Home » 10:21 pm
Entries posted on “July, 2015”
Garoowe,14july2015(QJ/SDN)-Ra’iisul wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmaake ayaa Maanta Gaadhay Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal. Sharmaake waxaa kusoo Dhoweeyay halkaas madaxda Maamulka Puntaland, Halkaas ayuuna ku hoyday, madaxweynaha Maamulka Jubba Axmed Madoobe iyo C/weli Gaas ayaa ka mid ahaa Xubnaha soo dhoweyntiisa ka qeyb galay. ”Waxaa sharafweyn noo ah maanta inaan soo dhaweyno Ra’iisul wasaaraha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hageu,14july,2015(QJ/SDN)-Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu gudbisay Maxkamadda Caalamiga ee Caddaaladda ee Hague, dacwad ka dhan ah dowladda Kenya oo la xidhiidhtaa muran dhinaca soohdinta badda. Wafdiga dowladda Soomaaliya ee dacwadda gudbiyay ayaa waxa hoggaaminayay, Xeer Ilaaliyaha Guud ee Soomaaliya Axmed Cali Daahir, oo ay la socdeen qareenno caalami ah oo u doodaya Soomaaliya. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,14july2015(QJ/SDN)- Salaadiinta Cuqaasha iyo waxgaradka beesha uu ka soo jeeday Marxuum Xildhibaan Yuusuf Dirir Cabdi ayaa sheegay in in dilka Yuusuf cad yahay Madaxweynaha Soomaaliya oo u soo diray ciidankiisii gaarka ahaa isla markaana shirqool uu soo maleegay Madaxweynah Soomaaliya lagu dilay marxuukma. Waxaanay madaxdhaqameedkani intaa ku dareen haddi Madaxwaynaha Soomaaliya sharciga soo taagiwaayo nimankii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Cadaado,13july2015(QJ/SDN) R/Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa galabta tagey magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud, isagoo uga sii gudbay magaalada Garowe ee xarunta Maamulka Puntland, waxana mudadii koobnayd ee uu jooga Cadaado la kulmay hoggaanka Maamulka KMG ah ee Galmudug. Ra’iisul Wasaaraha ayaa Cadaado kula kulmay Madaxweynaha Maamulka Galmudug Mudane C/kariin Xuseen […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,13july,2015(QJ/SDN)-Waxa Wakhti Barakaysan Raxmada Illaahay U Jarmaaday Aw Jaamac Cabdilaahi Qaalib ( Diir Qadhaadh ) Oo So Qabtay Ra`iisal Baarlamaanki U Horeeyay Ee Is Raaci Labadi Soomaaliyeed Ee Aan La Mahadin. Marxuumku Wuxu Aha Markii Maraykanku U Diiday Somalida Hubka Ninki Ka Degay Moosko Ee Soo Saxeexay Heshiiski Taarikhiga Ahaa Ee Midowgi Soofyeet ku Soo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi,13july,2015(QJ/SDN)-Sida lagu daabacay Wargeyska Nation ee kasoo baxa dalka Kenya, labo ruux oo Ajaanib ah oo u dhashay dalka Ingiriiska ayaa ka baxsaday xabsi ku yaallo Magaalada Nairobi ee dalka Kenya, xabsigaasi oo lagu xiro dadka Burcad badeeda iyo kuwa dambiyada gala. Labadaan ruux ee Maxaabiista ayaa waxa ay ka mid ahaayeen shan ruux oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,13july(QJ/SDN)-War-saxaafadeed ay soo saareen Akadamiga Waxbarashada iyo Cilmi-baadhista Somaliland ayaa si xooggan loogu cambaareeyay xadhig qaatay sagaal bilood oo ay Xukuumaddu kula kacday Madaxdii iyo Shaqaalihii Baadigoob FM oo laga dhegaysan jiray Mawjadda FM ee 89.00. Qoraalkaas oo nuqul ka mid ahi na soo gaadhay ayaa u dhignaa sidan: “Sida la ogsoon yahay waxa uu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Addis-ababa,13july,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgaley furitaanka Shirweynaha 3aad ee Caalamiga ee Qaramada Midoobay ee dhinaca Maalgashiga Mashaariicda Horumarinta iyo kaabeyaasha dhaqaalaha oo ka dhacaya magaalada Addis Ababa. Shirkan oo ay ka soo qeyb galeen hoggaamiyeyaasha caalamka , wakiilo ka socda dowladaha, hay’adaha caalamiga ee dhinaca maaliyadda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,13july,2015(QJ/SDN)-Garabka haweenka ee xisbiga waddani ayaa deeq gaadhsiiyey dadka ku jira qaybta dhimirka ee cisbitaalka guud ee magaalada Hargeysa. Munaasibad lagu wareejinayey deeqdaas oo lagu qabtay cusbitaalka guud ee magaalada Hargeysa ayaa waxa ka qayb galay maamulaha cisbitaalka Hargeysa Dr. Axmed Daahir Aadan , agaasimaha waaxda dhimirka Dr. Mustafe Xuseen Xirsi iyo xubno ka tirsan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Waxaa subaxaasi la i qabanaayay bakhaarkayga iigu yimid oo iigu soo gallay laba nin oo ka socday haayaddii loo yaqaanay Hangashta inyar ka dib markii ay gudaha bakhaarkayga oo aan marka ku sugna soo galleen, ayey magacayga i weydiiyeen, ka dib markii ay xaqiiqsadeen in aan ahay ninkaan doonayo ayey i tuseen kaadhadhkoodii aqoonsiga. Waxay […]
Posted in Uncategorized | Read More »