Home » 9:03 am Entries posted on “July, 2015”

Diyaarad Militeriga Kenya Lahaa Oo Burburtay Iyo Khasaare Soo Gaadhay Duuliyayaashii Saarnaa

Mandhera:Jully,07,2015(SDN/QJ)-Diyaarad ay laaheeyeen Militeriga Waddanka Kenya, ayaa maalintii shalay ku Burburtay Deegaanka Lamu, waxana ku waxyeeloobay 2-duuliye oo  saarnaa. Diyaaradan oo ah nooca qumaatiga u kaca ee loo yaqaano helicopter-ka ayaa salka dhulka ku dhufatay iyadoo ka caga dhiganeysay saldhiga ciidamada circa ee Baragoni ee deegaanka Lamu. Diyaaradan oo ahayd mid awood badan oo loo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ninkii Dunida ugu Da’da Weynaa Oo Geeriyooday Iyo Cimriga uu Ahaa

Tokyo:Jully,07,2015(SDN/QJ)-Sakari Momoi oo loo aqoonsanaa inuu ahaa ninka dunida ugu da’da weyn, ayaa Maalintii Axaddii Toddobaadkan ku geeriyooday Goob dadka lagu xannaaneeyo oo ku taalla Dalka Japan. Ninkan oo dunida caan ka ahaa, ayaa hore u galay Buugga lagu keydiyo mucjisooyinka adduunka ee (Guinness World Records) loo yaqaanno, waxana muddo dheerba uu ku sugnaa xaalad […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Sir baahiyaha Wikileaks Oo Markale Soo Bandhigay Guryo Wasiirrada Madaxtooyada iyo Duulista Hawadu Si Qarsoodi ah Uga Iibsadeen Magaalada Birmingham

Hargeysa:Jully,07,2015(SDN/QJ)-Sir baahiyaha dalka maraykanka laaga leeyahay ee Wikileaks, ayaa toddobaadyadan ku hawllan soo faqitaanka siraha xubno katirsan Xukuumadda Madaxweyne Siilanyo oo arrimo khiyaamo ah ku sameeyey Hantida umadda iyo waliba qayimkoodiiba, waxana haatan soo baxay Guryo lacago badan ku kacay oo ay Wasiirro xukuumadda katirsan ka Iibsadeen Carro ingiriis. Wasiir Xirsiga Madaxtooyada, ayaa ay shabakaddan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Al-shabaab Oo Xalay Weerar ay Ku Qaadeen Gudaha Mandhera Ku Laayey Dad Xoog-maal ahaa

Mandhera:Jully,07,2015(SDN/QJ)-Maleeshiyo si weyn u  hubaysan oo katirsan Kooxda Al-shabaab, ayaa Xalay saqdii dhexe weerar ku qaadday Magaalada Mandhera ee Gobolka W/Bari Kenya, waxana ay halkaas ku dileen ugu yaraan 14-qof oo rayid ahaa. Dadka la dilay, ayaa ahaa kuwo dhagxaanta jebiya. Waxana asal ahaan ay ahaayeen dad aan soomali ahayn oo kamid ah Qoomiyahada Gudaha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Study finds African immigrants more powerful economic force than previously thought in Twin Cities

The economic contributions of African immigrants in the Twin Cities are greater than previously estimated and deserve more attention from policymakers and mainstream businesses, according to a new study by a local economist. Both the number of African immigrants and the number of businesses owned by that community are larger than estimated by the Census […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Arrinta la leeyahay mas’uuliyiin ayaa Ingiriiska laga ashkateeyey

Waxaa ayaamahan laysla dhexmarayey arrin la leeyahay mas’uuliin ka tirsan dawladda Somaliland ayaa laga ashkateeyey wasaaradda arrimaha dibedda ee Ingiriiska (FCO). Kadib markii laba nin oo reer Somaliland ah oo london ku sugan arrinta sheegeen iyagoo soo geliyey muqaal (video) mareegaha wararka laga akhristo iyo baraha bulshadu isku waraysatto (social media). Waxaa ii suurta gashay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Baarlamaanka Somaliland Taariikh ma reebi doonaan oo mala xisaabtami doonaan Madaxweyne Siilaanyo mar hadii waqtigiisii dhamaaday? Waa in Golaha Wakiiladu Xaqa ku adimaan!!.

Dimuqraadiyada S/land waxay ka bilaabantaa oo bud-dhig iyo baleysinba u ah ,Golihii Wakiilada ee shacabku  doorteen ( Representative Democracy ) si ay ugu adeegaan danta guud ee dalka iyo shacabkii doortey ee dirty si  ay Xukuumadeena xadhig-maran, musuq-badan  ugu xakameeyaan oo ugu hagaan toobiyaha toosan  mar hadii ay taraartey ama turun-turootayba.Hadaba maxay noqdeen Golihii wakiilada ee la igmaday, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Isagaa haa iyo maya laga wada hayaa Wasiir Xirsi, waxa muuqata in Xirsi uu dawladdan jirta mucaarid ku yahay” Wasiirkii hore ee Khaarajiga Somaliland Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar DAAWO

Nairobi 07.July 2015 (SDN/QJ):- Wasiirkii Hore ee Arrimaha Dibada Somaliland Dr Maxamed C.laahi Cumar ayaa Jawaab adag ka bixiyay dhaleecayn uu Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan u soo Jeediyay taas oo salka ku haysay Warbixin ay qortay Shabkada Faafisa Fadeexada Caalamka Wikileaks oo sheegtay inay somaliland hore heshiisyo midnimo la xidhiidha ula […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Xukuumada Maanta Jirtaa Waxay ku Kacday Khiyaamo Qaran” Dhawaqa Isbahaysiga Mucaaridka Somaliland DAAWO

Hargeysa 07.July 2015 (SDN/QJ):- Isbahaysiga Mucaaradka Somaliland ee xisbiyada UCID, WADDANI iyo Madasha wadatashiga, ayaa xukumadda ku dhaliilay waraaqo sir ah oo muujiyay in Xukumaddu heshiis midnimo la gashay Somaaliya iyo maalmul goboleedada hoos taga. Waxa jiray waraaqo laga soo saaray wasaaradda arrimaha dibadda ee Sucuudiga, waraaqahaas faraha badan ee laga helay Sucuudiga waxaa ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Balanqaadyada Wasiir Warancade ee aan Hirgalin Iyo Warbixin laga Diyaariyay DAAWO

Hargeysa 07.July 2015 (SDN/QJ):- Wasiirka arrimaha guddaha Somaliland Cali Maxamed Waracadde, ayaa ilaa hadda aan ka dhabayn balanqaadyado uu qaaday xiligii uu ku cusubaa xilka Wasaaradda arrimaha guddaha Somaliland, waxaana warbixintaas diyaariyay Telefishanka caalamiga ah ee SOMALI NEWS.

Posted in Uncategorized | Read More »