Home » 7:57 am
Entries posted on “July, 2015”
Hargeysa:Jully,11,2015(SDN/QJ)-Jamaal Cali Xuseen oo ah Musharraxa Jagada Madaxweynenimo ee Xisbiga Ucid, ayaa shaaciyey in baahi weyn loo qabo sidii Xilalka muhiimka ah ee Dalka loo siin lahaa, isla-markaana meesha looga saari lahaa Tuhunka ah in cid gaar ahi kuraastii muhiika ahayd cuuratay. Aqoonyahan Jamaal oo ka Hadlayey madal Dallada Sonyo soo qabanqaabisay oo ka caagganayd […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Jully,11,2015(SDN/QJ)-Suldaanka ugu guunsan Saldanahada Somaliland, Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo sii daynta Abwaan Cabdiwaaxid Gamadiid ujoogay magaalada Garowe ee Maamulka Puntland, ayaa ka dayriyey sida Wasiirrada Madaxweyne Siilaanyo qoorta ugu duubteen Shaqadii madax-dhaqameedka. Suldaanka oo ka Hadlayey Casho-sharafeed uu magaalada Garowe ugu sameeyey Islaan Ciise Islaan Maxamed Islaan Muuse, ayaa walaac ka muujiyey burburka ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Jully,11,2015(SDN/QJ)-Waxa soo baxaya warar dheeraad ah oo laga helayo sababaha soo dedejiyey iscasilaadda Agaasimihii Maamulka iyo Warbaahinta Ee Xisbiga Kulmiye, Md Mustafe Iid Maxamed, kaas oo shalay uun soo saaray Waraaq iscasilaad ah, isla-markaana ay ku lifaanayd Aflegaaddo uu u geystay Guddoomiyaha Kulmiye. Xogaha warbaahintu ka heshay Iscasilaaddiisa, ayaa iftiimiyey inuu lacago xisbigu lahaa oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Addis Ababa:Jully,11,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda dalka Ethiopia, ayaa sheegtay inay fashilisay Fallaago hubaysan oo Dawladda Eritria doonaysay inay ammaankeeda ku khalkhal geliso sida ay hadalka u dhigtay. Warkan oo kasoo baxay dhinaca ciidamada ammaanka, ayaa sheegay in falaagadu dooneysay in si xoog ah kaga soo gudbaan xadka kala qaybiya Ismaamulka Tigreega iyo Eritrea. Warbixinta ciidanka amaanka ayaa sheegtay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Ca’ira:Jully,11,2015(SDN/QJ)-Waxa Habeenkii xalay Geeriyooday Majaajilayste Caalamka caan ka ahaa oo lagu magacaabi jirey Cumar Shariif, kaas oo adduunka ku lahaa taariikh jileed oo soo jiidasho badnayd. Waxa uu jiray 83-sano, waxana uu ku dhashay dalka Masar, isagoo kasoo qaybqaatay ugu yaraan 25 filim, ka hor intii aanu ka mid noqon filimkii heerka aadka u wanaagsan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:Jully,11,2015(SDN/QJ)-Wararkii ugu dambeeyey ee Khasaarihii ka dhacay weerarradii xalay Kooxda Al-shabaab ku qaadeen Hutellada Weheliyo iyo Siyaad, ayaa sheegaya in tirada dhimashadu marka la isku geeyo gaadhayso ilaa 10-ruux oo iskugu jira Kooxihii weerarka soo qaaday, shaqaalihii Huteellada iyo dad rayid ah. War kooban oo Nabadsugidda Somalia ay bartooda Twitter-ka dhigeen, ayey ku sheegeen in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho,10july2015(QJ/SDN)-Wararka aan ka heleyno Dhismaha Hotelka Wehliye ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Goordhaw weerarkii lagu qaaday Hotelkaasi lasoo afjaray ayna hada joogsadeen rasaastii halkaasi ka dhaceysay. Sargaal katirsan Ciidanka Dowlada Soomaaliya ayaa xaqiijiyay in lasoo afjaray weerarkii Hotelka Wehliye ay ku qaadeen rag katirsan Al-Shabaab, waxaana halkaasi lagu dilay ragii weerarka ku qaaday dhismaha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,10july2015(QJ/SDN)-Salaadiin,Siyaasiyiin,dhalinayro,Haween,Aqoonyahano iyo Wax-garad kale oo aad u tiro badan ayaa maanta Magaaladda Hargaysa waxay si weyn ugu soo dhaweeyeen Abwaan Cabdiwaaxid Cali Gamadiid iyo Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo kasoo kicitimay dhinaca Maamul-goboleedka Somalilyeed ee Puntland oo Bilihii ugu danbeeyay uu Abwaanku ku xidhnaa. Suldaanka iyo Cuqaasha kale ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Zurich:Jully,10,2015(SDN/QJ)-Kadib qalalaase dhinaca Musuqmaasuq ah oo muddooyinkii ugu dambeeyey ragaadiyey Xidhiidhka Kubadda Cagta ee FIFA, ayuu xidhiidhku shaqada ka caydhiyey hogaanka Chuck Blazer oo xubin muhiim ah ka ahaa, isla-markaana lagu eedeeyey Inuu xogaha u basaasi jirey Dawladda Maraykanka, Guddiga Anshaxa ee FIFA oo go’aankan ku dhawaaqay maanta oo Qamiis ah ayaa sheegay in Mr. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Riyad:Jully,10,2015(SDN/QJ)-Amir Sa’ud Al-faysal ooh ore u ahaa Wasiirka Arrimaha Dibadda Dalka Sucudiga, xilkaasna hayey muddo 40-Sano ah, ayaa Geeriyooday. Mas’uul sare oo u hadlay wasaarada warfaafinta Saudi Arabia ayaa xaqiijiyay geerida Amiirka xukuumadana ay war rasmi ah ka soo saari doonto goor dhow. Amir Saud ayaa loo magacaabay 1975 inuu noqdo wasiirka arrimaha dibada Boqortoyada […]
Posted in Uncategorized | Read More »