Home » 3:00 am
Entries posted on “July, 2015”
Hargaysa 13.July 2015 (SDN/QJ)-Taliska ciidamadda booliska ee Somaliland ayaa beeniyay warar been abuur ah oo ay daabaceen qaar ka mid ah mareegaha internet-ku, warkaasi oo wax lagaga sheegay amaanka caasimadda Hargaysa in uu hoos u dhac mu yimid. Warkaasi oo ay baahisay shebekadda wararka ee HALBEEGNEWS, sida uu sheegay Taliyaha ciidamadda booliska Somaliland sareeye guuto […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 13.July 2015 (SDN/QJ)- Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday in dawladda Federaalka Soomaaliya si rasmi ah loogu wareejiyey Maamulka Hawada dalkii la isku odhan jiray Soomaaliya oo ay Somaliland qayb ka tahay, waxaanay sheegtay inay Hay’adda Maamulka Hawada uga masuulka ah Qaramada Midoobay ee ICAO iyo dawladda Soomaaliya ay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 13.July 2015 (SDN/QJ)- Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid ayaa soo ka Xog waramay barnaamijkooda ay kaga hor tagayaan faafitaanka Xannuunka Qabyaalada kaas oo sida Xarka ku noqday Dhismaha Qaranka Somaliland. Murashaxa Jagada Madaxweyne ku Xigeen ee Xisbigaas C.rashiid Xasan Mataan ayaa si xeel dheer u iftiimiyay barnaamijka xisbigooda uga meel yaal qabyaalada,
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa, 13 July (SDN/QJ)- Murashaxa Madaxweyne ee xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen ayaa xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku canaantay in aanay wali si cad uga hadal sirtii ay faafisay shabakada Wikileaks ee ku saabsanaa in Somaliland saxeexday heshiis Federaal ah, isla markaan wuxuu sheegay in Wikileaks aanay u kala hiilin UDUD iyo KULMIYE oo labada xukuumadoodba […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 13.July 2015 (SDN/QJ)- Waxaa Gebo Gebo ah Bishii Barakaysnayd ee Ramadaan oo aynu ku Jirno ayaamihii u danbeeyay ee Tobanka danbe oo Ilaahay SWT uu adoomihiisa ka xoreeyo naarta,Sidoo kalena uu ku dhex jiro Habeenka Laylatul Qadri oo xambaarsan xasanaad aan la koobi karin. Sidaa awgeed waxaa looga baahan yahay Ummada Muslimiinta ee Caafimaad […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garowe 13.July 2015 (SDN/QJ)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Waxbarashada Puntland Cabdi Faarax Juxa ayaa sheegay in Puntland hoos uga dhacday meeqaamkii ay joogtey sanado kahor, marka laga hadlayo qaabka ay ula gorgortanto Dowladda Federaalka ee Soomaaliya. Juxa oo kamid ahaa xubnihii metelayey qaybaha bulshada ee maanta lagu casumey fadhigii baarlamaanka Puntland uga doodayeen xiriirka Dowladda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Maydh, 13.July 2015 (SDN/QJ)- Mishiinkii labaad ee Baraf-dhaliye ah ayaa shalay laga hirgeliyey Magaalo xeebeedda faca-weyn ee Maydh,Mishiinkan oo ay baahi weyn u qabeen dadweynaha iyo Kaluumaysatada Degmada Maydh kaasi oo ay mudooyinkii ugu danbeeyey ku hawlanaayeen hirgalintiisa Maamulka Degmada Maydh ayaa si rasmiya loogu rakibay Xarunta Degmada ee Maydh. Mishiinkan oo si rasmiya looga hirgalieyey […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Kabul:Jully,13,2015(SDN/QJ)-Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Dalka Maraykanka, ayaa duqayn ku dilay Hogaamiyihii Kooxda Daacish ugu magacawnaa Dalalka Afgaanistaan iyo Pakistaan Hafiz Saeed Khan. Duqeynta ayaa ka dhacday maalinimadii Jimcaha Gobolka Nangarharee Bariga Afghanistan, waxaana Duqeynta lagu dilay Hogaamiyaha Kooxda Daacish iyo sodon kamid ah Dagaalyahanada Kooxdaasi sida uu sheegay Sargaal katirsan Sirdoonka Afgaanistaan oo lagu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garowe 13.July 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Amniga Puntland ayaa sheegay in uu meel wanaagsan marayo dadaalka ku aaddan xal u helista xiisadda ka aloosan deegaanka Qarxis, halkaas oo muddo bil ku dhow ay isku hor fadhiyaan ciidamo dowladda ka tirsan iyo ciidamo kale oo gadoodsan, kuwaasoo Gen. Muxiyadiin Axmed Muuse hoggaaminayo. Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Addis Ababa, 13 July 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudana Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa maanta gaarey magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia, halkaa oo uu kaga qeybgalayo shirweynihii 3aad ee caalamiga ah ee Qaramada Midoobay ee dhinaca maalgashiga mashaariicda horumarinta. Shirkan oo ay ka soo qeybgeli doonaan hoggaamiyeyaasha […]
Posted in Uncategorized | Read More »