Home » 5:19 pm
Entries posted on “July, 2015”
Nairobi,15july,2015(QJ/SDN)-Manoah Esipisu, Afhayeenka Madaxtooyada Kenya, ayaa ku dhawaaqay inay hakin doonaan diyaaradaha kaga yimaada Somaliya, maalmaha uu Madaxweynaha Mareykanka ku sugan yahay Magaalada Nairobi. Afhayeenka, ayaa tilmaamay in duulimaadyadaasi loo hakin doono baqdin laga qabo xagga ammaanka, isla-markaana ay xayiraadu qaadan doonto maalmo, sida uu yiri. Afhayeenka oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada Nairobi, ayaa carab […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Baladweyne,1t5july,2015(QJ/SDN)-Iyadoo maalmo kooban uun ay naga xigaan munaasabada dabaal-dega maalinta ciiddu-fidriga ayaa siweyn looga dareemayaan suuqyada waaweyn ee magaalada Beledweyne diyaar-garoow xoogan oo ay dadweynuhu ugu jiraan siddii ay uga qeyb-qaadan lahaayeen fantisyaha iyo farxada maalintaa qiimaha badan. Dad u badan haween iyo caruur ayaa la arkayaa iyaga oo mashquul ku ah goobaha ganacsiga ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Sanca,15july,2015(QJ/SDN)-Ugu yaraan 142-qof oo rayid ah ayaa lagu dilay dalka Yemen 10-kii maalmood ee lasoo dhaafay, iyadoo warbixin ay soo saartay QM lagu xusay in Saddexdii bilood ee lasoo dhaafay lagu dilay Yemen dad tiradoodu gaarayso 1,670-qof. Weerarrada cirka ah ee ay dalka Yemen ka geysanayaan diyaaradaha dagaalka ee Xulufada uu horkacayo dalka Sucuudiga […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Laascaanood,15july,2015(QJ/SDN)-In ka badan 300 oo Agoonta lagu xannaaneeyo xerada Agoonta ee Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool ka mid ah ayaa loo Qaybiyay dhar si ay uga Qayb-qaataan maalinta Ciid Al-fidriga ee foodda nagu soo haysa. Munaasabadda ayaa waxaa ugu horreyn ka hadlay Maamulaha xarunta Agoonta Degmada Laascaanood, Sh. Jaamac Xasan Maxamed oo faahfaahin ka bixiyay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi July 15, 2015(QJ/SDN) – United States President Barack Obama should use his upcoming trip to Kenya to raise critical human rights issues with high-level officials, a group of Kenyan and international human rights organizations said in a letter sent today. The 17 organizations are concerned that the government of President Uhuru Kenyatta is undermining […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi,15july,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Mareykanka, Barack H. Obama oo la filayo inuu dhawaan booqasho ku tago dalka Kenya oo uu aabbihiis kasoo jeedo ayaa laga dalbaday in booqashadiisa uu saldhig uga dhigo sidii loo xoojin lahaa Xuquuqda Aadanaha Kenya, sida ay ku sheegeen Qoraal ay soo saareen maanta hay’adaha u dooda xuquuqda aadanaha Kenya iyo kuwo caalami ah. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Baydhabo.15july,2015(QJ/SDN)Ugu yaraan Lix Qof ayaa ku dhintay Dagaal culus oo duleedka degmada Baydhabo ee Goboka Bay ku Dhex-maray Ciidamada Xoogga Somalia iyo Xoogagga Taabacsan Al-shabaab. Dagaalkan oo shalay ka dhacay deegaan lagu magacaabo Kulmis oo ku yaalla meel ku dhow degmada Baydhabo ayaa waxaa dadka ku dhintay la sheegay inay iskugu jireen labada dhinac ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi July 15, 2015(QJ/SDN) – United States President Barack Obama should use his upcoming trip to Kenya to raise critical human rights issues with high-level officials, a group of Kenyan and international human rights organizations said in a letter sent today. The 17 organizations are concerned that the government of President Uhuru Kenyatta is undermining […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Bujunbura:Jully,15,2015(SDN/QJ)-Midowga Afrika, ayaa xallinta khilaafka ka taagan Dalka Burundi u xilsaaray Madaxweynaha dalka Ugandha Yuweri Musafeni, waxana uu kulamo kala duwan la yeeshay madaxweynaha iyo mucaaridka. Booqashada Musafeni ayaa qeyb ka ah dadaalka ay dalalka bariga Afrika ugu jiraan xalinta xiisada siyaasadeed ee ka taagan wadankaasi. Musafeni ayaa ugu baaqay dhinacyada siyaasada isku haya in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
HargeysaJuly15-2015(QJ/SDN)- Alle ha u naxariistee waxaa cusbitaal ku yaala dalka Turkiga ku geeriyooday la taliyihii arrimaha bariga ee Madaxweyne Siilaanyo, fu’aad Aadan Cadde.Marxuumka ayaa dhakhtarka Turkiga loo geeyay dhaawac ka soo gaadhay Gaadhi Madaxtooyada Somaliland ku jiidhay, halkaasi oo jabniin kaga soo gaadhay Lugta. Madaxweynaha Somaliland ayaa qaybaha kala duwan ee shacbiga ka tacsiyeeyay […]
Posted in Uncategorized | Read More »