Home » 3:00 am Entries posted on “July, 2015”

“Waxaan Wada hadal la furaynaa Dawlada Punt land iyo Maamulka Ehlu-Suna” Madaxweynaha Cusub ee Gaalmudug

Cadaado 06.July 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in maamulkiisu uu wadahadal la furi doono Ururka Ahlusunna Waljamaaca iyo Puntland, kaddib markii maamulladan ay kasoo hor-jeesteen maamulka hoggaankiisa loo doortay. Madaxweyne Guuleed ayaa sheegay in maamulkiisa uu diyaar u yahay in cid kasta oo tabasho qabta uu la fariisan doono, wada xaajoodna […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasaaradda Caafimaadka Somaliland oo Hargaysa ka Furtay Kulan Lagu Qiimaynayo Xarumaha MCH-yada DAAWO

Hargeysa, 06.July 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka wasaarada caafimaadka JSL Md Saleebaan Ciise Axmed (xaglo-toosiye) oo uu weheliyo Agaasiimaha guud ee wasaaradaasi ayaa maanta kulan ku qabtay xarunta wasaaradaasi,  kaas oo lagu qiimaynayo xarumaha bixiya adeega caafimaadka ee Hooyada iyo Dhalaanka ee dalka JSL.

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasaaradda Ganacsiga oo ka hadashay Saamaynta ay Sarriflayaasha ku yeelan karto haddii Adeegyada Zaad iyo E-Dahab laga dhigo Shilinka Somaliland

Hargeysa, 06.July 2015 (SDN/QJ)- Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga Somaliland Bashiir Cabdi Xariir, ayaa sheegay inkastoo ay dedaal badan muujiyeen inaanay haddana weli si rasmi ah goobaha kala duwan ee Ganacsiga dalka uga wada hirgelin fulinta wax ku baayicidda iyo ku sicir-goosashada lacagta Doollarka ah, isla markaana aan weli loo wada guurin wax ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Tageerada iyo kalsoonida beeshaydana waan haystaa,Arinta ka dhacday Tuulada Guumaysna…” Wasiirka Hawlaha Guud DAAWO

Laascaanood 06.July 2015 (SDN/QJ)-  Xukuumadda Somaliland ayaa  ergooyin nabadeed oo  gurmad ah u dirtay xurguf colaadeed oo dhawaan laba beelood ku dhex martay degaanka Guumays oo ka tirsan gobolka Sool. Waxaana shalay gaadhay tuuladda Guumays  wasiirka wasaaradda Hawlaha Guud  iyo Guriyaynta   Cabdirisaaq Khaliif Axmed,  oo  qayb ka  ah ergadda nabadeed ee ay xukuumadda Somaliland u dirtay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

BBC oo Si adag ugu Gacan saydhay Dalab uga Yimid Raysalwasaaraha Ingiriiska

London 06.July 2015 (SDN/QJ)- Idaacadda BBC ee dalka Ingiriiska ayaa si adag ugu gacan saydhay soo jeedintii raysalwasaaraha dalka Ingiriiska David Cameron ku codsanayey in warbaahinta dunidu aanay ururka DAACISH ku magacaabin “Dawladda Islaamiga ah” Agaasimaha guud ee BBCda Tony Howell ayaa maqaal uu qoray waxa uu ku sheegay in siyaasadda BBC-da ay tahay in […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Madaxweyne Gaas ayaa Caqabad ku ah Wada hadalka balse dhankayaga diyaar ayaanu u nahay” Gen. Muxiyadiin

Garowe 06.July 2015 (SDN/QJ)- Gen. Muxiyadiin Axmed Muuse ayaa ka jawaabay hadalkii dhowaan kasoo yeeray Madaxweynaha Puntland ee ahaa in dowladdu wax wadahadal ah ka furi doonin xiisadda Qarxis, tan iyo inta ay isa soo dhiibayaan Gen. Muxiyadiin iyo ciidamada uu hoggaaminayo. Waraysi gaar ah oo uu siiyey warbaahinta ayuu ku sheegay in hadalkaasi yahay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Dalkaygu Wuxuu ku Jiraa Xaalad Dagaal” Madaxweynaha dalka Tuuniisiya

Tunis 06.July 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha waddanka Tuunisiya ee woqooyiga qaaradda Afrika Mr. Beji Caid Essebsi, ayaa ku dhawaaqay in dalkiisu galay xaalad dagaal oo degdeg ah, kadib markii dalkaas lagu dilay dalxiisayaal tiradoodu dhan tahay 38 qof, una badnaa muwaaddiniin u dhashay Ingiriiska, 26 June 2015.  Madaxweyanaha Tuunisiya oo hadal soo saaray, ayaa sheegay in […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xabbad madaxa kaga dhacday gabadhan xilli la waday hawlgal qoysas danyar ah lagaga raray xarunta Gobolka Hargeysa sannadkii 2011 iyo hooyada qoyska oo soo saartay cabasho iyo codsi

Hargeysa (06.July 2015 (SDN/QJ)- Hooyo Caasha Aadan Cawaale oo ka mid ah qoysaska danyarta ee ku nool Hargeysa, ayaa ku baaqay in si degdeg ah loogu gurmado inan ay dhashay oo la yidhaa Ayaan Saleebaan Cali Nuur, kuna dhaawacan tahay hawlgal ciidan boolisku dad danyar ah kaga rareen xarunta Badhasaabka Gobolka Hargeysa bishii July ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hal askari oo ku Dhintay Iyo Mid ku dhaawacmay Kadib Weerar dablay ku qaadeen Ciidanka Qaranka ee Deegaanka Kala-baydh ee G.Sool

Kalabaydh, (06.July 2015 (SDN/QJ)- Ugu Yaraan hal Askari, ayaa ku dhintay, mid kalena wuu ku dhaawacmay, kaddib markii dabley aan la aqoonsan ay rasaas ku fureen ciidamo ku sugnaa deegaanka Kala-baydh oo 30-km galbeed kaga aaddan Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Cabdi Aadan oo ka mid ah Dadka Deegaanka ayaa sheegay in Askari dhintay, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Sannad-Guurada 1aad Ee Khilaafada Dawladda Islaamka Faallo: Qalinkii Xassan Cumar Hoorri (Qaybta 1aad )

Hargeysa 06.July 2015 (SDN/QJ)- Sannad ayaa laga joogaa markii, 29kii Juun 2014, Kooxda Daacish ay ku dhawaaqday khilaafada Dawladda Islaamka halkaas oo misaajid ku yaalla magaalada Mawsil, Ciraaq lagu caleema-saaray Khaliifka Abu Bakr al-Baghdadi. Sannadkaa, warbaahinta caalamka waxaa hadheeyay dhacdooyin bahalnimo oo loo aaneeyo Dawlad-ku-sheegga Islaamka ee Ciraaq iyo Shaam ee loo yaqaano DAACISH (ISIL […]

Posted in Uncategorized | Read More »