Home » 2:47 am Entries posted on “July, 2015”

Sidee ayay Warbaahinta Dunnidu uga hadashay Khilaafka Soohdimeed ee Somalia iyo Kenya? DAAWO

Nairobi 08.July 2015 (SDN/QJ)- Dowladaha Kenya iyo Soomaaliya ayaa weli ku heshiin derbiga ay Kenya doonayso inay ka dhisto xadka labada dal. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waraysi uu goor here siiyay warbaahinta u sheegay in Kenya ay markii hore ku heshiiyeen inay xoojinayso oo ay dib u qalabayn ku suubinayso meelaha xadka ee la’isaga kala goosho […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dawlada Hoose ee Caasimada iyo Gudida Horumarinta oo isla qaatay Bilowga Dhismaha Waddada Madaarka iyo Saldhiga dhexe ee Hargaysa isku Xidha

Hargaysa 08.July 2015 (SDN/QJ)- Maamulka dawlada hoose ee caasimada Hargeysa iyo guddida horumarinta caasimada ayaa maanta si wada jira u shaaciyey in dib u dhis balaadhan lagu samayn doono wadada ka timaada garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa iyo wadada dhakhtarka weyn kuwaas oo laga hir gelin doono dib u dhis balaadhan. Guddida horu marinta caasimada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dalalka Yurub oo walaac iyo cabsi ka qaba Dagaal yahano Daacish ahi inay ku soo dhex dhuuntaan tahriibayaasha ku qulqulaya qaaraddooda

Roma 08.July 2015 (SDN/QJ) :- Xeer-ilaaliyaha Guud ee Ururka Midowga Yurub Ms. Michele Consinsx, ayaa shaacisay inay heshay xogo la xidhiidha in dagaalyahanno badan oo ka mid ah kooxda dawladda Islaamiga ee Suuriya iyo Ciraaq (ISIS) ay ku dhex dhuuntaan tahriibayaasha ku qulqulaya dalalka qaaradda Yurub, taasoo ay ku tilmaantay khatar muuqata oo dhinaca ammaanka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Xisbiga Waddani Wuxuu u adeegayaa dawlado shisheeye,Waxayna Ujeedadiisu tahay inuu Somaliland ugu yeedho gacmo shisheeye” Xildhibaan Bukhaari

Hargaysa 08.July 2015 (SDN/QJ) :- Xildhibaan Saleebaan Cawad Cali (Bukhaar),  oo ka tirsan  Golaha  Wakiiladda Somaliland ayaa jawaab ka bixiyay hadallo ka soo yeedhay  Xoghayaha Arrimaha dibadda  xisbiga mucaaradka  ah ee WADDANI,  oo eedaymo been abuur ah u soo jeediyay xukuumadda. Waxaanu tilmaamay in xisbiga WADDANI ay  ujeedadiisu  tahay in uu Somaliland ugu yeedho gacmo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Maamul Goboleedka Punt land oo Diiday Gudiyada doorashooyinka iyo Xuduudaha Federaalka

Garowe 08.July 2015 (SDN/QJ) :- Dowladda Puntland ayaa ka hor timid labada guddi ee doorashooyinka iyo xuduudaha oo shalay Baarlammaanka Dowladda Federaalku cod aqlabiyad leh ku meel mariyey, horayna Golaha Wasiirradu u ansixiyeen. Qoraal kasoo baxay madaxtooyada Puntland oo loo gudbiyey beesha caalamka ayaa lagu sheegay in labadaas guddi  yihiin kuwo lagu soo xulay qaab […]

Posted in Uncategorized | Read More »

‘Wasiirkii hore ee Khaarijiga anigu waxa aan u arkaa Nin Aqoonyahan Ah Oo Dalkiisa Hawl Wanaagsan U Qabtay,sabab ninkaas loo dur-duro oo aan gardarro iyo maag ahayni ma jirto” Muuse Biixi

Hargaysa 08.July 2015 (SDN/QJ) :- Guddoomiyaha xisbiga tallada haya ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, ayaa difaacay Wasiirkii hore ee arrimaha dibada Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar oo ay masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda Somaliland ay eedo u jeediyeen. Shir Sucuudiga iyo wasiirkeennii hore ee khaarajigu ay wada galeen ma jirin, madaxwaynaheenna iyo dowlada Sucuudigu shan shir oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Muxuu Gudoomiye Cirro kaga Jawaabay Astaamaha Xisbiga WADDANI Kaga Duwan Yahay Axsaabta Kale? DAAWO

Hargaysa 08.July 2015 (SDN/QJ) :- Guddoomiyaha Golaha Wakiilada iyo xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa waraysi qodobo kala duwan ka hadlay oo uu la yeeshay Wariye Maxamed Amiin Jibriil waxa uu kaga hadlay waxyaabaha xisbigiisa WADDANI kaga duwan yahay Axsaabta kale ee UCID iyo KULMIYE.

Posted in Uncategorized | Read More »

“Maxaa Qofka Muslimka ah looga baahan yahay Bisha Ramadaan oo Tobankii Cisho ee u danbeeyay lagu Jiro” Sh.Mustafa Xaaji Ismaaciil DAAWO

Hargaysa 08.July 2015 (SDN/QJ)- Waxaa inoo Bilaabmay Tobankii Cisho ee u danbeeyay ee Bisha Barakaysan ee Ramadaan Taas oo Fadaa’il iyo Xasanaad badan wadata isla markaana la rabo in Muslimiintu ay ka faa’iidaystaan Nimcooyinkaas iyagoo badinaya Cibaaddada iyo Digriga eebbe. Sida ay Culimadu Sheegto Waxaa Tobanka danbe ee Ramadaan uu Rabi Cadaabihiisa daran ka xoreeyaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Garoonka Maxamed Mooge Miyaa La Hagraday Mise Waa Ogaal La’aanta Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha.

Hargeysa,7july,2015(QJ/SDN)-Xoghaya guud ee garabka dhalinyarada xisbiga waddani Cabdifatax Siciid Axmed, ayaa fariin adag u diray wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha somailand, xoghaye Cabdifatax oo fariin qoraal ah soo gaadhsiiyay shabakadda wararka ee Qurbejoog, ayaa farta ku fiiqay dayaca ka muuqda garoomada kubadda cagta ee ay xukuumadu ka masuulka tahay gaar ahaan garoonka Maxamed Mooge oo uu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Guddoomiye Muuse Oo Ka Dhiidhiyey Dhawaaqyo Mucaaridka Somaliland Su’aal Ku Geliyeen Sharcinimada Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo

Hargeysa:Jully,07,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye Muj. Muuse Biixi Cabdi, ayaa si weyn uga Horyimi dhawaaqyo mucaaridka somaliland kaga soo horjeedaan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, kuwaas salka ku haya inaanay xukuumaddu wax sharciyad ah haysanin wixii ka dambeeya 27-ka bishan Jully oo muddo-xileedka sharciga ah ee Madaxweynuhu ku dhan tahay. Guddoomiyaha oo maalintii shalay ka Hadlayey […]

Posted in Uncategorized | Read More »