Home » 2:33 am Entries posted on “July, 2015”

Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo Saluug weyn ka Muujiyay Qaabka ay Komiishanka doorashooyinku u Shaqaynayaan DAAWO

Hargaysa 10.July 2015 (SDN/QJ)- Xoghayaha arimaha gudaha ee xisbiga Waddani Mustafe Maxamed Qodax ayaa walaac wayn ka muujiyay sida ay komishanka doorashooyinka qaranku shaqada u wadaan. Xoghaye Mustafe Qodax Waxaa komishanka ku eedeeyay in shaqadii loo doortay komishanka gaabis badani ka muuqdo ,Xisbiga uu ka tirsan yahay ee Waddanina waxaa uu ku sheegay mid saluug […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ciidankii Ka Gadoodka Dawlada Punt land oo Dib ugu Noqday Garowe iyo Balanqaadyo aan dhamaystirnayn oo sameeyay

Garowe 10.July 2015 (SDN/QJ)- Xilli badi shaqaalaha Dowladda Puntland ka cabanayaan mushahar la’aan, ayaa waxaa shalay magaalada Garowe soo gaarey ciidamo gadoodsan oo kasoo baxay fariisimihii ay horay ugu sugnaayeen. Ciidamada ugu badan ayaa kasoo guurey fariisin ay ku lahaayeen duleedka Garowe ee dhanka magaalada Laascaanood xiga. Waxaa sidoo kale soo gadoodey qaar kamid ah ciidamadii […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xukuumadda Somalia oo Xeer ilaaliyaheeda Guud u Diraysa Maxkamada Hague si loo Bilaabo Dacwada Somalia iyo Kenya

Muqdisho 10.July 2015 (SDN/QJ)- Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir, ayaa sheegay inuu tagaayo dalka Holand, gaar ahaan xarunta Maxkamada Hague si ay u gudbiyaan dacwada ku saabsan kiiska badda ee u dhaxeeya Somalia iyo Kenya. Axmed Cali Daahir, waxa uu sheegay inaan loo dulqaadan karin in dhulka Somalia lagu soo xagdgudbo, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Labada Xisbi Mucaarid oo Go’aano ka soo saaray Fulin la’aanta Heshiishkii Xisbiyada,Baaqna u diray Madaxweynaha

Hargaysa 09.July 2015 (SDN/QJ)- Xisbiyada mucaaradka oo baaq kama danbeysa u diraya Madaxweyne Siilaanyo ee fulinta heshiiskii xisbiyada iyo Xukuumadda. Qoraal Wada Jir ah oo ay soo saareen Labada Gudoomiye ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa u dhignaa Sidan:- “Nabadda iyo dimuqraadiyadda Somaliland waxa khatar iyo dib-u-dhac […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Sababaha Burburiyay Shir Farsamo oo lagaga hadlayay Maamulka Hawada ee Somaliland iyo Somalia

Hargaysa 09.July 2015 (SDN/QJ)- Dawladda Somaliland ayaa shaaca ka qaaday inuu burburay shir farsamo oo laga wadahadlayey maamulka hawada Somaliland iyo Somaliland oo ay Qaramada midoobay qabanqaabisay. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Duulista iyo Hawada Somaliland Cumar- Sayid Cabdilaahi Aadan oo Hogaaminayey Wafti Somaliland ugu qayb galay shirkaasi, ayaa shaaciyey inay shirkaasi ka baxeen ka dib […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Baarlamaanka Maamulka Puntland oo sheegay inay go’aan ka qaadanayaan kasii mid ahaanshaha Soomaaliya

Garowe,9july,2015(QJ/SDN)-Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Puntland, ayaa maanta oo Khamiis ah dood adag waxa ay ka yeesheen ka sii mid ahaanshaha Dowladda Federalka Somalia, xilli Puntland ay sheegayso inay Dowladda dhexe wax badan ka tabanayso. Dooda Xildhibaanada oo aheyd mid hal dhinac ah oo Dowladda Somalia lagu weeraray ayaa Xildhibaanada waxa ay isku raaceen in go’aan mideysan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Muwaadiniin Soomaaliyeed Oo Lagu Dilay Dalka Koonfur Suudaan

Jubba,9july,2015(QJ/SDN)-Wararka laga helayo dalka Koonfurta Suudaan ayaa sheegaya in dalkaasi lagu dilay labo muwaadiniin Soomaali ah. Labada Soomaalida ah ee la dilay waxaa la sheegay inay ahaayen darawalo kuwasoo u shaqeynayay Shirkadda Shidaalka ee Dalbit International. Labadaasi muwaadin ayaa waxaa la weeraray iyagoo waday gawaarida Booyadlayaasha ee shidaalka, waxa ayna kusii jeeden Gobalka Baxarul-qasaal. Rag hubeysan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xubno sarsare Oo Ka Tirsanaa Maamulka DDSI Oo Xabsiga La Dhigay

Jig-jiga,9july2015(QJ/SDN)-Magaalada Jigjiga waxaa lays la dhex marayaa warar kala duwan oo ka dayrinaya xubnihii ugu dhowaa Madaxweynaha DDSI Cabdi iley kuwaasi oo sida lasheegay qaar kood ay seeftu qaaday. Wararka aad laysla dhex marayo ayaa waxaa kamid ah in ugu Yaraan 3-shakhsi oo kamid ahaa saaxiibadii ugu dhowaa Cabdi iley in xabsiga ladhigay, halka qaar […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Oo Ku Guulaystay Inuu Abwaan Cabdiwaaxid Cali Gamadiid Dib Xoriyadiisii U Helo: Daawo Sawiradda

Garoowe:(QJ/SDN)- Suldaanka guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir,ayaa si rasmi ah ugu guulaystay inuu Xoriyadiisa usoo celiyo Abwaan Cabdiwaaxid Cali Gamadiid oo ka mid Abwaanada sida weyn looga yaqaano gayiga ay Soomaalidu degto oo dhan. Suldaanka iyo Cuqaal kale oo ka tirsan Beesha uu kasoo jeedo Abwaanku ayaa Bilihii ugu danbeeyay waxay Magaaladda […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Taariikhda Islaamka: Boqorkii sideedaad ee boqorada Umawiyiinta.

Taariikhda Islaamka: Boqorkii sideedaad ee boqorada Umawiyiinta.   Waxa uu ahaa Cumar binu Cabdicasiiz, waxa uu dhashay 60hijriyada waxa uu ku dhashay xilwaan oo masar ku taala markaas aabihii ayaa waali ka ahaa hooyadii waxa la odhan jiray layla bintu caasim binu cumar binu khadhaab, waxa awoowe u ahaa khaliifkii waynaa ee muslimiinta Cumar binu […]

Posted in Uncategorized | Read More »