Home » 8:19 am Entries posted on “July, 2015”

Dilkii Labaad Ee Bisha Ramadaan Ka Dhaca Gobolka Buuhoodle Oo Shalay Qudha Lagaga Jaray Marxuum Kasoo Jeeday Deegaanka Qorulugud

Buuhoodle:Jully,10,2015(SDN/QJ)-Inkasta oo dhawaan Tuulada Coodanle ay Beelaha walaalaha ah ee  deegaanada Buuhoodle iyo Qorillugud ku wada Nooli  ay  Heshiis wakhti badan la geliyey ku wada gaadheen, Haddana waxa sii socota Colaaddoodii, waxana ay   intii bishan Barakaysan ee Ramadaanta lagu jirey ay iska dileen Laba Marxuum oo labad dhinaca kasoo kala jeeda. Dilkii ugu dambeeyey, ayaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Al-shabaab Oo Xorriyaddoodii u Celisay Macallimiin Kenyan ahaa Oo ay Gacanta ku Hayeen Iyo Sababta Oo La Caddeeyey

Baardheere:Jully,10,2015(SDN/QJ)-Islaamiyiinta Al-shabaab, ayaa shaaciyey inay  sii sii dayeen Laba Macalin oo u dhashay dalka Kenya, kadib markii ay qaateen Diinta Islaamka oo Muslim noqdeen. Labadani Macalin ayaa waxaa Muddo Laba Sano kahor ay Al shabaab kasoo afduubeen Deegaanka Damajaaley, oo ku yaalla Waqooyiga Bari ee dalka Kenya, iyadoo intaasi Muddo ah lagu hayay Deegaano ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Gacan-yare Muhiim u Ahaa Guddoomiye Muuse Biixi Oo Iscasilay Iyo Siro Qarsoonaa ah Oo u Bannaanka Keenay

Hargeysa:jully,10,2015(SDN/QJ)-Agaasimihii Xafiiska Maamulka iyo Xidhiidhka Saxaafadda ee Xisbiga Kulmiye Md Mustafe Iid Maxamed, ayaa iska casilay xilkii uu ka Hayey xisbigaas, waxana uu eedo u jeediyey Guddoomiye Muuse Biixi Cabdi, isagoo xogo dheeri ahna ka Bixiyey Habdhaqanka Muuse. Mustafe Iid, ayaa warsaxaafadeed uu Xafiiskaas kaga tegay Soo saaray, ayaa sheegay inuu waayey ujeeddooyin muhiim ahaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Waxaan u soo halgamayay labatan sanno in cadaalad ,Aniga oo diiddan in madaxdu taliska iskaga raagto, in ka badan xilliga qanuunku u jideeyey,” Madaxweynihii Hore ee Brazil

Hargaysa 10.July 2015 (SDN/QJ)- Waxaa Somaliland ka Taagan Khilaaf siyaasadeed oo ka dhashay Mudo Kordhintii ay Golaha Guurtidu u samaysay Xukuumadda iyo Golaha Wakiiladda. Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaan ilaa Iminka Fulin Heshiis Wada jir ah oo ay Khilaafkan ka gaadheen Xisbiyada Qaranku,Sidoo kale Waxaan Golaha Guurtida lagu Qancin in Xalka Siyaasadeed ee la gaadhay ay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Isimadda Puntland oo sagootiyey Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Suldaan Diiriye Sawiro

Garowe 10.July 2015 (SDN/QJ)- Qaar ka mid ah isimadda ugu caansan Deegaanada Puntland ayaa caawa kulan sagootin ah magalada Garowe xarunta Puntland ugu sameeyay Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Suldaan Diiriye oo ka mid ah Salaadiinta ugu caansan Somaliland. Kulankan sagootinta ah waxaa joogay Islaan Ciise Islaan Maxamed Islaan Muuse, Suldaan Siciid Maxamed Garaase, Imaan Cabdiwahaab […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Warqaddii (Letter Of Death) dabar-goynta bulshadda Somaliland ee Maxamed Siciid Moorgan iyo qaabkii loo loo gaadhsiiyey dunida DAAWO

Hargeysa 10.July 2015 (SDN/QJ)- Kulan isagu jira afur-wadareed iyo barnaamij lagu xusayey warqaddii “sir culus” (letter of death) ee xasuuqa bulshada Somaliland oo Jeneraal Maxamed Siciid Moorgan u qoray Maxamed Siyaad Barre iyo Axmed Saleebaan Dafle markay taariikhdu ahayd 23 January 1987, ayaa lagu qabtay hoolka shirarka ee dallada SONYO ee magaalada Hargeysa habeenimadii Khamiista. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Warbixin Xiiso leh Madaxweynihii hore ee Tuuniisiya oo Israa’iil sii daysay Kana Waramay Qaabkii Loo Qabtay

Tuunis 10.July 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynihii hore ee dalka Tuuniisiya Munsaf Al-Marsuuqi oo sida uu wargeyskan Geeska Afrika toddobaadkii hore qoray ka mid ahaa dad dalal kala duwan u dhashay oo la socday markab gargaar u siday marinka Qaza ee Falastiiniyiinta oo Israa’iil ay xabsi u taxaabtay, ayaa dib xorriyaddiisa u helay, kana waramay sida ay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Cali Guray oo Jawaab layaab leh siiyay Xildhibaan Siciid Maxamed oo Ficilada Ucid ku Sifeeyay Jaamacada Cayda

Hargeysa 10.July 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiye Ku-xigeenka 3-aad ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, Md. Cali Yuusuf (Cali Gurey,ayaa si kulal uga jawaabay hadal uu Warbaahinta u mariyay Xildhibaan Siciid Maxamed Cilmi oo ka tirsan Xildhibaanadda Golaha Wakiiladda ee laga soo doortay Gobolka Sool. Cali Guray,ayaa Xildhibaanadda Wakiilada ee kasoo baxay Deegaamada Sool ku tilmaamaay qaarna […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Mawqifka Somaliland ka qaadatay Hawl galka Amaanka Badaha Somalia oo Midowga Yurub ka hadleen

Hargeysa 10.July 2015 (SDN/QJ)- Sarkaalka Midowga Yurub u qaabilsan ammaanka xeebaha gobolka Geeska Afrika iyo Galbeedka Badwaynta Hindiya Mr. Etienne de Poncins, ayaa ka xog-warramay hawlgallada ergada EU-da ee la yidhaa EUCAP Nestor ka fuliyaan Somaliland iyo Soomaaliya, isagoo iftiimiyey qaababka ay siyaasad ahaan isku waafajiyaan shaqadooda iyo madaxbannaanida Somaliland. Masuulkan iyo xubno kale oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xukuumadda Thailand oo Shiinaha u Gacan-gelisay Muslimiin Magan-galyo u Joogay dalkeeda

Istanbul 10.July 2015 (SDN/QJ)- Dawladda Thailand oo ku taal koonfurta bari ee qaaradda Aasiya, ayaa qaxooti muslimiin ah u mustaafurisay dhinaca dalka Shiinaha oo ay markoodii hore ka qaxeen, kadib markii ay cadaadis xooggan oo diintooda la xidhiidha kala kulmeen maamuulsha shuuciga ah ee dalkaas. Afhayeen u hadlay dawladda Thailand, ayaa xaqiijiyey in ugu yaraan […]

Posted in Uncategorized | Read More »