Home » 6:29 am
Entries posted on “July, 2015”
Hargeysa:Jully,06,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Madasha Wada-tashiga iyo Toosinta qaranka Mujaahid Xasan Guure Jaamac, ayaa Markii ugu horraysay faahfaahin ka bixiyey Dawcad xukuumad xubno madasha ka tirsan Dalka Ingiriiska ugaga Gudbiyeen Xubno xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo katirsani. Xasan Guure oo Warbaahinta kula Hadlay Magaalada Hargeysa, ayaa qiray inay dacwaddaas iyagu gudbiyeen, isagoo hoosta ka xarriiqay inay tallaabadaas u qaadeen kadib […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Emmer responds in anger (not about the murdered teen, he didn’t like being questioned) according to this news at the Examiner entitled ‘Tom Emmer’s public meltdown.’ By the way, the thin-skinned Rep. Tom Emmer is the Republican who won the seat formerly held by Rep. Michele Bachmann. It sure looks like the 6th District of […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Tan iyo maalintii uu Eebe taagay udubka aduunyadan aan ku noolnahay, waxa dadku isgu xidhnaayeen xidhmo xidhmo, taas oo ah intii isku da’ dhawi in ay isku tahay fac’ wadaag. Hadaba waxan aan rabaa in aan si gaara u qeexo in xidhmo ka mida xidhmooyinkii soo maray bulshada somaliland guud ahaan iyo gaar ahaanba, ay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
DAGAALKII sokeeye ee ka qarxay daafaha magaalo MADAXDA Soomaaliya, ee MUQDISHO (Xamar) – sida rasmigaana u bilowday taariikhdu markay ahayd 12/30/1990kii, ayey u buuxsami doontaa RUBUC QARNI markii la gaaro BISHA 12aad 30keeda, sanadka 2015ka (12/30/2015). Xasuusta taariikhdaas ayaa igu dhalisey in aan qoraalkaan ku xuso QURBOJOOGTA iyo sida ay u qaybsanto. Sidoo kalena, arintaan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Edmonton July 06,2015(SDN/QJ)-Suldaanka guud ee beelweynta Irir Samaale Suldaan Cabdikariim Faarax ayaa waxa uu hambalyo iyo bogaadin u diray Maamulka cusub ee loo doortay Galmudug. Suldaanka Irir Samaale ayaa waxa uu taalyin wax ku oola u jeediyay maamulka iyo shacabka reer Galmudug, halka uu Suldaan Cabdikariim Faarax uu maamul goboleedka Puntland u jeediyay in ay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Vancouver-July-06-2015 (SDN/QJ) Saaxiibayaal qormadeena ciyaarha waxaynu ku jibaaxeynaa koobkii kubadda cagta ee aduunka (Fifa Women World Cup 2015) oo lagu kala hayaamey. Haddaba xulka USA oo maskaxdoodu ka guuxeysey guuldaradii ka qabsatey sannadkii 2011 oo xulka japan hantiyeen kooobkan,daawasho wacan aargoosigii Xulka USA. W/Q Jaahuur SDN/QJ.
Posted in Sports | Read More »
Badhan, 06.July 2015 (SDN/QJ)- Gabadh uu dhalay Wasiirul-dowlihii hore ee Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Somaliland iyo laba qof oo kale, ayaa dhaawacyo kala duwan ka soo gaadheen weerar nin hubaysan oo madaxa soo duubtay ku qaaday meherad ganacsi oo ku taalla tuulada Middigale oo qiyaastii 40 KM dhinaca Bari kaga beegan magaalada Badhan ee Xarunta gobolkaas. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 07.July 2015 (SDN/QJ):- Isbahaysiga Mucaaradka Somaliland ee xisbiyada UCID, WADDANI iyo Madasha wadatashiga, ayaa xukumadda ku dhaliilay waraaqo sir ah oo muujiyay in Xukumaddu heshiis midnimo la gashay Somaaliya iyo maalmul goboleedada hoos taga. Waxa jiray waraaqo laga soo saaray wasaaradda arrimaha dibadda ee Sucuudiga, waraaqahaas faraha badan ee laga helay Sucuudiga waxaa ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa, 06.July 2015 (SDN/QJ)- Badhasaabka Gobolka Togdheer Maxamed Muuse Diiriye,ayaa markii ugu horaysay ka hadlay Suldaan dhawaan lagu xidhay Magaaladda Burco, ka dib markii Warbaahinta u mariyay hadalo uu ku duray Wasiirka arimaha gudaha iyo Sharci-nimadda Xukuumadda uu gadh-wadeenka ka yahay Madaxweyne Siilaanyo. Badhasaabka oo qaar ka tirsan Warbaahinta kula hadlayay Magaaladda Hargaysa,ayaa sheegay in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi, 06.July 2015 (SDN/QJ) Warbixin Macadka Rift Valley Institute oo arrimaha Dimuqraadiyadda ka shaqeeya ka diyaariyey doorashooyinkii Golaha deegaanka ee Somalilandka dhacay sannadkii 2012-dii, ayaa lagu soo bandhigay qorshe ay adeegsan lahaayeen oo u saami lahaa inay soo baxaan laba musharax oo ku guuldaraystay doorashooyinkaas. Warbixintan oo hay’adu soo saartay dhammaadkii bishii June ee sannadkan, […]
Posted in Uncategorized | Read More »