Home » 2:41 am
Entries posted on “July, 2015”
Garowe 12.July 2015 (SDN/QJ)- Warar laga helayo ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Suldaan Siciid Maxamad Garaase iyo Islaan Ciise Islaan Maxamad kulan ay maalintii shaley ka qaateen xiisada Qarxis go’aan mideysan ka gaareen xal ka gaaristeeda. Xiisada Qarxis oo ay isku horfadhyaan ciidamo ka tirsan dowlada Puntland iyo ciidamo uu hogaaminayo taliye ku-xigeenkii hore ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 12.July 2015 (SDN/QJ)- Muwaadin reer Somaliland oo lagu magacaabo Maxamed Xuseen oo ku magac dheex (Maxamed Jagac), kaasi isku xilqaamay urur Samafal oo la yidhaa (Sancaani Fundation),kaas oo sannadkiisii Afraad oo xidhiidh ah Cunto Bisil iyo Biyo Caasimadda Hargeysa gaadhi kula wareega uguna qeybiya dadka dhimbirka ka Xanuunsan iyo waliba kuwo kale ee Suuqyadda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 12.July 2015 (SDN/QJ)- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud (aadan-siiro) oo kamid ah Culimada waaweyn ee Reer Somaliland, ayaa muujiyey sida ay qaddiyadda somaliland lafta iyo dhiiggaba uga gashay, waxana uu intaas ku daray inaanu qaddiyadaas la dhuumanin. Sheekh Aadan Siiro oo ka Hadlay madal lagu soo bandhigayey Warqad Dabargoynta Shacabka somaliland la xidhiidhay oo la qoray […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garowe 12.July 2015 (SDN/QJ)- Maamulka Puntland, ayaa ku dhawaaqay in deegaanadooda aanay ka shaqayn karin laba guddi oo dhawaan Baarlamaanka Somaaliya ay ansixiyeen oo kala guddida xuduudaynta iyo doorashooyinka Somaaliya. Afhayeenka Madaxtooyada Puntland Cabdulaahi Xaashi Quraanjecel ayaa si cad u sheegay in guddiyadaasi marnaba aanay soo degli karin deegaanadamaamulkooda uu ka taliyo, isagoo sheegay ina […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 12.July 2015 (SDN/QJ)- Ugu yaraan 18 qof , ayaa ku dhintay weeraro ay kooxda Al-shabaab ku qaaday laba huteel oo ku yaalla magaalada Muqdisho. 12 Ka mid ah dadka dhintay ayaa waxay ahaayeen kooxdii weerarka ku soo qaaday huteelada Weheliye iyo Siyaad. Sidoo kale 6 qof oo rayid ah ayaa ku dhintay weeraradaasi, sida […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi, 12.July 2015 (SDN/QJ)- Xarunta Ganacsiga Westgate ee Magaalada Nairobi, ayaa la sheegay in dib loo furi doono 18-ka bishan, waxaana dib u furistaasi ay ku soo beegmaysaa muddo labo sano ku dhow oo suuqaasi uu xidhnaa. Agaasimaha guud ee xaruntaas ganacsi Alex Trachtenberg, ayaa sheegay in dib furista Westgate ay imaanayso ka dib muddo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London 12.July 2015 (SDN/QJ)-Siyaasiga iyo Wariyaha Rug cadaaga ah ee Yuusuf Garaad ayaa barta uu ku leeyahay baraha bulshadu kuwada xidhiidho ku faafiyay inuu waraysi la yeeshay khubarada Soomaaliya u matalaysa dacwada badda ee Soomaaliya iyo Kiiniya u dhaxaysa, qoraalkii uu Yuusuf Garaad waraysigaas ka diyaariyayna waa kan. Soomaaliya Vs Kenya Maanta waxaan fursad u […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 11.July 2015 (SDN/QJ)- Safiirka cusub ee dhowaan loo magacaabay dalka Imaaraadka Carabta Mr. Baashe Cawil Cumar, ayaa ballanqaaday inuu si daacad iyo xilkasnimo leh u gudan doono waajibaadka xilkan loo magacaabay muddada uu hayo xilka loo gartay. Mr. Baashe oo ku soo laabtay dalka maanta, kadib markii madaxweyne Siilaanyo u magabaacay xilka safiirka dalka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London-July-11-2015 (SDN/QJ) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ula ambabaxeynaa xagaa iyo cariga Ingiriiska siiba London oo lagu kala guurey koobkii Tennista ee Wimbledon Grand Slam. Haddaba 34-jirtan ee reer Mareykan Serena Willimas ayaa ciyaaryahanadii ka yaraa loodin la’yihiin,waana markii 6-aad aay ku guuleysato koobkan,marka la isugeeyo inta Title aay isku uruursatey waa 21-tan waxaana hal ka […]
Posted in Sports | Read More »
Mudisho,11july,2015(QJ/SDN)-Digreeto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud oo lagu faafiyay Warbaahinta Dowladda ayaa lagu magacaabay Xisaabiyaha guud ee Qaranka. Digreetada ayaa u qorneyd sidatan. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, marii uu arkay Qodobka 87aad, farqadda 1aad Xaraf “C” iyo farqadda 2aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Soomaaliya. Markuu arkay Qodobka 90aad, Xarafka “K” ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »