Home » 2:11 am
Entries posted on “July, 2015”
Tokyo 16.July 2015 (SDN/QJ)- Haweenayda uu qabo Ra’iisul wasaaraha dalka Japan ayaa sheegtay inay doonayso inay shini ku dhaqato gudaha aqalka madaxtooyada. Haweenayda ayaa intaa ku dartay inay aad u jeceshahay dhaqashada shinida iyo waliba malabka Haweenaydan oo lagu magacaabo Akie Abe ayaa doonayso in shini gaadhaysa 10.000 ay ugu horayntii abuurto Shinidan ayaa la […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Addis Ababa 16.July 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya kula kulmay reysul wasaaraha Sweden Kjell Stefan Löfvén oo ka mid ah madaxda ka qeyb qaadaneysa shirweynaha caalamiga ee maalgashiga iyo horumarinta. Madaxweynaha iyo reysul wasaaraha ayaa kulanka ay yeesheen uga wadahadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 16.July 2015 (SDN/QJ)- Waxaanu Dhegaystayaal halkan Idiinku soo Gudbinaynaa Muxaadiradii u danbaysay ee Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun uu Xalay ku qabtay Masjidka Cali Mataan ee Magaalada Hargaysa taas oo Halku Dhegeedu ahaa Hanka Sareeya. GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO MUXAADIRADAN [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Hankaaguhasareeyo.mp3″]
Posted in Uncategorized | Read More »
Taariikhda Islaamka:boqorkii 11aad ee Boqoradii Umawiyiinta : Waxa la odhan jiray waliid binu yasiid, waxa lagu naanaysi jiray abul cabaas waxa uu xulunka hayay sanad iyo labo bilood hooyadii waxa la odhan jiray uma bintu maxamed, xukunka waxa uu qabtay dhimashadii adeerkii waxa lagu xasuusta in uu baneeyay waxkastoo xaarama waxa uu ku dhaqmay waxyaabo […]
Posted in Sports | Read More »
Hargeysa,15july,2015(QJ/SDN)-Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Somaliland,ayaa si kulul u weeraray Suldaanka guud ee beelaha Somaliland,Suldaan Maxamed Suldaan Cabdi qaadir,oo uu sheegay inuu meel kaga dhacay qaranimadda Somaliland. Suldaanka oo qoraal kooban ku baahiyay bartiisa Xidhiidhka Bulshadda Ee FACEBOOK-ga,ayaa sheegay in Suldaanku aanu xattaa is-taahilin in loo jawaabo,oo aanu hadalkiisu qiimo lahayn. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho.15july,2015(QJ/SDN)-Wasiirka Gaashaandhigga Somalia, Jen. C/qaadir Sh. Cali Diini ayaa maanta kormeer ku tagey xarumo dhowr ah oo leeyihiin Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya, waxaana uu halkaas kula hadlay Ciidankii joogay, iyadoo uu kormeerka ku weheliyey Taliyaha Ciidamadda Xoogga dalka S/G Daahir Aaden Cilmi iyo xubno ka socday madaxtooyada dalka. Wasiirka ayaa booqday xarunta tababarka Ciidanka ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 15.July 2015 (SDN/QJ)- Siyaasiyiin Xilal Muhiim ah ka hayay Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa shaaca ka qaaday inay Iska Casileen Xubin-nimadii iyo ka sii Mid ahaanshaha Xisbiga Waddani kadib Markii ay Saluugeen Hanaanka Maamul ee Xisbiga. Masuuliyiintan oo kala ah xoghayaha qorsheynta Cabdirashiid Riyo-raac, xoghayahay arrimaha gudaha Mustafe Qodax iyo guddoomiyihii dhalinyarada xisbiga […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Yaxye Maxamuud Xaashi, waa wiilkan yar ee aad u jeedaan xaaladdiisa, yaxye dhakhaatiirtu waxa ay sheegtay in aan xaaladdiisa dalka waxba lagaga qaban karin, Haddaba walaal fadlan wixii aad ku caawin karto yaxye oo kasoo jeeda qoys sabool ah oo reer baadiye ah Ugu dir Account-yadan: Dahabshiil Account: 2350 ZAAD Merchant: 406655 eDahab: 0659974545
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,15july,2105(QJ/SDN)- Tartankii koobka bisha barakaysan ee Ramadan ka socday Garoonka Xawaadle ayaa waxa soo gunaanaday wasiirka wasaarada Madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan Iyo Masuuliyiin kale oo doora. Halkan ka daawo:
Posted in Uncategorized | Read More »
Garowe,15july,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 15-7-2015 digreeto uu soo saaray sumadeeduna tahay Ref-MW/DPS/517/2015 cafis u fidiyey fadliga bisha barakaysan ee Ramadaan awgeed 127-maxbuus oo ku kala xiran xabsiyada Puntland, Wareegtadaan oo soo baxday saaka ayaa waxaa si rasmi ah loogu gudbiyey Xeer ilaaliyaha guud ee maamulka Puntland […]
Posted in Uncategorized | Read More »