Home » 12:30 pm
Entries posted on “July, 2015”
Riyad:(sdn/qj)-Dalka Sucuudigu waxa uu sanadkan shaaciyey shuruuc dheeri ah oo lagu soo rogay dadka gudanaya waajibaadka xajka, iyadoo ay soo kordhayaan baqaha laga qabo dhinacyada cudurrada iyo waliba Fikirrada Agagixisada oo caalamka kusii badanaya. Afhayeen u hadlay Wasaarada caafimaadka sacuudiga ayaa faray dhamaan xujeyda sanadkan soo aadeysa Magaalada Maka si ay gutaan waajibka xajka inay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London,9july,2015(QJ/SDN)Xildhibaan James Carver oo xubin ka ah Baarlamaanka Yurub, kana tirsan Xisbiga Independence Party (UKIP) ee dalka Ingiriiska, isla markaana ka mid ah mudanayaasha caanka ah ee taageera qadiyadda madaxbannaanida Somaliland, fagaare kastana uga ololeeya ictiraafka Somaliland ayaa ugu baaqay fadhiga mudanayaasha Baarlamaanka Yurub inay tixgeliyaan aqoonsiga caalamiga ah ee Jamhuuriaydda Somaliland mudantahay oo xilligan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 9july,2015(QJ/SDN) Xoghayaha Arimaha Gudaha Ee Xisbiga Wadani Oo Walaac Xoogan Kamuujiyay Habsami Usocodka Hawlaha Shaqo Ee Komishanka Doorashoyinka + Durayna Iskubadalka Wadooyinka Lagu Sameeyay Ee Hargeysa
Posted in Sports | Read More »
Nairobi,9july,2015(QJ/SDN)-wararka ka imanaya Magaaladda Nairobi ee Xarunta Dalka Kenya,ayaa sheegaya in laysku af-garan waayay,isla markaana lagu soo kala kacay Shir halkaas ku wada lahaayeen Xukuumaddaha Somaliland,Somliya iyo Haay’adda Qaramadda Midoobay u qaabilsan Duulimaadyada ee magacaceedda loo oo gaabiyo ICAO. Warku waxa uu intaas ku darayaa in kulanku soo af-xidhmay ka dib markii Xubnihii ka socday […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi:Jully,09,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda waddanka Maraykanka, ayaa si weyn uga soo horjeedsatay Tallaabada dawladda Kenya kju doonayso inay deyr adaga kaga dhigsto xad ay la leedahay Dawladda Somalia. Danjiraha Maraykanka uga wakiilka ah dalka Kenya, Ambaasador Robert Godec oo la hadlay mid ka mid ah Warbaahinta Kenya ayaa sheegay inay sii wadayaan taageeradda ay Dowladda Kenya codsato si […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Addis Ababa:Jully,09,2015(SDN/QJ)-Waxa maalintii shalay oodda laga Qaaaday Shan wariye oo muddo Hal sano iyo dheeraad ah ku xidhnaa Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Waddanka Ethiopia. Sii deynta Saxafiyiintan, ayaa la sheegay inay timi kadib markii ay wasaaradda Caddaaladda Dalkaasi dib uga noqotay Dacwad ay markii hore kusoo oogtay. Wariyayaasha oo Itoobiya looga yaqaano Zone-9 bloggers […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Milan:Jully,09,2015(SDN/QJ0)-Silcio Berlusconi oo ahaa Ra’isal wasaarihii hore ee Waddanka Talyaaniga, ayaa Saddex sano oo xadhig ah lagu xukumay, kadib markii lagu helay inuu laaluush bixiyey. Laaluushkaas ayaa sida ay maxkamad ku taalla waddanka Talyaaniga gaar ahaan magaalada Naples waxa uu siiyey Masuul sare oo katirsanaa xisbi kasoo horjeeday Xisbigii uu Ra’isal wasaare Berlusconi hoggaamin jirey, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Ceel afweyn:Jully,09,2015(SDN/QJ)-Maayarkii hore ee Degmada Ceel afweyne Baashe Xandulle Warsame, ayaa shaaciyey inuu iska casilay xilkii maayarnimo ee uu degmadaas ka Hayey, kadib markii sida la sheegay uu dareemay mawjado mucaaradad ah oo kaga yimi dhinaca Xildhibaanada Degmadaas. Maayar Xandulle, ayaa in muddo ahba ka cago jiidayey mooshin ay saxeexeen 12-xildhibaan oo la doonayey in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London 09.July 2015 (SDN/QJ)-Dood Xasaasiya oo ka dhacday baarlamaanka yurub oo lagaga doodayay dhibaatada wadanka yemen iyo saamaynteeda ayaa James Carver oo xildhibaan kasoo baxay xisbiga UKIP ee wadanka ingiriiska wuxuu miiska soo saaray aqoonsiga Somaliland iyo sidookale Saamaynta ay Soomaliland ku leedahay dhibaatada Yemen iyo qaxoontiga yemen ee ku soo qulqulaya wadanka somaliland , sidoo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 09.July 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiye Ku xigeenkii Hore ee Komishanka doorashooyinka Somaliland Mr. Cabdllaahi Xaaji Cumar (Cabdillaahi Jawaan) Iyo Siyaasi Cismaan C.laahi Cigaal “Cismaan Hindi” ayaa ka Jawaabay eedaymaha xisbiyadda mucaaridka ahi ay u soo jeediyeen xukuumadda Somaliland, isla markaanna waxay sheegeen in ay tahay wax aan la qaadan kari warqada ay faafisay Wikileakes oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »