Home » 4:35 am Entries posted on “July, 2015”

Waa maxay nuxurka warqadda sirta ah ee Somaliland dawakhisay

Waxaa beryahan lagu dawakhay warqad  ay mareegta  Wikileaks ee siraha kashiftaa soo bandhigtay iyadoo u dhacday kaydka  Sirdoonka ee waddanak Sacuudiga. Kashifaddaas waxaa ka mid ahaa 1000 yaal ka mid ah  waraaqo u khaas hay’addaas. Waxaa laga soo saaray mid ka mid ah waraaqahaas arrin khusaysa Somaliland, waxayna ka dhex abuurtay sawaxan badan   bulshada dhexdeeda […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Tobanka habayn ee Ramadan ugu danbeeya waa fursad mudan in laga faa’idaysto

Ottawa July 08,2015(SDN/QJ)-Waxkasta oo la bilaabaa, dhamaad ayay leeyihiin. Shalay ayay ahayd markii aynu bilownay bisha barkaysan ee Ramadaanta, maantana waxa inoo bilaabmaysa qaybtii ugu danbaysay ee bishan barakaysan ee Ramadaanta. Waa qaybta ugu fadliga badan Ramadaanta. Tobanka habayn ee ugu danbeeya Ramadaan waa tobanka ugu fadliga badan habaynada Ilaahay. Habaynadani waa fursad mudan in […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Komishanka Doorashooyinka oo ku Asqoobay Murankii Siyaasadda Iyo Nuxurka Kulamo ay la qaateen Xisbiyada,Ma Dib ayey u dhacaysaa Diiwaangalintu? DAAWO

Hargaysa 08.July 2015 (SDN/QJ)- Komishanka oo xisbiyada u bandhigay dibu-dhaca iyo dadweynaha oo laga qarinayo Komishanka Doorashooyinka qaranka ayaa maalmahanba kulamo la lahaa Xukuumadda iyo Axsaabta Mucaaradka waxaanay kala hadleen qoddobo ay ka mid yihiin Diiwaangalintii cod-bixiyayaasha oo dib uga dhacaysa wakhtigii ay hore ugu qabteen ee 27 bishan July oo ay maalmo koobani inaga […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Laba Mudane oo Isku ah Mucaarid iyo Muxaafid Xag Jir ah oo Dood Wadaag loo sameeyay isku Murruxsaday DAAWO

Hargaysa 08.July 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble, Xildhibaan Xaamud Iyo Xildhibaan Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan) ayaa dood adag iskaga hor yimid, isla markaana dadweynuhu u arkeen siyaabo kala duwan.  Doodan oo TV-ga HCTV u qabatay saddexdaas Xildhibaan ayay indhuhu qabanayeen labada xildhibaan ee Siciid Cilmi Rooble iyo Cali Mareexaan oo iyagu si gaar […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Arrinta Laga Soo Weriyay Wikileakas ee Sheegaysa In Wasiirro Xukuumadda Ka Tirsanaa Ay Galeen Heshiisyo Somaliland Ka Dhigaya…” Xasan Ciise Jaamac

Hargaysa 08.July 2015 (SDN/QJ) :- Madaxweyne Kuxigeenkii ugu horeeyey ee Somaliland Xasan Ciise Jaamac ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Warka sirta ah ee ay baahisay Shabakada Wikileaks ee sheegaya in Somaliland lagu daray Soomaaliya, isaga oo ku tilmaamay haddii ay arrintaasi rumowdo inay tahay Khiyaamo qaran tii ugu weynayd ee waddanka soo marta. Mujaahid […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Dameerku markuu dhargo ee uu dibiro waa lagu yaqanay inuu dinaahiyo” Muj. Cali Guray DAAWO

Hargaysa 08.July 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiye ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf Cali Guray ayaa ka hadlay qadiyada ku saabsan heshiis ay Xukuumaddu beenisay jiritaankiisa oo Sir faafiyaha Caalamiga ah ee Wikileaks sheegay in Dawlada Somaliland ay gashay .

Posted in Uncategorized | Read More »

Taliyaha Waaxda Socdaalka Somaliland oo Gudida Joogtada ee Wakiilladu soo Gole Joojiyeen DAAWO

Hargaysa 08.July 2015 (SDN/QJ)- Taliyaha laanta socdaalka Somaliland gaashaanle sare Maxamed Cali Yuusuf, ayaa hortagay guddida joogtada ee Golaha Wakiilada, waxaanay guddidu taliyaha ka xogwaraysteen hanaanka ay u socoto shaqada laanta socdaalka Somaliland.

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Madaxtooyada oo ku Dhici Waayay inuu u Jawaabo Dr Maxamed C.laahi Cumar kana dhex Hadlay Afhayeen Dhuxul DAAWO

Hargaysa 08.July 2015 (SDN/QJ)- Afhayeenka madaxweyne Siilaanyo  ayaa xukuumadda ka difaacay hadal-haynta musuqmaasuq ee maalmihii u dambeeyay lagu dhaliilayay iyo eedo ay is-dhaafsadeen wasiir Xirsi iyo Wasiirkii hore ee ganacsiga Maxamed Cabdilaahi Cumar

Posted in Uncategorized | Read More »

Xukuumadda oo ay Gilgishay Qoraalkii Mareegta Wikileaks,Jawaabaha oo la Kala Hororsaday iyo dooda Wasiirka Arrimaha Dibada DAAWO

Hargaysa 08.July 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka arimaha Dibada Mudane Maxamed Bixi Yoonis ayaa ka warbixiyay arintan muranka ee ay dhalisay Mareegta Wikileaks isagoo sheegay in aanay waxba ka jirin arinta kale ee mucaaridku sheegayaan in ay dacwad u gudbiyeen Ingriisku ay u gudbiyeen hadaba isagoo arintaa ka hadlaya wasiirku waa kan.

Posted in Uncategorized | Read More »

Wikileaks Waxay Fashileen Garaadka Siyaasiyiinta Somaliland

Ohio 08.July 2015 (SDN/QJ)- Soo ifbaxa qoraalka Wikileaks wuxuu inna tusay heerka iyo garaadka ay taagan yihiin siyaasiyiinteennu, waxay inna tustay miisaanka ay leeyihiin madaxda inna xukunta iyo kuwa kursiga doonaya ee uu ugu horreeyo Guddoomiye Cirro oo aan u haysanay Diplomaasi siyaasi ah. Waraaqdani waxay inna tustay sida aynu uga arradanahay Chanels-ka Diplomaasiyadda, sababtoo […]

Posted in Uncategorized | Read More »