Home » 12:08 am
Entries posted on “July, 2015”
Hargaysa 13.July 2015 (SDN/QJ)- Marwada koowaad ee Somaliland Marwo Aamina waris Sheekh Maxamed Jirde,ayaa deeqo kala duwan guddoon siisay Cisbitaalka Guud ee Hargeysa iyo Dhakhtarka Carruurta ee Dr Maxamed Aadan Sheekh ee caasimadda Hargeysa, waxaanay sidoo kale lacag ugu deeqday hooyada dhashay ilmo yar oo xaaladiisa caafimaad culus tahay. Marwada koowaad ayaa soo kormeertay qaybaha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 12.July 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Arrimaha gudaha ee Somaliland Cali Maxamed Waran Cadde, ayaa ku eedeeyay xisbiyadda mucaaridka ah inay carqaladaynayaan heshiiskii ay kala saxeexdeen saddexda xisbi qaran, ee ku saabsanaa wakhtiga dalka la qabanayo doorashooyinka madaxtooyadda iyo golaha Wakiiladda. Waxaanu sheegay in aan dalka laga qaban karin shir beeleedkii ay dhawaan iclaamiyeen labadda xisbi […]
Posted in Uncategorized | Read More »
The five men were allegedly kidnapped by hooded gunmen on October 11, 2014 in Boni Forest as they headed to Kiunga to deliver miraa. They were driven into Somalia where they were held captive for two weeks before being set free. Anwar Abdi, Ali Omar, Abdirahman Mohamed, Deeq Mohamed and Shukri Noor were however later […]
Posted in Uncategorized | Read More »
The Kenya Defence Forces reportedly carried out several airstrikes on Somali villages located near its border in what is believed to be a raid on suspected Al Shabaab targets, killing 10 civilians, including some children. Some Somalian news reports claimed that the Kenyan airforce carried out indiscriminate bombings on villages located in Gedo region. Somalian online […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Waxa Shalay Deeq Raashiin iyo Dhar Iskuga Jirta Gaadhsiyeey Degmada Salaxley Ururka Samafalka Haldoor ,Deeqada oo Ka Koobanayd Dhar iyo Raashiin La Gaadhasiyeey Boodhiinka Caruurta oo Ururku ka War-Hellay Baahiiyadoda Halka ka Jira ,Isla Markana Deeqada Ayaa Ahayd Mid ay Soo Biixiyeen Muxsiniin Degaanka uu Dhaltay oo Igu Tallo Gashay in Ay ka Farxiiyaan Caruurta […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Taariikhda Islaamka: Boqorkii Sagaalaad Ee Boqorada Umawiyiinta: waxa u ahaa Yasiid binu Cabdimalik, waxaana lagu naanaysi jiray abuu khaalid . hooyadii waxa la odhan jiray Caatika bintu yasiid, waxa uu dhashay sanadkii 71 ee hijriyada khilaafada waxa uu qabtay sanadkii 101hijriga da’diisa waxay ahayd 29sano jir . khilaafadiisii hadii aan wax ka tilmaano waxa ugu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,12july,2015(QJ/SDN)-Magaalada Hargeysa ayaa waxaa laga dareemayaa diyaar garow xooggan oo loogu jiro maalinta Ciidul Fidriga, iyadoo Suuqyada Hargeysa ay yihiin kuwo saxmad badan oo dadku meel ay kala istaagaan adag tahay in la helo. Suuqyada Magaalada ayaa waxaa soo buux dhaafiyay Caruur waalidiintooda gacmaha haysta iyo dhalinyaro ka dukaameysaneysa si ay isugu diyaariyaan maalinta ciidul […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Kismaayo,12july,2015(QJ/SDN)-Xoogag hubeysan oo la aaminsan yahay inay ka tirsan yihiin Ciidanka Nabad Suggida Magaalada Kismaayo, ayaa waxay weerar xoogan ku qaadeen Xarunta Wasiirka Arrimaha Gudaha Jubbaland, uu ku lee yahay Magaalada Kismaayo. Mid ka mid ah ilaalada Maxamed Warsame Faarax (Darwiish), Wasiirka Arrimaha Gudaha Jubbland, ayaa waxa uu qori ka soo dhacay askari ka tirsan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi:Jully,12,2015:(SDN/QJ)-bishan aynu ku jirno ee jully 18-keeda, ayaa la shaaciyey in dib loo furi doono Xaruntii Ganacsiga Westgate ee Magaalada Nairobi, kadib markii uu xidhnaa muddo laba sano ku dhaw. Agaasimaha guud ee xaruntaas ganacsi Alex Trachtenberg, ayaa sheegay in dib furista Westgate ay imaneyso kadib mudo saddex iyo labaatan bilood ah oo lagu guda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Washington:Jully,12,2015(SDN/QJ)-Waxa meel sare maraya dagaalka u dhexeeya kooxda Al-shabaab iyo Shirkadda iska leh Barta Face-book-ga, waxana xaaladdu gaadhay in shirkaddu xidho dhammaanba Barihi kooxdu ku lahayd khadka Fac-book-ga. Shirkada ayaa go’aan kasoo saartay shaqsiyaadka taabacsan Al-shabaab ee isticmaalaya Aallada Facebook waxa ayna xidhay in kabadan 95-Bayj oo u furnaa xubno ka tirsan Al-shabaab, kuwaasi oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »