Home » 8:30 pm
Entries posted on “July, 2015”
Hordhac Tan iyo intii ay duntay dowladnimadii Soomaaliya 1991kii, waxaa hannaanka siyaasadeed ee Soomaaliya soo waajahay hagardaamooyin fara badan oo isugu jira kuwo shisheeye soo maleegay iyo qaar gudaha laga abaabulayba. 25kii sano ee la soo dhaafay, shacabka Soomaaliyeed waxaa isugu darsamay dhibaatooyin laga dhaxlay colaado ay dowlado shisheeye soo huriyeen, dagaallo sokeeye oo daba […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Since the fall of the Somali state in 1991, the Somali body politic has been plagued by waves of political maladies, some driven by outside factors, others by domestic ones. The legacies of foreign interference, the cruelties of the civil war and the horrors of anarchy—in the midst of a new phenomenon of global terrorism—have […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Shirkadaha shidaalka ka baadha SL oo gaadhaya ilaa 12 shirkadoodd waxay wada haystaan Liisamo badan oo aan sharciga la soo marin oo xaaraan ah, Waxaana ay degaano badan oo daaqsinta xoolaha ku wanaagsanaa ay uqaybsadeen BLOCK -by Block , Waxaa hadaba shirkadahaa oo lacag fara badan laga qaatey ay ku dhawaaqeen in sida ugu dhakhsaha badan loogu sameeyo Ciidamo nabadgelyadooda suga, Ciidankaa oo ay ku bixiyeen $ 25-Million oo Dollar, ku waas […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Booqashada Madaxwaynaha Dowlada Goboleedka Jubbaland uu ku tagaayo Garoowe, waa mid muujinaysa sida ay lagama maarmaanka u tahay in labada maamul ee Puntland iyo Jubbaland ay siyaasad ahaan iska kaashadaan arimaha ay labada maamul isku mowqifka ka yihiin, isaga midna ka yihiin. Inkastoo uu fiicnaan lahaa in uu xiraarkaan uu ahaado mid joogto ah, sal […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Somali terror group Al-Shabaab could soon scrap its allegiance to Al-Qaeda and pledge loyalty to rivals ISIS instead, MailOnline has learned. Islamic State invited the east-African jihadi group to join forces with them through a propaganda video released in March – urging it to wage jihad on neighbouring Kenya, Ethiopia and Tanzania. Now Al-Shabaab members […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Al-Shabaab militants killed at least 14 people and left 16 injured in attacks on two hotels in Mogadishu, Somalia’s capital, on Friday (10 July) evening. Both hotels are now in the hands of government forces. A total of 12 gunmen were killed in the shootouts, according to a statement from the Somalia’s minister of internal […]
Posted in Uncategorized | Read More »
11 July 2015 – The top United Nations official in Somalia has condemned “in the strongest terms” a series of deadly terrorist attacks against an African Union Mission in Somalia (AMISOM) base and two hotels in the country capital of Mogadishu which resulted in numerous casualties. The attacks – committed yesterday by the Islamist extremist […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho July 11,2015(SDN/QJ)-Shir ka dhacay magaalada muqdisho ayaa waxa ay Dowladda Hoose ee Muqdisho ku soo bandhigtay istaraatiijiyad shan sano ah taasoo ku saabsan Horumarinta Dhaqaalaha Deegaanka Muqdisho taasoo laga fulin doono caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Md: Abdikadir Mohyadin Ahmed (Dalha) oo ah wakiilka Mashruuca Horumarinta Dhaqaalaha Deegaanka Xamar ayaa sheegay in ay istaraatiijiyadaan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Jully,11,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye Mujaahid Muuse Biixi Cabdi,ayaa si cad u sheegay in somaliland tahay meel aan cid gaar ah u xidhnayn, isla-markaana dhammaanba dadka ku wada nooli si simman oo aan kala sokaynin u wada leeyihiin. Mujaahid Muuse oo madal dhallinyaradu kusoo bandhigaysay Waraaqo sir ah oo taliskii siyaad barre laga helay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Baardheere:Jully,11,2015(SDN/QJ)-Kadib shirar qarsoodi ahaa oo Hoggaamiyayaasha sare ee Kooxda Al-shabaab uga Socday Goobo ku yaalla Gobolka Jubada Dhexe, ayaa mabda’ ahaan la isku raacay inay si toos ugu biiraan Islaamiyiinta Daacish oo muddooyinkii ugu dambeeyey Weerarro Reer Galbeedka xanuujiyey Dalal badan ka fuliyey. Xogo shirarkaas iyo Go’aanka la gaadhayba ku saabsan oo uu Wargeyska The […]
Posted in Uncategorized | Read More »