Home » 9:21 am
Entries posted on “July, 2015”
Hargeysa:(SDN/QJ)-Tuulada Aw-barkhadle oo ku taalla dhinaca Bari ee Magaalada Hargeysa, ayaa la sheegayaa in lagu soo qabtay rag looga shakisan yahay inay xidhiidh la leeyihiin kooxaha argagixisada ee Shabaabka. Ma jiro wax war ah oo hay’adaha ammaanka Somaliland ka soo saareen ragga la qabtay iyo waxyaabaha loo tuhusan yahay, balse sida lagu baahiyey shabakadda wararka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Baydhabo:Jully,12,2015(SDN/QJ)-Waxa soo kordhaya warar kasoo baxaya weerar shabaabku xalay ku qaadeen aqal ku yaalla Magaalada Baydhabo oo la sheegay inay ku sugnaayeen Masuuliyiin sare oo katisanaa Maamulka Koonfur Galbeed. Weerarkan ayaa ahaa mid loo adeegsaday bambada nooca gacanta laga tuuro oo lagu ganay guriga, waxaana Askari ilaalo ka hayey guriga uu rasaas ku riday raggii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London 12,July 2015 (SDN/QJ) kulan isugu yimid qaar ka mid ah dhalinayradii hore ee London oo ku midoobay urur samafal oo caawin doona dadka baahan ee ku nool Somaliland. ururkan samafal ayaa waxa laga dhexdoortay xubno iyo gudoomiyaal hagi doona ururka samafal oo wax wayn ka badali doona mujtamca bahan ee reer somaliland halkan kaa daawo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
New York, 12 July, 2015 (SDN/QJ)- Madaxa Hawl-galka Midowga Yurub ee la-dagaalanka Budhcad-badeedda ee ka hawl-gala Badweynta Hindiya iyo Gacanka Cadmeed, Etienne de Poncins, ayaa ka hadlay go’aan Somaliland ku qaaddacday inay ka mid noqoto Gole loo sameeyey oo ku kulminaya Shaqaalaha EUCAP ee ka hawl-gala Somaliland iyo Soomaaliya. Hawl-galka la dagaalanka budhcad-badeedda ee Midowga […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 12,July 2015 (SDN/QJ)-Afhayeenka madaxtooyadda Somaliland Md. Axmed Saleebaan Dhuxul, ayaa si adag uga jawaabay hadallo ka soo yeedhay axsaabta mucaaridka ah, kuwaasi oo sheegay in aanay aqoonsanayn xukuumadda talada haysa haddii aanu madaxweynuhu dhaqan gelin heshiiskii xisbiyadda marka la gaadho 26 bishan July. Afhayeenku waxa uu sheegay in wakhtigan Somaliland dhaaftay in ay dhaawacaan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 12 July 2015 (SDN/QJ)- Xisbiga mucaaridka ee Waddani ayaa xukuumada somaliland ku eedeeyay in ay kasoo bixi wayday heshiiskii ay gaadheen asxaabta qaranka iyo xukuumadu. Xoghayaha guud ee xisbiga Waddani Maxamed Cabdilaahi Uurcade oo xarunta xisbiga ugu waramayay warbaahinta ayaa sheegay in xukuumadu ay kasoo bixiwayday heshiiskii ay wada galeen xisbiyadu qaranku “Somaliland dagaal […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 12,July 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbul Xaakimka Kulmiye Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac Shabeel) , ayaa jawaab adag ka bixiyey hadalo ka soo yeedhay Guddoomiye xigeenka 1aad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Axmed Muumin Seed, kaasi duray Muuse Biixi Cabdi oo uu ku tilmaamay in aanu guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye aheyn iyo in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 12 July 2015 (SDN/QJ)-Xoghayaha warfaafinta xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale ayaa ka hadlay shilalka kusoo badanaya wadooyinka u dhaxeeyay magaalooyinka Barbera iyo Hargeysa. Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale waxaa uu duray wareegtadii wasiirka arimaha guduhu ku sheegay in baabuurta turus laga jaro,xukuudana waxaa uu ku eedeeyay in masuuliyiin ka tirsani ay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London 12.July 2015 (SDN/QJ)- Dawladda Ingiriiska, ayaa muwaaddiniinteeda dalxiisayaasha ah u dirtay digniin culus oo la xidhiidha inay waajihi karaan falal argagixiso, iyadoo ugu baaqday dadkeeda inay si degdeg ah uga baxaan waddanka Tuuniisiya. Warbixin ka soo baxday xafiiska Arrimaha Dibadda iyo Barwaaqo-sooranka ee Ingiriiska (FCO) shalay oo Wargayska Jamhuuriya soo xigtay, ayaa lagu sheegay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 12.July 2015 (SDN/QJ)- Agaasimaha Guud Wasaaradda Warfaafinta Jamhuuriyadda Somaliland Mr. Maxamed Cilmi Aadan (Ilkacase), ayaa ka hadlay shaqaale ka tirsan wasaaraddaasi oo laga joojiyey mushahar kadib markii lagu eedeeyey inay shaqaysanwaayeen. Warar lagu baahiyey qaar ka mid ah shabakadaha wararka internetka ee Af-soomaaliga, ayaa lagu eedeeyey madaxda Warfaafinta inay si caddaalad-darro ah mushaharka uga […]
Posted in Uncategorized | Read More »