka ah oo ka turjumayaan Dareenka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:(SDN/QJ)-Golaha Qalinka Daa’uud, oo ay ku bahoobeen Aqoonyahanka beelweynte Ciidegale ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay isku day raqiis ah oo lagu sheegay in golluhu haatan ku qancay saamiga beesha eee xukuumada Somaliland. Been abuurka ayaa ka dhashay sawir si khaldan loo faafiyay oo wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdilaahi Cukuse iyo Xildhibaan Cabdiraxmaan Dheere la galeen […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 05.July 2015 (SDN/QJ)- Taliyaha ciidamada booliska Somaliland Saareeeye guuto C.laahi Fadal Iimaan ayaa ka war bixiyay khasaaraha shilalka gaadiidka Somaliland ka dhacey isagoo taliyuhu fariimo adagna u direy wadayaasha gaadiidka dalka. Taliye Fadal ayaa sheegay in la xadiday xawaaradaha ay ku socdaan baabuurta gudaha magaalooyinka iyo kuwa isticmaala jidadka waawayn ee xidhiidhiya gobollada dalka, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Guumays 05.July 2015 (SDN/QJ)- Taliska Ciidanka Booliska Somaliland ee gobolka Saraar, ayaa ka warbixiyey hawlgallo nabadgelyada lagu sugayo oo ay ka sameeyeen deegaanka Guumays oo ka tirsan gobolkaas, halkaas oo ay ka dhacday Shaqaalo laba Malleeshiyo-beeleed dhex-martay oo sababtay dhimashada laba Ruux, halka ay Lix qof oo kale ku dhaawacmeen. Taliyaha Qaybta Booliska gobolka Saraar […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Boorama 05.July 2015 (SDN/QJ)- Xarunta Golaha deegaanka magaalada borama waxaa lagu qabtey munaasibad ay xilka kula kala wareegayeen maayirka cusub ee dagmada borama iyo maayirkii hore ee dagmadaaas. Waxa uu Maayarkii Hore Meesha ka saaray Warar sheegaya inuu ka goosanayo Somaliland isagoo Balan qaaday In Uu Ka Shaqayn Doonan Midnimada Qaranka Somaliland. Maayar Saleebaan Xasan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 05.July 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan Siciid Warsame Ismaaciil (Gaani), oo ka mid ah Xildihbaanada Golaha Wakiilada, kana tirsan XIldhibaanada Mucaaradka, ayaa si adag uga hadlay dhaawac xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan uu sheegay inay ciidanka ilaalada madaxtooyadu u gaysteen. Xildhibaan Siciid Warsame Ismaaciil (Gaani), oo wareysi gaar ah siiyey Wargeyska Geeska Afrika ayaa sidoo kale ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Gebilay 05.July 2015 (SDN/QJ)- Mashruuc lagaga hortagayo Tahriibka dhalinyarada Somaliland ku beegsadaan Qaaradda Yurub, ayaa la sheegay in Hay’adda IOM iyo Xukuumadda Somaliland iska kaashanayaan, ayaa lagu soo gebagebeeyey magaalooyinka Gebilay iyo Boorama. Mashruucan oo tabobbar lagu siiyey Afartan Dhalinyaro Jaamacadaha ka baxay ah oo bilaa shaqo ahaa, ayaa toban maalmood lagu barayey Xirfado lagu […]
Posted in Uncategorized | Read More »