Home » 12:03 am
Entries posted on “July, 2015”
Australia 07.July 2015 (SDN/QJ):- Caanaha Geela ayaa La Ogaaday In Ay Maskaxda Caruurta Koriyaan Waxaana dalka Australia Markii Ugu Horeysay laga Bilaabay Iibinta Caanaha Geela Kadib markii Daraasad Cilmi Baadhiseed ay Jaamacad Mareykani ku ogaatay in Ubadka Caanaha Geela la siiyo Garaadkoodu wanaagsanaado.
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Jully,06,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa Markii ugu horraysay ka Dareen celiyey War ay hore u baahisay Mareegta Wikileaks, kaas oo salka ku hayey inay somaliland hore heshiisyo midnimo la xidhiidha ula gashay Dhiggeeda somalia, isa-markaana uu Wasiirku arrintaas lug weyn ku lahaa. Wasiir Xirsi, ayaa arrintaas kaga dareen celiyey, waxana qoraal […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,6july,2015(QJ/SDN)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee waddani ahna gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland cirro ayaa maanta shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Hargeysa eed dusha uga tuuray dowlada Somaliland isagoo sheegay in dowladda somaliland ay heshiis la saxeexatay dowladda fadaraalka soomaaliya, isagoo gduoomiye cirro sheegay in warkaasi uu yahay mid banaanka usoo baxay oo ay daabacday […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Sanca,6july,2015(QJ/SDN)-Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaadhaya dalka Yemen, dad Somaliyed ayaa ku geeriyooday Duqeymaha diyaaradaha Isbaheysiga Sacuudiga ay ku garaacayaan dalka Yemen, gaar ahaan deeganada ay joogaan Xoogaga Xuutiyiinta. 24-saac ee lasoo dhaafay ayaa lasoo wariyay in Duqeyn ka dhacday Dalka Yemen ay ku dhinteen dad Somaliyed oo ka mid ah Somalida ku go’doonsan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garowe,6july,2015(QJ/SDN)-Maamul Puntland, ayaa waxa uu iska diiday in wada hadalo uu la furo Madaxweynaha Maamulka Galmudug, C/kariin Xuseen Guuleed, sababo la xidhiidha Puntland oo aan aqoonsanayn jiritaanka Galmudug. Madaxweynaha Galmudug, ayaa Sabtidii Magaalada Cadaado kaga dhawaaqay inay wada hadalo la furi doonaan Maamulka Puntland, isagoona muujiyay inaanay Galmudug halis ku ahayn jiritaanka Puntland. Wasiirka Wasaaradda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Haa, Waxa aynnu nahay bulsho rubuc qarni in ka badan dib-u-dhacsan oon dib-u-socosho mooyee hore-u-socosho lahayn. Waxa aynnu nahay bulsho gobol-gobol iyo reer-reer isugu muuqata. Horumar oo dhan waxa innaga hortaaggan xanuun iyo jirronnaan innaga ina haysa oo aynnaan se dareensanayn. Astaqfurullaah waa aynu dareensannahay se waxa aynnu luminnay caqligii iyo garashaddii aynnu isku badh […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho, 06, July, 2015…..Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XukuumaddaFederaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte ayaa maalintii labaad booqanayey Wasaaradaha Dowladda si wax badan uga ogaado sida ay u shaqeeyaan, una qiimeeyo baahiyaha ka jira wasaaradaha oo qaarkood dul saar ku ah wasaarado kale. Ra’iisul Wasare ku xigeenka ayaa maanta booqday 13 wasaaradood oo kala ah; Shaqada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Jos:Jully,06,2015(SDN/QJ)-Islaamiyiinta Boko Haram, ayaa habeenkii xalay weerarro mataano ku qaaday Masaajid iyo Maqaaxiyo ku yaallla Magaalada Jos ee Badhtamaha waddanka Nigeria. Dabley hubeysan oo katirsan Kooxda Boka Haram ayaa rasaas badan ku furay Masaajid ay dad Muslimiin ah ku cibaadeysanayeen oo kuyaala Magaalada Jos, waxaana xiligaa kadib Masaajidka laga maqlay qarax xoogan. Weerarka Masaajidka lagu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Atens:Jully,06,2015(SDN/QJ)-Afti maalintii shalay oo Axad ahayd laga qaaday Shacabka Waddanka Giriigga oo ku salaysnayd Arrimo xagga dhaqaalaha oo xukuumadda Giriigga iyo Dawladaha reer Yurub isku maandhaafeen, ayaa wax aka soo baxay natiijo si weyn uniyad jabisay Midowga yurub. Aftidii Axadii shalay ka dhacday dalka Giriiga ayey in ka badan 61% ku diideen qorshaha dhaqaalaha ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Jully,06,2015(SDN/QJ)-Wasiir-ku-xigeenka Cusub ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Xidhiidhka Caalamiga ah Axmed Aadan Ismaaciil(axmed-keyse), ayaa ka Hadlay xilalka dhawaan loo magacaabay Masuuliyiin uu isagu kamid yahay oo bulshadu qaarkood saluug adag ka muujisay. Wasiir Keyse oo ka hadlay madal uu xilka kula wareegayey habeenkii xalay, ayaa muujiyey sida uu ugu faraxsan yahay inuu madaxweynuhu xil u […]
Posted in Uncategorized | Read More »