Home » 3:06 pm Entries posted on “July, 2015”

‘There is no solution except Jihad in the path of Allah’: Leader of Al-Shabaab says

Tuesday, July 28, 2015—The leader of Somali terror-group Al-Shabaab has urged Muslims in east-Africa to rise up against the ‘evil Christians’. In an online statement obtained by MailOnline, Ahmed Omar Abu-Ubeyda told them to ‘migrate to the lands of Jihad’ and seek out battlefields all over the world. He also welcomed the people of Ethiopia, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

War Deg Deg Ah: Dhaawac iyo Dhimasho Ka Dhalatay Dagaal Beeleed Ka Qarxay Deegaanka Dharkayn-geeyo Ee Gobolka Sool

Laascaanood,28july,2015(QJ/SDN)Wararka naga soo gaadhaya gobolka sool gaar ahaan deegaanka dharkayn-geeyo oo ku yaala xuduudka u dhaxaysa Somaliland iyo itoobiya, ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay ku dagaalameen laba beelood oo kala taabacsan Somaliland iyo maleeshiyada kooxda Khaatumo ee ka dagaalanta gobolada bariga Somaliland, dagaalkan ayaa bilaabmay galabnimadii shalay sida uu shabakadda Qurbejoog.com uu u […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Madaxweynaha JSL Ayaa Dhagax Dhigay Baayihiii Aas-aasiga Ahaa Ee Nolosha Oo Ay kamid yihiin Biyaha, caafimaadka,” Wasiir Xisri

Burco,28july,2015(QJ/SDN)-Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyadda JSL, MD. Xirsi Cali Xaaji Xasan,ayaa ka hadlay Mashaarciid kala duwan oo uu Madaxweyne Siilaanyo Ka Furay,kana dhagax-dhigay goboladda Barriga Somaliland. Wasiirka,ayaa qoraal kooban oo uu ku baahiyay Bartiisa xidhiidhka Bulshadda ee FACEBOOK-ga,waxa uu ku yidhi sida tan:“Waxaa maanta (Shlay) Madaxweynaha JSL Mud. Axmed Maxamed Silanyo oo aan ku wehelinayno xubno kamida […]

Posted in Uncategorized | Read More »

”Waxaan Is Leeyay Dhawaaqyada Dhac-dhacaaya Iyo Dhibaatooyinkaasi Waa Qas Ay Waddo Xukuumadda Xamar Joogta Maanta” Faroole

Hargeysa,28july,2015(QJ/SDN)-Dhawaan ayay ahayd markii madaxweynihii hore ee Maamulka Puntland Dr.Cabdiraxmaan Faroole uu soo gaadhay magaalada Hargeysa ee Caasimada Jamhuuriyada Somaliland, iyadoo la sheegay in faroole uu Hargeysa u yimid tacsi ku aadan dilkii xaaskiisii  uu dilay wiilkiisu oo kasoo jeeday deegaanada Somaliland.  mudane Faroole ayaa markii ugu horraysay saxaafadda la hadlay tan iyo markii uu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hoggaamiyaha Al-shabaab oo Sheegay in aanay wadahadal la galayn DFS ayna dagaalka sii wadayaan

Muqdisho,28july,2015(QJ/SDN)Hogaamiyaha Al-shabaab, Sh. Axmed Cumar Abuu-Cubeyda oo ay soo xiganaysay Warbaahinta Britain ayaa sheegay inaysan daiyaar u nahay xilligan wadahadal ay la galaan dowladda Federaalka Somalia, balse ay diyaar u yihiin in ay dagaalamaan illaa inta ay ka geeriyoonayaan.   Sh. Abuu-Cubeyda ayaa intaas ku daray inay ka go’an tahay inay dagaallamaan oo xitaa ay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Obama iyo RW Itoobiya oo kawada hadlay Dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab

Addis-ababa,28july,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama iyo RW Itoobiya, Hailemariam Desalagn oo  kawada hadlay Xxaaladda Soomaaliya ayaa Ammaan u jeediyay ciidamada Midowga Afrika iyo kuwa Dowladda Soomaaliya oo dagaal kula jira xoogagga Al-shabaab. Obama iyo Desalagn oo shir jaraa’id wadajir ugu Qabtay Addis Ababa shalay ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya ay door wanaagsan ka qaateen howlgalka AU-da […]

Posted in Uncategorized | Read More »

” Xisbi Aan imika ku Biiray Majiro Weli, Laakiin Wadahadal Baa Noo Socda Xisbiyada Somaliland , ” Prof Axmed Ismaaciil Samatar

London,28july,2015(QJ/SDN)-Waraysi dhicayo badan taabanaya oo Prof Axmed Ismaaciil Samatar Lagula Yeeshay Magaalada London. Halkan Hoose Ka Daawo:

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Obama Oo Ethiopia Faray Dabacsanaan Iyo Furfurnaan Siyaasadeed Oo Xorriyadda Saxaafaddu Ugu Horrayso

Addis Ababa:Jully,28,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne Obama oo haatan ku sugan dalka Ethiopia, ayaa shir jaraa’id oo ay wada qabteen Ra’isal wasaare Haile Dselem, waxa uu ugu horrayn ku sheegay inay Ethiopia wax badan oo horumar ah samaysay, balse haddana ay jiraan meelo loo baahan yahay in si weyn wax looga beddelaa. Madaxweynaha Maraykanka ayaa masuuliyiinta Itoobiya xusuusiyey in […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Dareenceliyey Qoddob Puntland Dhibsatay Oo Laga Saaray Distoorka Maamulka Gal-mudug

Muqdisho:Jully,28,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si weyn usoo dhaweeyey tallaabo Baarlamaanka Maamul-goboleedka Galmudug meesha uga sareen Qoddob distoorkooda ku jirey oo ku saabsanaa Xadka maamulkaasi la yeelanayaan dhiggooda Puntland. Baarlamanka maamulka Galmudug ayaa gebi ahaanba beddeley qodobkaasi oo dhigayey in xadka Galmdug uu yahay gobolka Nugaal ee maamulka Puntland. Madaxweynaha ayaa sheegay in go’aankan uu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wax Ka Baro Taariikh-nololeedka Haweenayda Madaxweyne Xasan Sheekh Ku Aaminay Guddoomiyenimada Guddida Doorashooyinka Qaranka

Muqdisho:Jully,28,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa muddo dheer kadib maalintii shalay Marwo Xaliimo Ismaaciil Ibrahim(Yarey) u magacaabay Guddoomiyenimada Guddida Doorashooyinka Qararnka Soomaaliyeed, waxana ay kamid tahay Hormoodka Haweenka Soomaaliyeed ee xilligan Dalka ka adeegga. Haddaba waxanu halkan idiinku Haynaa Taariikh-nololeedka Marwo Xaliimo-yarey oo  shaqadan culus loo igmday. Waxa ay soo noqotay Guddoomiyaha Guddiga farsamada ee maamul […]

Posted in Uncategorized | Read More »