Home » 7:15 pm
Entries posted on “July, 2015”
Galkacyo,july8,2015(QJ/SDN)-Ciidamada ammaanka Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ayaa sameeyay howlgalo ay ammaanka ku xaqiijinayaan, waxaana howlgalkaasi lagu soo qabtay ku dhawaad 200 oo ruux. Xaafadaha Waqooyiga Magaalada Galkacyo ayaa howlgalkaan laga sameeyay, dhalinyarada lasoo qabtay ayaa la sheegay inay yihiin qaar amniga qal qal gelinaayay iyo kuwa habeenkii laga seexan waayay Xaafadaha Magaalada Gaalkacyo. Guddoomiye ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mandhera,8july,2015(QJ/SDN)Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa gelinkii dambe ee shalay isbitaalka Kenyatta ee magaalada Nairobi, wuxuu ku booqday dad ku soo dhaawacmay weerarkii Al Shabaab ay ka geysteen habeenkii tallaadada Suuqa Xoolaha ee Magaalada Mandheera. Dadkaan dhaawacooda oo laga soo qaaday Magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya ayaa shalay la dhigay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Daawo: Reer Borame Oo Maanta sI Rasmi Ah Loogu Qeybiyay Kaadhka Muwaadinimadda Somaliland Iyo Qeybaha Bulshadda Oo Ka Dareen-celiyay.
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa: 8july,2015(QJ/SDN)-Golaha Guurtidda Somaliland ayaa markale ku adkaystay in aanay dib uga laabanayn go’aankii ay Xukuumadda iyo Wakiiladda mudo kordhinta ugu sameeyaan,kaas oo ay ku sheegeen inay Doorashadu Dalka ka qabsoomto Sanadka 2017-ka. Afhayeenka Golaha Guurtida Somaliland Cabdiqaadir Maxamed Xasan (indho-indho) oo maanta Warbaahinta la hadlayay ayaa sheegay in aanay habayaraatee aanay suural ahayn inay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Sheekadaan ayaa ah mid ka turjumeysa dhibaatooyinka kala duwan oo aan ka dhaxalnay imaanshaha qurbaha. Haddii aan nahay dhalinyaro, hooyoyin, aabayaal, iyo dhammaan intii timid wadamada qurbaha gaar ahaan wadamada reer Yurub ama (European countries) ”Waxaan shaki ku jirin, in qof walbaahi oo wadamadaan joogaa uu kala kulmay dhib iyo dheef […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Jully,08,2015(SDN/QJ)-Afhayeenka Aqalka Madaxtooyada somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul, ayaa ka leexday shaqadii afhayeennimo ee uu Madaxtooyada ka hayey, waxana uu door biday inuu noqdo afhayeenka Wasiirka Madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan, isagoo Gaashaan uga noqday difaacidda eedo kaga yimi dhinaca wasiir xukuumadda ay hore uga wada tirsanayeen. Md Dhuxul oo shalay qaar kamid ah warbaahinta kula […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Jully,08,2015(SDN/QJ)-Musharraxa Jagada Madaxweynenimo ee Xisbiga Ucid Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen, ayaa ku dhaliilay madaxweyne Siilaanyo inuu xil Dawladda kamid ah u dhiibay wiil gabadh uu dhalay qaba, kaas oo Bulshada somaliland si weyn uga biyo diidday. Jamaal oo u warramay Telefishanka Kalsan Tv, ayaa ayaa sheegay inaan hannaanka Dawladnimo ee caalamka lagu arkin in xubnahaas […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Jully,08,2015(SDN/QJ)-Kulan xog waraysi ah oo lagu lafo gurayey Halka ay marayso Mashruuca waddada cad ee Hargeysa, Sallaxley-ina Guuxaa, ayaa xalay lagu qabtay Hutel Dalxiis ee Magaalada Hargeysa, iyadoo Kulankaasna ay soo qaban qaabiyeen Guddida Gacanta ku haysa waddadaas oo haatan heer fiican maraysa. Kulankan oo ay kasoo qaybgaleen Qurbejoog tiro badan oo deegaankaas waddada laga […]
Posted in Uncategorized | Read More »
MOGADISHU: A grenade attack killed at least six people Monday in the Somali capital Mogadishu, police said. A suspected member of the Islamist group al-Shabaab entered a busy market on a motorcycle and hurled a hand grenade into the crowd, police representative Ali Hassan Kulmiye said. The attacker was believed to have been targeting soldiers […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Al Shabaab gunmen killed 14 people, mostly quarry workers, officials said, in an overnight attack on a residential complex in northeast Kenya that the Islamic militant group said had targeted Christians. Many died in their sleep, the Kenya Red Cross said. The raid, in the town of Mandera, mirrored one in the same county in […]
Posted in Uncategorized | Read More »