Home » 6:29 am
Entries posted on “July, 2015”
Washington:Jully,14,2015(SDN/QJ)-46-Muwaadin oo xabsiyo muddo dheer ah ugu jirey Jeelasha Waddanka Maraykanka, ayaa Madaxweyne Obama waxa uu u fidiyey Cafis madaxweyne oo jeelasha lagaga sii daynayo. Maxaabiista lasii daayey ayaa dhamaantood u xidhnaa falal danbiyeed la xidhiidha daroogada, wuxuuna Obama sheegay in dadkan lasiinayo fursad labaad oo ay noloshooda wax uga bedalaan. Obama ayaa sheegay in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Ina Illah Wa Ina Ileyhiin Rajacuun Waxa Aynu Ka Waramii Doona Taariikh Nolaleedkii Gudoomiyahii Ugu Horeyaay ee Ay Yeellato Jamuuriyadii Somalida (Somali Republic) Gudoomiye Marxuun Jamaac Diirqaadhaadh , Jamac Wuxuu Ku Dhashay Magaala Hargeysa Gaar Ahaan Xafaadda [Jameeco Weyn] Taariikhdu Markay Ahayd /1930kii Gudoomiye Jaamac Diirqaadhadh A.H.U.N.te Dugsi Hoose Dhex Iyo Sare Baa Wuxuu Ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 14.July 2015 (SDN/QJ)- Xoghayaha Guud ee Xisbiga Kulmiye Xasan Siciid Yuusuf ayaa Markii kowaad ka hadlay Warqada ay faafisay Shabkada siraha adduunka faafisa ee Wikileak ,Waxaanu Cadeeyay Jiritaanka Warkaas isagoo xusay in Shabakadani Waxyaabo Xaqiiqo ah ay qorto. Xoghayaha guud ee Kulmiye ayaa sheegay inaanay eedaha mucaaridka waxba ka jirin isagoo sidoo kale cadeeyay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 14.July 2015 (SDN/QJ) Warbixin cusub oo la soo saaray, ayaa muujisay, isla markaana soo bandhigtay caqabaha kala duwan ee haysta qorshaha heer qaran ee loo dejiyey horumarinta dalka Jamhuuriyadda Somaliland. Warbixinta oo cinwaan looga dhigay ‘Somaliland: Horumarin bilaa dollar ah’ (Somaliland: a Development without dollars) oo lagu baahiyey mareegta The African Report, waxa lagu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Burco, 14.July 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka wasaarada ciyaaraha, dhalinyarada iyo dalxiiska Somaliland Mudane Axmed Cabdi Kaahin ayaa faahfaahin ka bixiyay sida ugu suurto-galsan ee labada gobo lee Awdal iyo Togdheer loogu wada qabanayo ciyaaraha gobolada Somaliland ee sannadkan. Wasiirka ciyaaraha Somaliland oo socdaal shaqo ku jooga magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ayaa waxa uu sheegay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Abu Dhabi 14.July 2015 (SDN/QJ)- Ciidamada Dawlada Isutaga Imaaraadka Carabta ayaa maanta oo Isniin ah qisaasay haweenay u dhalatay dalkaasi oo dil lagu xukumay, kadib markii ay dishay haweenay dhakhtarad cadaan ah. Haweenaydan la qisaasay ayaa la odhan jiray Ala’a Badr Abdullah al-Hashemi, waxayna ahayd 31 jir.Maxkamada dalka Imaaraadka Carabta ayaa sanadkan dil ku xukuntay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Cadaado 14.July 2015 (SDN/QJ)-Qaar ka Mid ah xildhibaannada baarlammaanka maamulka gobollada dhexe ee dhowaan degmada Cadaado lagu dhisay ayaa maalmihii u dambeeyey gaarey magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya. Ila-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sheegay in arrintani salka ku hayso kadib markii xildhibaannadu la kulmeen hanjabaado iyo handadaad uga timid qaar kamid ah murashaxiintii looga guuleystey […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa, 13 July 2015 (SDN/QJ)-Xisbiga Mucaaridka ah ee waddani, ayaa cambareeyay Xadhiga xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo kula kacday Mujaahid Ooto Biixi, Isla markaana waxay ugu baaqeen in si degdeg ah xoriyadiisa loogu soo celiyo Mujaahidka. Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee xisbigaasi Axamed Muumin Seed oo arintani ha hadlaya ayaa wuxuu yidhi “ Waxaan aad uga xunahay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Burco 14.July 2015 (SDN/QJ)-Dalka Yemen oo kamida wadamada ay dagaaladu ka dilaaceen ayaa waxa isa soo taraya qaxoontiga weli kasoo qulqulaya wadankaas, waxaana weli kasii daraysa xaalada nabada ee dalka Yemen iyadoo laga soo dayrinayo xaalada bini aadanimo ee dadka qaxoontiga ah. Hadaba Dalka Barakacu hadheeyey ayaa waxa dhanka kale taas barbar socda dadka iyagu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho,14,july,2015(QJ/SDN)- Waxa magaalada muqdisho gaadhay fanaanka caanka ee Nimcaan Cabdiraxman Xasan “Nimcaan Hilaac” waxana fanaanku sidu sheegay uu muqdisho u yimi si uu ugu dhigo Show habenka ciida . Halkan ka daawo:
Posted in Uncategorized | Read More »