Home » 4:11 am Entries posted on “July, 2015”

Akhri Magaca Naftii Hurihii Fuuliyey Weerarkii Jazira Oo Xukuumadda Jarmalku Caddaysay Inuu Dhalashada Dalkeeda Haystay

Hamburg:Jully,29,2015(SDN/QJ)-Tan iyo intii uu dhacay qaraxii dhawaan lagu qaaday Hutel Jazira ee Magaalada Muqdisho, waxa soo baxayey warar kala duwan oo sheegayey dhalashada uu haystay qofkii weerarkaas geystay, balse haatan arrimahaasi waa ay caddaadeen, waxana uu qofkaasi noqday muwaadiin soomaaliyeed oo haysta dhalashada dalka Jarmalka. Wakaalladda Wararka iyo Warbaahinadda kale ee dalka Jarmalka ayaa shaaciyey […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hoggaamiye Mucaaridka Ethiopia Katirsan Oo Qaaddacay Qado-sharaf Madaxweyne Obama Loo Sameeyey

Addis Ababa:Jully,29,2015(SDN/QJ)-Sida ay warbaahinta Dalka Ethiopia, hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Blue Party, ayaa iska diiday ka qaybgalka Qado-sharaf loo sameeyey Madaxweyne Obama oo Halkaas safar ku joogay,iyadoo munaasibadda qadaduna ka dhacaysay Madaxtooyada. Hogaamiyaha xisbiga Semeyawi, Yilikal Getnet, ayaa sheegay in uu go’aankiisa ku saleeyey kadib markii uu ogaaday in Obama taageeray xisbiga talada haya […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Anigu Saylici markii uu meesha imanayey talaan siiyey, waxana aan ku idhi ogow ninka madaxweyne-ku-xigeenka ahi waxa uu meesha ku bartaa..”Axmed Y. Yaasiin

Hargeysa:Jully,29,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne-ku-xigeenkii hore ee Somaliland Md Axmed Yuusuf Yaaasiin, ayaa markii ugu horraysay ka Hadlay khilaafka soo noqnoqday ee u dhexeeya Madaxweyne Siilaanyo iyo Ku-xigeenkiisa Saylici oo haatan la sheegayo inay isku dhacsan yihiin. Axmed Yuusuf Yaasiin oo u warramay Telefishanka Star Tv, ayaa sheegay inaan loo baahnayn in khilaafka madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisu aanay dibadda usoo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wiil Uu Dhalay Madaxweyne Qaddaafigii Libya Laga Afgembiyey Oo Maxkamadi Dil Ku Xukuntay

Tripoli:Jully,29,2015(SDN/QJ)-Maxkamad ku taalla Magaalada Tripoli ee dalka Libya, ayaa xukun dil ah ku ridday Sayfal Islam Qaddaafi oo uu dhalay Madaxweynihii la afgembiyey ee Dalkaasi Libya. Seyful Islaam waxaa loo heystaa gal dacwadeedyo dhowr ah oo ku aadan dagaallo iyo kacdoonn oo ka dhacay Libya sanadii 2011 oo ahayd xilligii dalkaasi galay qalalaasihii keenay in […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Halkan ka daawo baraamijka Xulashada Todobaadka iyo Tvga Somalicable iyo dood culus oo dhaxmartay Sadaxda Xisbi qaran taas oo gacmaha layskula tagay

London29Jul15(SDN/QJ)Baraamijka |xulashada todobaadka iyo wariye Shaafi iyo qurbejoog oo iska kashanaya ayaa waxay dood kulul dhexmartay sadexda Xisbi qaran doodan oo loga hadlayey Dorashooyinka Somaliland iyo shirwaynahii qaran ee ay ku baqeen xisbiyada Mucaaradka Doodan oo uu daadihinayey Wariye Mustafe Shaafi Halkan ka Daawo.

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalia unable to hold full elections in 2016: parliament

Mogadishu (AFP) – War-torn Somalia will not be able to hold full elections due next year, lawmakers said Tuesday, although it remained unclear whether some kind of voting process would still be held. The current President Hassan Sheikh Mohamud and parliament were appointed by clan elders in 2012 with foreign backers promising full democracy in […]

Posted in Uncategorized | Read More »

DJIBOUTI : Guelleh called for the resumption of dialogue between government and opposition

In the communiqué issued today Ismail Omar Guelleh “invites” the UMP and USN to resume political dialogue. Throwing back to back the UMP and USN and ignoring that the framework agreement was signed between the USN and the government of which he is the Head. President Guelleh as usual is consumed clears the failure of […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hambalyo Meher Wacan

Maamulka, macallimiinta, ardayda, shaqaalaha iyo guud ahaanba hawl-wadeenada Dugsiyada Horyaal Schools, waxay Hambalyo Kal iyo Laab ah u dirayaan Meherka Maamule Cabdiqaadir Cabdullaahi Caydiid iyo Marwadiisa Najax Cabdurraxmaan Maxamuud. Oo meherkoodu ka dhacay Hotel Royal ee magaalaa Hargeysa maanta oo ay taariikhdu tahay 28july,2015. Waxaana aanu leenahay Noqda kuwii aqal-galkooda soo dedejiya ubad khayrkabana kala […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xukuumadda Somaliland oo Casuumad u samaysay Madaxweynihii hore ee Punt land C.raxmaan Faroole iyo Weedho laga Jeediyay DAAWO

Hargaysa 28.July 2015 (SDN/QJ)- Madaxweyne ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa Maanta Casuumad Sharafeed dhinaca dhaqanka ah ku Maamuusay Madaxweynihii hore ee Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Puntland C.raxmaan Maxamed Faroole oo Mudooyinkii u danbeeyay Hawlo dhaqan u joogay Caasimada Hargaysa, Waxaana ka Qayb galay Casuumadaasi Madaxda Sare ee Xisbiga Kulmiye iyo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Golaha Shacabka Soomaaliya iyo Xukuumadda Oo isku raacay in aanay Doorashi 2016ka Soomaaliya Ka dhici karin.

 Muqdisho,28july,2015(QJ/SDN)-Kulan ay Xildhibaannada Baarlamaanka ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa lagu shaaciyey go’aan ay si wadajir ah uga gaadheen labada Gole ee Dowladda doorashada 2016ka ayadoo kulankaasina uu Baarlamaanka hor yimid Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Kulanka Baarlamaanka ee maanta waxaa soo xaadiray 158 Xildhibaan ayadoo goobjoogna ay ka ahaayeen Guddoomiye ku xigeennada Koobaad iyo labaad ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »