Home » 7:05 am Entries posted on “July, 2015”

Midowga Yurub Oo 20% Goosanaya Lacagta Ay Siiyaan Ciidamada AMISOM

Brugsells:Jully,14,2015(SDN/QJ)-Sida lagu daabacay wargeys-ka Sunday Nation ee kasoo baxa dalka Kenya, waxa midowga Yurub ku Hawllan yahay qorshe ay lacagta kaga jarayaan Ciidamada AMISOM, gaar ahaan kuwa ka socda Dalalka Kenya iyo Ethiopia. Warka ayaa lagu sheegay in midowga Yurub uu doonayo in ciidamada Kenya iyo Ethiopia looga fadhiyo in Alshabaab ka saaraan deegaanada Jubbooyinka, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Kenya, Somalia maritime dispute rages

The maritime dispute between Kenya and Somalia may not be resolved out of court following a decision by the neighbouring country to submit its case to the International Court of Justice. Recently, Foreign Affairs Cabinet Secretary Amina Mohammed told MPs that the two countries had agreed to resolve the dispute over the oil-rich territory matter […]

Posted in Uncategorized | Read More »

St. Cloud woman seeks Somali presidential seat in 2016

A St. Cloud woman wants to do what not many have done before: run for the presidency in Somalia. Anab Dahir has lived in St. Cloud since 2008, but hopes the experience and education she’s gained in the U.S. will help repair her native country. Elections are next year, but she’s already spreading the word […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Urur-goboleedka IGAD Oo Soo Saaray Baaq Nolosha Soomaalida Muhiim u ah

Addis Ababa:Jully,14,2015(SDN/QJ)-Urur-goboleedka ay ku midaysan yihiin Dawladaha Bariga Afrika ee IGAD, ayaa shir ay ku lahaayeen magaalada Addis Ababa waxa ay kasoo saareen War-murtiyeed  ay Dawladaha Maraykanka, Britain, Australia iyo kuwa kale  kaga codsadeen inay qaadaan xannibaadda saaran Xawaaladaha Soomaalida. War-murtiyeedka waxa uu Ururka IGAD mar kale ku muujiyey walaaca xooggan ee ay ka qabaan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali-led Shebab Islamist militants target Kenyan police in IED attack

Garissa: Suspected militants from the Somali-led Shebab Islamist group carried out a bomb attack against Kenyan police on Monday, but the officers escaped unharmed, a Kenyan official said. The attack took place in the coastal county of Lamu, which borders Somalia and has been hit by a wave of attacks by the al Qaeda linked […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Al-shabaab Oo Qarax ku Laysay Saraakiil Sare Oo Ciidamada Kenya Katirsanaa

Lamu:Jully,14,2015(SDN/QJ)-Ugu yaraan shan qof oo saddex kamid ahi ahaayeen saraakiil ciidamada Booliska Kenya katirsanaa, laba kalena shacab ahaayeen, ayaa dhintay kadib markii Deegaanka Lamu ay kula qaraxday miino shabaabku halkaas udhigeen. Saraakiil ka tirsan Booliska deegaanka lamu ayaa xaqiijiyay Khasaaraha ka dhashay qaraxaasi iyo in Askar ay ku dhinteen, waxaana la sheegay miinada loo dhigay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Nabsi iyo nabar jeceyl

Samiira waa agoon, waxay wax ka baran jirtay dugisiga agoomaha. Samiira waxay ka dhalatay qoys danyar ah. Waxay la dhallatay laba wiil. Samiira hooyadeed waxay miis jaad ku haysatay xaafad kamid ah xaafaddaha magaalada Djibouti. Khamiista iyo jimcaha hooyadeed ayay ka nasin jirtay miis ka jaadka, maadaama ay waxbarashada fasax ka tahay labadaa maalmood ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Tacsi ku socota ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuum Jaamac Cabdilaahi Qaalib ( Diirqadhaadh )

Inaa Li Laahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Illaahay Naxariistii Janno Ha Ka Waraabiyo Marxuum Jaamac Cabdilaahi Qaalib ( Diirqadhaadh ) oo Hadda Geeridiisa la Soo Sheegay, Kuna Geeriyooday Magaalada Lusaka  Zambia. Waxan Tacsidan u Dirayaa Reer Cabdilaahi Diirqadhaadh, Ehelkii, Qaraabadii iyo Shacabka Somaliland ee Marxuumku Ka Baxay.   Aw Jaamac  Raximahulaah Wuu Soo Qabtay Ra’iisul […]

Posted in Uncategorized | Read More »

W. ku xigeenka Maaliyadda; “Maanta laga bilaabo shaqaalaha dowladda mushaarkoodu joogto ayuu noqonayaa”

Muqdisho July 14,2015(SDN/QJ)-Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Maaliyadda XFS Maxamud Xayir Ibraahim iyo Xisaabiyaha Guud ee Qaranka Axmed Yuusuf Muumin (Siraaji) ayaa booqday Bangiga Dhexe  oo maanta ay ka socotay bixinta mushaaraadkii shaqaalaha dowladda, waxayna kormeer ku soo sameeyeen qaaybaha kala duwan ee Bangiga. Shaqaalaha dowladda ayaa safaf dhaadheer ugu jiray qaadashada mushaarka, si ay ula […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hiil-Dhaqmeed

10/07/15 Magaalada Hargeysa Ayaaa si Weyn loogu Soo Dhaweeyey Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir  Suldaan Cabdilaahi iyo Abwaan Cabdiwaaxid Cali Gamadiid oo Suldaanku Mudooyinkii u Dambeeyey u Joogay Puntland Sii Deynta Abwaanka oo Ku Xidhnaa.    Suldaanka ayaa Uga Horeyn u Mahad Naqay Xukuumadda Puntland iyo Hoggaan-Dhaqmeedkooda, Sidii Fiicneyd ee ay Ugu Soo Dhaweeyeen Muddadii uu […]

Posted in Uncategorized | Read More »