Home » 3:01 am
Entries posted on “July, 2015”
Hargaysa 09.July 2015 (SDN/QJ)- Khilaafku Waa Sunaha Nolosha Aadamaha Sidaas oo ay tahay Waxay Diinta Islaamku faraysaa Mujtamaca Muslimiinta inay si wanaagsan u Suuliyaan Wixii Khilaaf ah ee la soo Dersa si loo Xoojiyo Midnimada Umadda. Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil Haaruun ayaa Dersigan ku eegaya waddada lagu xaliyo Khilaafka.
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 09.July 2015 (SDN/QJ)-Xildhibaan Siciid Maxamed Cilmi oo ka tirsan Mudaneyaasha Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa xisbiga UCID ku masaalay inay yihiin jaamacadda Cayda. Waxaanu xidhibaanku su’aal iska weydiiyay in dhaqanka aflagaadadu yahay siyaasadda xisbigaas iyo in kale. Xildhibaan Siciid Maxamed Cilmi waxa uu sidaasi ku faaqiday war-saxaafadeed oo Xalay soo saaray, waxaanu qoraalkiisu u qornaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 09.July 2015 (SDN/QJ)- Mayor kuxigeenka magaalada Hargeysa C/casiis Cagaweyne iyo Taliyaha Ciidanka nabadgelyada Waddooyinka ayaa waxay shaaciyeen in isbeddel lagu sameeyey qaar ka mid ah waddooyinka halbowlaha ah ee magaalada Hargeysa Waxana sida mas’uuliyiintaasi sheegeen gebi ahaan isbeddel lagu sameeyey Waddada Wadnaha magaalada Hargeysa ee hor marta Aqalka Madaxtooyada taasoo kolkii hore gaadiidku u […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 09.July 2015 (SDN/QJ)- Gudida Wadada dhismaha wadada cad ee isku xidha salaxley iyo hargeysa ayaa martiqaad u sameeyay qaar ka mid ah qurba jooga reer Somaliland ee ka soo jeeda deegaanka hargeysa iyo salaxley.
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 09.July 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiye kuxigeenka xisbiga Waddani Axmed Muumin Seed ayaa shaki geliyey xilka uu Gudoomiyaha Muuse Biixi ka hayo xisbiga Kulmiye. Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Waddani Wuxuu Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku eedeeyay inaanay fulin heshiisyada ay Mucaaridka la qaataan isla markaana ay wacad fur ku barteen.
Posted in Uncategorized | Read More »
Garowe 09.July 2015 (SDN/QJ)-Baaralmmaanka Puntland ayaa meel mariyey miisaaniyadda dowladdu ku shaqeyn doonto lixda bilood ee soo socota, kadib markii wax ka bedel lagu sameeyey miisaaniyaddii dowladda ee horay baarlammaanku u ansixiyey. Sababta keentay wax ka bedelka lagu sameeyey miisaaniyadda ayaa ah kamid markii la waayey dhaqaalihii laga filayey Bankiga Adduunka oo horay miisaaniyadda loogu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 09.July 2015 (SDN/QJ)- Madaxdhaqameedka deegaanka Allaybaday ee Gobolka Gabiley, ayaa beeniyey inuu jiro ugaas cusub oo beeshoodu dooratay, isla markaana aanay waxba ka jirin nin arrintaasi isu-cumaamaday dhawaan magaalada Hargeysa. Salaadiinta, cuqaasha iyo odayaasha beesha deegaanka Allaybaday (Cabdalla Abokor/Sacad Muuse) oo shir jaraa’id ku qabtay Hargeysa, waxay waxba kama jiraan ku tilmaameen ugaasnimada uu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
It is hilarious and absurd that the gaoled international secret information publisher known as the WikiLeaks exposed a secret data between Somaliland, Puntland and Somalia. For the reason that the re-unification turned out to be an indispensable phenomenon for the Somalis once again. This currently shows the impression of cul-de-sac, or in other words, impasse […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,8july,2015(QJ/SDN)-Maayar xigeenka Caasimada hargeysa Cabdicasiis Cagaweyne iyo Taliya taraafikada ayaa maanta si rasmi ah ushaaciyay in isbedel lagu sameeyay qaar kamid wadooyinka halbawlaha u ah caasimada Somaliland ee Hargeysa. Masuuliyiintani waxay sheegeen in Gebi ahaan isbedel lagu sameeyay wadada Wadnaha ee magaalada Hargeysa taso hormarta Madaxtooyada Somaliland loona qaadi dhinaca galbeed balse iminka ay gawaadhidu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Uubaale,8july,2015(QJ/SDN)-Wasiirka caafimadka Somaliland Dr Saleebaan Axmed Ciise Xaglatoosiye ayaa dhagaax dhigay dhakhtar cusub oo xaga dhimirka deegaanka Uubaale. Halkan ka daawo:
Posted in Uncategorized | Read More »